Wacyi gelin dhalinyarada ugaar ah
1•If you woke up without a goal, go back to sleep.
إذا استيقظتَ دون هدف، فعد إلى النوم.
Hadii aad hurdada kasoo toosto subaxdii adigoo aan lahayn wax hadaf ah ama qorshe ah oo aad fulintiisa ama gaadhistiisa beegsanayso, hurdada ayaa laguu qaatay ee ku noqo hurdadii aad huruday.
Noloshu waxay macna yeelaata markaad hadaf leedahay,hadaf maalinle ah mid todobaadle ah bil bille ah mid sanad le ah mid shan sano ah mid 10 sano sano ah iyo midka Kama danbaysta ah ee aad rabto in gaadho ee noloshaada dhan aad ku noolaanayso.
FG:aduunyadu yaysan kula tagin ee ahdaaftaada ku darso cibaadada iyo wax udhigashada sanduuqa aakhiro.
2•Think like the person you want to become.
فكِّر بعقلية الشخص الذي تريد أن تصبحه.
ufikir sidii qof gaadhayba meesha uu ku haminayo in uu gaadho, ufikir sidii in aabad noqotay qofka aad ku haminayso in aad noqoto mustaqbalka .
Halganka iyo dadaalka aad ugalayo hadafka aad nolosha ka leedahay wuu Kuu noqon mid dhadhan macaan oo aan caajis lahayn hadii aad ufikirto sidii qof gaadhayba meesha uu beegsanaayay.
3•If you hang out with nine loser! you'll become the tenth. إذا صاحبتَ تسعة فاشلين، فستصبح العاشر.
Hadii aad la xidhato 9 nolosha ku guul daraystay Waxaa hubaal ah in aad adigu noqon midka tobnaad ee guuldaraystay.
Dadka aad la saaxiibi ama kugu xeeran waxay saamayn wayn ku leeyihiin noloshaada , qaabka aad ufikiri iyo qaabka aad udhaqmi intaba ,
Sidaa awgeed raadso oo la saaxiib asxaab, Afkaar waawayn iyo hami sare leh .
Hadii aad la rafiiqdo qaar hamigoodu yahay meel hoose Waxaa hubaal ah in caqligaaga , hamigaaga iyo fikirkaaguba uu meel hoose noqon .
Waayo maskaxda aadamaha Waxaa saamayn toos ah ku leh hadba waxa ugu badan ee dheguhu maqlayaan ee maskaxdaada ku dhacaya.
La saaxiib dad ugu yaraan aad fikir waxtar leh ka faaiidayso oo la joogooda aad khibrad nololeed iyo mid diineedba ka dhaxli karto.
Ha la saaxiibin kuwa la joogooda aad barri ka maalin ka shalayso oo noloshaada dib udhiga.
Haku raacin saaxiibkaa dhaqaale ama mansab ee ku raac, musaqafnimo, wacyi sare, diin ,mufakirnimo iyo dun wanaag.
Guul dhalinyarada DDS iyo guud ahaan dhalinyarada soomaaliyeed wiilal iyo gabdhaba.
3
373
የላሊበላና የአክሱም በላይነት ለማስመለስ በጠመንጃ እና በመሳሪያ አልቻላችሁም እንዴት ነው በሙዚቃና በዘፈን ምትችሉት?
