Amb Mohamed Ali Nur (Americo) (@AmbAmerico) header
Amb Mohamed Ali Nur (Americo) (@AmbAmerico) profile picture

Director General @mportauthority . Founder & former CEO of @yasminforAll Presidential Candidate of Somalia in 2017. Former Somali Ambasador to Kenya 2007-2015.

Somalia
Joined February 2013
Photo by Amb Mohamed Ali Nur (Americo) (@AmbAmerico)Photo by Amb Mohamed Ali Nur (Americo) (@AmbAmerico)Photo by Amb Mohamed Ali Nur (Americo) (@AmbAmerico)Photo by Amb Mohamed Ali Nur (Americo) (@AmbAmerico)Photo by Amb Mohamed Ali Nur (Americo) (@AmbAmerico)Photo by Amb Mohamed Ali Nur (Americo) (@AmbAmerico)Photo by Amb Mohamed Ali Nur (Americo) (@AmbAmerico)Photo by Amb Mohamed Ali Nur (Americo) (@AmbAmerico)Photo by Amb Mohamed Ali Nur (Americo) (@AmbAmerico)
I am honored to participate @PMAESAHQ ports and maritime investment forum in #Tanzania. @MPortAuthority
1
4
16
1,322
Waxbarashadu waa furaha mustaqbalka! @YasminForAll waxaa naga go’an inaan carruurta Soomaaliyeed, gaar ahaan agoonta iyo kuwa danyarta ah, siino waxbarasho tayo leh oo lacag la’aan ah. Ilmo kasta wuxuu mudan yahay fursad waxbarasho iyo mustaqbal ifaya. Aan wadajir u maalgelinno mustaqbalka caruurteena.
3
13
4
64
3,967
Sharaf ayay ii ahayd inaan ka qayb galo Madasha GSEF 2026, halkaas oo aan ku soo bandhigay fursadaha ganacsi iyo maalgashi ee Soomaaliya uga furmay xubinnimada EAC, iyo qorshaha deked cusub oo casri ah oo laga hirgelinayo Muqdisho. Dekeddani waxay xoojin doontaa ganacsiga, isku-xirka gobolka iyo kobaca dhaqaalaha. Waxaan ugu baaqayaa ganacsatada iyo maalgashadayaasha inay maanta maalgashadaan, ka qayb qaataan horumarinta kaabeyaasha ganacsiga, lana yeeshaan dowladda iskaashi dhab ah. Horumarka Soomaaliya waa masuuliyad iyo fursad inaga wada dhexeysa. Aan fursadaha u beddelno maalgashi, maalgashigana horumar muuqda!
1
6
2
40
2,891
Maanta waxaan shahaadooyin guddoonsiinnay ardayda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed iyo shaqaalaha Dekedda Muqdisho oo dhammaystay tababar saddex bilood socday. Waxaa naga go’an inaan dhisno deked casri ah oo ku dhisan aqoon, xirfad iyo hufnaan. @MPortAuthority Aqoonta maanta waa horumarka berri!
1
9
2
56
3,408
Anigoo ay i wehliyaan Maareeye Ku xigeennada Dekedda Muqdisho, waxaan soo dhoweynay Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya, Danjire Osman Dubad, iyo wafdi uu hoggaaminayay. Waxaan ka wada hadalnay xoojinta iskaashiga labada dekedood iyo dib u bilaabidda adeegga maraabkiitii isku xiri jiray Muqdisho iyo Jabuuti, kaas oo hakaday. Waxaa naga go’an inaan Dekedda Muqdisho ka dhigno xarun istaraatiiji ah oo horseed u noqota ganacsiga, isku xirnaanta gobolka iyo kobaca dhaqaalaha Soomaaliya. Himiladeennu waa inaan xiriirka walaaltinimo ee labada dal u beddelno iskaashi wax ku ool ah oo kobciya ganacsiga, horumariya dekedaha, isla markaana xoojiya dhaqaalaha iyo isku xirnaanta gobolka. @DjiboutiEmbSO @MPortAuthority #Somalia #Djibouti
5
3
33
3,157
Waxaa farxad ii ahayd inaan dib ula kulmo walaalkey Jeilani M. Hussein, milkiilaha Harqaanka Afro1. Waxaan aaminsanahay in horumarka dalkeennu ka bilaabmo taageeridda ganacsiyada maxalliga ah. Aan ficil ku taageerno ganacsatada Soomaaliyeed. Aan booqanno, taageerno, kuna dhiirrigelinno walaalkeen Jeilani dadaalka uu bulshada u hayo. Ganacsiga Soomaaliyeed oo kobcaa waa dhaqaalaha Soomaaliya oo kobcay. 📍 Afro1, Via Roma, Muqdisho. 🇸🇴
5
2
33
2,047
Xamarweyne waa xaafad taariikh fac weyn leh, hoyga dhaqanka, ganacsiga iyo ilbaxnimada Soomaaliyeed. Xamarweyne waa taariikh nool, waana dhaxal ay tahay inaan wadajir u ilaalinno! @MohamudUtaama #Xamarweyne #Muqdisho #Soomaaliya #Taariikh #Dhaqan
2
7
4
40
2,640
16-ka Oktoobar | Maalinta Cuntada Adduunka Sugnaanta cuntadu waa tiir u ah horumarka Soomaaliya. Dekedda Muqdisho waxaa naga go’an inaan xoojino dhoofinta wax soo saarka beeraha iyo sahayda cuntada. Waxaan ugu baaqayaa beeraleyda iyo ganacsatada iskaashi dhab ah oo horseeda natiijooyin muuqda. @MPortAuthority
1
735
Waxaa farxad weyn ii ah inaan caawa ka qayb galo bandhigga Suuqa Xamarweyne, anigoo garab istaagaayo ganacsatada yaryar iyo dadaalkooda ku aaddan kobcinta ganacsiga iyo dhaqaalaha Soomaaliyeed. Waxaan aaminsanahay in taageeridda ganacsatada yaryar ay door muhiim ah ka qaadato abuurista fursado dhaqaale iyo horumarinta bulshada.
