OPM Somalia 🇸🇴 (@SomaliPM) header
OPM Somalia 🇸🇴 (@SomaliPM) profile picture

Official @X account of the Prime Minister of the Federal Republic of Somalia.

Mogadishu, Somalia
Joined February 2013
Photo by OPM Somalia 🇸🇴 (@SomaliPM)Photo by OPM Somalia 🇸🇴 (@SomaliPM)Photo by OPM Somalia 🇸🇴 (@SomaliPM)Photo by OPM Somalia 🇸🇴 (@SomaliPM)Photo by OPM Somalia 🇸🇴 (@SomaliPM)Photo by OPM Somalia 🇸🇴 (@SomaliPM)Photo by OPM Somalia 🇸🇴 (@SomaliPM)Photo by OPM Somalia 🇸🇴 (@SomaliPM)Photo by OPM Somalia 🇸🇴 (@SomaliPM)Photo by OPM Somalia 🇸🇴 (@SomaliPM)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan macallimiinta Soomaaliyeed, munaasabadda 21-ka Nofeembar oo ku beegan Maalinta Macallinka.
3
10
34
21,621
Golaha Wasiirrada XJFS, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa si weyn uga dooday, go’aannana kasoo saaray weerarka qaawan ee dowladda Isu-tagga Imaaraatka Carabta ay ku hayso Qaranimadda, Madax-bannaanida iyo Amniga Soomaaliya.
9
15
1
110
9,578
Golaha Wasiirrada XFS oo kulmay ayaa go’aanno kasoo saaray weerarka qaawan Imaaraatka ay ku hayso Qaranimadda, Madax-bannaanida iyo Amniga Soomaaliya.
15
31
3
137
24,289
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ka qeyb-galay munaasabadda Xuska Maalinta Istaatiistikada Afrika 2026 (African Statistics Day).
5
5
1
44
22,340
Golaha Wasiirrada ayaa ansixiyay mas’uuliyiinta hoos ku xusan. 1- Mudane Dr Cabdirisaaq Xirsi Xasan – Maareeyaha Hay’adda Daawada iyo Agabka Caafimaadka 2- Mudane Dr Faarax Maxamed Sharaawe – Maareeye Ku-xigeenka Hay’adda Daawada iyo Agabka Caafimaadka
1
10
6,235
Golaha Wasiiradda ayaa ansixiyay magacaabista mas’uuliyiin sarsare. 1.Mudane Faysal Maxamed Xaashi – Agaasimaha Guud ee Hay’adda Dakhliga Qaranka ee XFS 2.Mudane Khadar Maxamuud Xareed – Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ee XFS
4
4
1
30
10,239
Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabadda caleema-saarka hoggaamiyaha cusub ee dowlad-goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen iyo ku-xigeenkiisa Mudane Cabdifataax Xasan Afrax oo maanta ka qabsoontay magaalada Jowhar.
3
13
5,338
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐁𝐚𝐫𝐫𝐞 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐝𝐚𝐠𝐚𝐲 𝐉𝐨𝐰𝐡𝐚𝐫 𝐢𝐬𝐚𝐠𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲𝐚 𝐜𝐚𝐥𝐞𝐞𝐦𝐨-𝐬𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐡𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐇𝐢𝐫𝐬𝐡𝐚𝐛𝐞𝐞𝐥𝐥𝐞
2
13
4,921
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐂𝐮𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧
4
15
5,331
Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabadda caleema-saarka hoggaamiyaha cusub ee Galmudug Mudane Liibaan Axmed Xasan iyo ku-xigeenkiisa Mudane Cabdiwali Ibraahim Garyare, oo maanta ka qabsoontay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.
1
4
21
4,312
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasime ku-xigeenka Xarunta Adeegyada Mideysan (Halmeel).
5
27
7,735
Laga bilaabo maanta oo ay ku taariikhdu tahay 04/11/2026, waxaa xilka laga qaaday Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Saciid Maxamed Maxamuud iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dekedaha iyo iyo Gaadiidka Badda Fartuun Cabdiqaadir Faarax.
6
3
19
20,256
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey kulankii ugu horreeyey ee Guddiga Qaran ee Tallaalka iyo Ciribtirka Cudurka Dabaysha (SIPE), tan iyo markii si rasmi ah loo aasaasay guddiga.
1
9
2,523
Mudane Cabdiraxmaan Xuseen Ibraahim ayaa loo magacaabay Agaasimaha Golaha Wasiirrada XFS. Magacaabistan ayaa timid kadib markii la arkay baahida loo qabo in la magacaabo Agaasimaha Golaha Wasiirrada ee Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha .
1
4
27
5,691
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan gaar ah, ayaa looga hadlay looga hadlay Qoondeynta Miisaaniyadda Sannadlaha ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ee 2027.
6
28
10,467
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Ferhat Alkan, waxa ayna ka wada hadleen xoojinta xiriirka iskaashi ee ka dhexeeya labada dal.
2
11
1
27
10,823
OPM Somalia 🇸🇴 retweeted
Waxaan maanta kulan la yeeshay Safiirka cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, Mudane László Eduárd Máthé, oo aan ka wada hadalnay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Midowga Yurub. Waxaan uga mahadceliyaa Midowga Yurub taageerada joogtada ah ee uu la garab taagan yahay dalkeenna, gaar ahaan dhinacyada dowlad-dhiska, amniga, horumarinta dhaqaalaha iyo adeegyada bulshada.
7
10
44
15,292
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah u daah-furay dib-u-soo celinta Nidaamka Caalamiga ah ee Tigidhada Diyaaradaha ee IATA-BSP, kaas oo Soomaaliya ay dib u hanatay 35 sano kaddib.
11
22
4
98
18,311
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS.
7
11
2
54
43,783
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa ay soo dhoweynaysaa jadwalka uu shaaciyey Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, ee ku saabsan qabashada doorashooyinka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynaha JFS.
3
14
1
30
16,187