የቴድሮስ ካሳሁን (የቴዲ አፍሮ ) አስራ ስምንት ዘፈኖች ተመለከትኩ፣የአስራ ሰባት ዘፈኖችን ዓላማ ተረድቻለሁ። አንዱን አልገባኝም ምክንያቱም በጉራጌ ቋንቋ ስለነበር። እንዲሁም የአንዳንድ ሰዎችን ስለ ቴዲ አልበም አስተያየታቸውም አይቻለሁ።
እኔ የተረዳሁት ብቸኛው ነገር ፣ ልክ እንደኛ ለብዙ አመታት በጭቆና ስር የኖርን ህዝቦች ፣ የአሁኑን ስልጣን ላይ ያለው የአገሪቱን መንግሥት ለማስጠበቅ መታገል እንዳለብን ተገነዘብኩ።
ጨቋኙ እንባ ሲያፈስ ስታዩ፣ ፍትህ መመለሱን የሚያሳይ ተጨባጭ ማስረጃ ነው።
እኔ ሶማሌ ነኝ፣ ከአሁን በፊት ማለቴ በዶ/ር አብይ አህመድ የሚመራው መንግሥት በፊት በዚህች አገር እንዲህ አይነት ኩራት ተሰምቶኝ አያውቅም።
በአገሪቱ ውስጥ የተጀመረውን ማህበራዊ ፍትህ ለማስጠበቅ ዝግጁ ነን። በአቢይ አህመድ የሚመራውን ለውጥ ለማስጠበቅ የምንችለውን ሁሉ እናደርጋለን፣ ሕይወታችንንም ጭምር እንሰጣለን።
ኢትዮጵያ ለላሊበላና ለአክሱም ብቻ ሳይሆን ለሁላችንም ነች::
ለላሊበላና ለአክሱም ብቻ ናት ብለው የሚያለቅሱ ካሉ፣ በሶፍት እንረዳቸዋለን።
አብዲሰላም ሼክ ሀሰን ሁሴን
@PMEthiopia
@RedwanHussien
@ShimelisAbdisa
136
Abdisalam retweeted
Raga Aragtida siyaasada Mawqifka Ku aroorta la saaxiibka ah ee leefleefka aqoon
Nin Mabda’ Ku Shaqeeya Oo Mabda’ Ku Socda Oo Wuxuu Aaminsanyahay Ku Adag,
Feejignaanta hala badiyo,
#awdaldefenceforce #ADF
#Awdalfirst
🤖 Made with AI
Abdisalam retweeted
Garaa-garummaa siyaasaa dhiphisanii nagaya buusuuf garaa badhinni kana caale hinjiru. Ilmaan Oromoo dhuguma quuqama sabaa qaban waamicha kana garamaan fudhatanii nagayaan qe’ee isaaniitti deebi’uu qaban. Wal ajjeesuun ilmaan Oromoo hafuu qaba.
#TikTok vt.tiktok.com/ZSHMUeN9t/
Abdisalam retweeted
''አብዲም ሆነ መሮ ስለሰላም ጉዳይ ከኔ ጋር ለመነጋገር ከፈለጉ እዚያው እነሱ ያሉበት ድረስ ሄጄ ለመነጋገር ዝግጁ ነኝ'' ሲሉ የኦሮሚያ ክልል ፕሬዚዳንት በይፋ ተነግረዋል። አያይዘውም ''ኦሮሚያ ማድረግ የምትችለውን ሁሉ አድርገን ወደ ሰላማዊ ሕይወት የሚመለሱትን ሁሉ ተቀብለን ለማስተናገድ ዝግጁ ነን'' ሲሉ ገልፀዋል። መንግሥት በክልሉ ሰላምን ለማስፈን መሄድ የሚገባውን ያህል ርቀት ሄዶአል። ፕሬዚዳንቱ እንዳሉትም አሁን ጠመንጃ አስነግቦ ሕዝባችን በሰላም እጦት እንዲሰቃይ የሚያደርስ ነገር የለም። በሰላማዊ መንገድ መታገል ሲቻል ጠመንጃ ማንሳት የሕዝብን ፍላጎት መሠረት የፓለቲካ አካሄድ አይሆንም። ማንኛውንም አጀንዳ በሰላም ማራመድ እየተቻለ፣ ማንኛውንም የፖለቲካ አማራጭ በሕዝብ ፍላጎት ላይ ተመሥርቶ መተግበር እየተቻለ በጠመንጃ አፈሙዝ የፈለጉትን ለማሟላት የሚደረግ እንቅስቃሴ ከፀረ ሕዝብነት ተለይቶ አይታይም። በመሆኑም ለሕዝቤ እቆረቆራለሁ የሚል ሁሉ የክልሉ መንግሥት ያቀረበውን የሰላም ጥሪ በመቀበል ያነሳውን ጠመንጃ ማስቀመጥ አለበት፤ ለመገዳደል የሚባክነውን አቅምና ሀብት ለሀገር ልማት ማዋል አለብን።
Ethiopia miyaa heshiis la gali rabta Somililand?