3
6
2
58
3,575
WORLD MENTAL HEALTH DAY 2026 Waxaa sharaf iyo farxad ii ah inaan ka qaybgalay xuska Maalinta Caafimaadka Maskaxda Adduunka ee 10-ka Oktoobar, anigoo la dabaaldegay Nafis counselling and Therapy Center. Waxaan si gaar ah u bogaadinayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ee aqoontooda dalkooda dib ugu soo celiyey, iskuna xilqaamay horumarinta caafimaadka maskaxda iyo wacyigelinta bulshada. Dhallinyarada noocan ah waa rajada iyo mustaqbalka dalkeenna #Somalia #WorldMentalHealthDay2026 #NafisCounselling #MentalHealthMatters
1
6
1
40
1,981
Dalkaygow, dushaadu waa barwaaqo, dabayshaaduna waa udgoon tahay! Dalkeenna annagaa dhiseyna, annagaa horumarinayna, annagaa mustaqbalkiisa ka mas’uul ah. Ilaahay Soomaaliya ha ka dhigo dal nabad, midnimo iyo barwaaqo ku waaraya.
3
11
3
81
3,631
Waxaan bogaadinayaa shaqaalaha Dekedda Muqdisho dadaalkooda iyo shaqada wanaagsan ee ay qaranka u hayaan. Ballanteennu waa shaqo hufan, isla xisaabtan iyo natiijo muuqata @MPortAuthority .
5
4
2
47
2,244
Hambalyo Maalinta Calanka Soomaaliyeed! Waxaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa Maalinta Calankeenna Qaranka ee 12-ka Oktoobar. Calankeenna waa astaanta midnimadeenna, madax bannaanideenna iyo sharafteenna. Aan u midowno ilaalinta calankeenna, nabadda iyo horumarka dalkeenna. Calankeenna waa sharafteenna! #Somalia
4
1
32
1,559
Amb Mohamed Ali Nur (Americo) retweeted
Akkon Vessel Makes Its 8th Call at Mogadishu Port. A strong sign of continued commitment to Somalia’s maritime sector. Akkon Vessel arrives at the Port of Mogadishu for the eighth time, reinforcing its growing presence and contribution to international trade connectivity. 1/2
1
4
1
7
568
Hambalyo Kooxda Kubadda Koleyga ee Dekedaha oo ku guuleysatay Koobka Jeneral Daauud! Mahadcelin gaar ah ciyaartoyda, tababarayaasha iyo taageerayaasha oo muujiyay dadaal, karti, isku duubni iyo garab istaag. Guushiinnu waa sharaf u soo hoyatay bahda Dekedaha! @MPortAuthority
3
1
24
3,141
Maanta waxaan ka qeybgalay barnaamij ku saabsanaa hoggaaminta, anshaxa shaqada iyo fursadaha shaqo ee dhallinyarada Soomaaliyeed. Waxaan adkeeyay muhiimadda dhiirrigelinta dhallinyarada, kobcinta aqoontooda iyo xirfadahooda, iyo abuurista fursado shaqo. Dhallinyaradu waa laf-dhabarta horumarka Soomaaliya. Waa inay naftooda aaminaan, aqoontooda kobciyaan, fursad kastana ka faa’iidaystaan. Isbeddelku wuxuu ka bilaabmaa qorsheyn, tababar, hal-abuur iyo bulshada wax ku biirin, maadaama mustaqbalka dalku ku dhisan yahay ficilladooda maanta. @arkaanhub
3
9
3
62
4,579
Hambalyo Benaadir Business Expo oo si guul leh ku soo dhammaaday! Munaasabaddani waxay muujisay awoodda Banaadir ee kobcinta ganacsiga, hal abuurka, maalgashiga iyo shaqo abuurka. Guusha Benaadir waa guusha Soomaaliya!
7
11
2
97
7,784