
Waa bogga BBC News Somali Twitter. Kala soco wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo caalamka @BBCSomali ama https://nitter.cf/t.co/X5PE0T24tW
London, UK
Joined December 2008
- Tweets53.1K
- Following39
- Followers626K
- Likes241
Dagaalka Bariga Dhexe ayaa kordhiyay faa’idada ay heleen shirkadaha tamarta bbc.in/48r8okG
Mareykanka ayaa xatooyo ku soo eedeeyay labo qof oo Kenya u dhalatay bbc.in/4yOyLMc
Xatooyada lacagaha kirbto ayaa il dhaqaale oo weyn u ah dowladda Kuuriyada Waqooyi bbc.in/4jQmL9d
Kuwa internetka jabsada ayaa lacagaha ay xadaan kun jeer sii kala dira bbc.in/4eGR1zT
Sidee loo ilaalin kaaa lacagta digitaalka ee aad maalgashatay? bbc.in/4iP1ueY
Suuqa lacagaha digitalka ayaa qarka u saaran in la jabsado bbc.in/3UQNYhX
Tirada kiisaska la xaqiijiyay ee cudurka Ebola ee Congo oo kor u dhaaftay toban kun. bbc.in/47EaCNo
Tobanaan askari oo ciidanka Soomaaliya ah oo lagu dilay dagaal ay la galeen Al-Shabaab, sida ay askartu sheegeen. bbc.in/4iJ962E
Xabbad joojin ay ku heshiiyeen Ruushka iyo Yukrayn oo ka dhaqan gashay magaalada Oleshky. bbc.in/4jJbnMs
Xuutiyiintu oo u arka taageerada difaac ee Masar ay siiso Sacuudi Carabiya inay tahay "ku dhawaaqid dagaal". bbc.in/4etTCgw
Iiraan, Sacuudi Carabiya, Baakistaan iyo Turkiga oo heshiis gaaray. bbc.in/47Hcl4w
Baarlamaanka Masar ayaa oggolaaday in taageero milatari la siiyo Sacudiga bbc.in/4jI5XRH
Iran, Pakistan, Sacuudiga iyo Turkiga ayaa Tehran ku kulmaya bbc.in/4ijVGc7
Lula da Silva ayaa loo doortay madaxweynaha Brazil bbc.in/4kaYjiY
Weerarada Xuutiyina ayaa joojiyay 90 boqlkiiba duulimaadyada Riyaad bbc.in/47BjaEK
Katz : Israel ma qorsheyneyso in ay weerarto Iran ka hor dorashada bbc.in/4sIQWBP
Xagee ayey Iran ka heshaa qalabka ay diyaaradaha Drones-ka ku sameyso? bbc.in/3WofiEz
Faransiiska ayaa u diyaargaroobaya dibadbaxyo la xiriira qiimaha nolosha oo sare u kacay. bbc.in/4skv0fM
Taliyaha Ciidamada Iran: Uma oggolaan doono maraakiibta Mareykanka in ay markale soo galaan gacanka Beershiya bbc.in/4jyVZlF
