Ma MOU gii hore ayaa boodhka laga jafay?
Ma Ethiopia ayaa ictiraaf siinaysa somaliland ? MAYA waa been .
Waxaas oo dhan Waa khiyaaligii SNM wax ka jirana ma laha.
1
3
202
Hadii aad taariku salaad tahay waxaad kasii liidata ibliis. ibliis Waxaa la amray in uu aadan u sujuudo wuuna diiday lkn ma uu diidin in uu ilaahay usujuudo lkn adigu waxaad diiday in aad kii ku abuuray u sujuudo!! Salaadka ha dhayalsan intaad nooshahay.
2
121
Abdisalam retweeted
አሰብ ጠረፉ ላይ ካልተሠራ ቤቴ፣
ልጅም አልወለድሽም መኻን ነሽ እናቴ፤
አለ ይህ ጀግና ወጣት የኢትዮጵያ ወታደር ቀይ ባሕር እየሸተተው።
Check out MISBAH AHMEDIN's video! #TikTok vt.tiktok.com/ZSmFWPmow/
Abiye xaaji Axmad cali oo maanta si kama danbays ah godka ugu hubsaday SNM isla markaana damacii koofiyad yarta mayd garaacay. Abiye haka shikin marnaba.
❤️ Abiye Ahmed Ali ❤️
1
245
Abdisalam retweeted
Replying to @addisstandard
likely there will huge civil war in djibouti, Dictator @IsmailOguelleh's tribe has marginalized everyone else like Afars &other somali tribes like Gadabursi who have huge population in Djibouti but being marginalized in of politics.
@IsmailOguelleh attacked Gadabursi in Awdal(so)
Fiqi wixiisu Waa xaasidnimo uun intaa ma dhaafsanaa.
Wuxuuba halis ku noqday siyaasada dawlada uu ka tirsan yahay .
Waxaan rajaynayaa in falka uu maanta ku kacay ay noqon doonto mid soo afjara xilka uu dawlada ka hayo.
“If we’re not at the table, we’re on the menu”
In xataa kuwa ugu liita idin damcaan waxaa sababay Waa fahaaraha siyaaasadeed oo aad ka maqan tihiin, Waa sii daba joogida iyo u adeegida reer kula mid ah mudo 34 sano ah .!
Yaabku se waxa uu ka taagan yahay ayaa ah wali waxaa inagu jira kuwa usii xiisa qaba 34 sanoo kale oo bahdil ah .!!!
Ka mid noqo midawga kacdoonka Awdal
si aad jiritaankaaga iyo aayahaaga udifaacato.
Abdisalam retweeted
ከክቡር የኢፌዴሪ ፕሬዚዳንት ታዬ አፅቀ ሥላሴ ጋር አህመዲይ መስጂድን (እርግበር) ጎብኝተናል።
ሕዝብን ማጋጨት ዓላማቸው በሆኑ አካላት የተጎዳውን መስጂድ ሕዝብን ማስተሣሠር ዓላማቸው የሆኑ ወገኖች መልሰው ገንብተውታል።
ሁላችንም ደኅና ካልሆን በተናጠል ደኅና ልንሆን አንችልም።ስለዚህም እኛ ደኅና እንድንሆን የሌሎችን ደኅንነት ማረጋገጥ ይገባናል።












