Wasiir #Maareeye wuu shaqaystayπππ.
Dadka Somaliyeed ee 7ka ama Jamhuuriyadda ku abtirsada waa in ay ilaashadaan waddan kooda.
Laba card-layaasha AbiyπͺπΉ & Rutoπ°πͺ ay madaxweynayaasha u yihiin. Somalia πΈπ΄ loogama baahna.
Madaxweynahaagu waa HSM Jeclow ama Necbow.
Garrisa Mafia iyo kuwa Xadka πͺπΉ iyo π°πͺ ka soo gudbey ee 4.5 ka soo cidhiidhsaday, waan idiin sheegay in aad farta dhexda ka qanini doontaan.
Ahmed Macalin Fiqi wuxuu noqon doonaa I qarso.
Reer Muqdisho ma qoraan π°πͺ iyo πͺπΉ. Waa mulkiilayaasha πΈπ΄. Ha ku khaldamina.
Kuwa Garissa & DDS naga soo galay ee raba in ay siyaasad ku gaadhaan πͺπΉ & π°πͺ.
Yuweri Muzaveni wax ha idin siiyo.
Waa laga maarmay π°πͺ & πͺπΉ ka 4.5 system ka nagu soo galay.
Ninkii πΈπ΄ ku dhashay hadal baa noo furan. Kii kale se, inuu laabto ama edaab nagula noolaado ayaa u furan.
Uneexo retweeted
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan aan caadi ahayn ayaa ansixiyey Hindise-Sharciyeedka wax ka beddelka Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda iyo wax ka beddelka Xeerka Doorashooyinka Qaranka ee Lr.28 Nofeembar 2024.
War kala qabta wadaniyiintii N&Nππ€£.
π
πππππππ: πππππππππ πππ ππππππ!
Saaxiibkay hore Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, aaway wadaniyaddii iyo shisheeye nacaybkii muddo dheer astaanta siyaasadeed u ahayd?
Run ahaantii, lagama filaynin inuu si fudud uga guurayo mabaadiβdii siyaasadeed ee ay dad badan darteed ku taageereen. Dadka qaar waxay moodayeen inuusan sidaas mutuxan banaanka isku soo dhigaynin.
Taagero badan oo uu shacabka Soomaaliyeed ka helay Madaxweyne Farmaajo waxaa saldhig u ahaa diidmadii ka dhalatay π―πππππππππ π²ππππππ ππ 2011πππ. Waa nasiib darro in sanadka 2026, uu Madaxweyne Farmaajo soo dhaweeyo π°ππ£π’π π π₯πππππ ππ πππ¬π‘π’π’π¬π€π πππ¦π©ππ₯π, iyadoo Xasan lagu xumaynayo.
Wadaniyadda waa mabaadiβ ee maahan afkaar is rog-rogta oo hadba danta shakhsiga ah la jaanqaadda ama Aqalka Madaxtooyada logu soo hilmaamo
Hogaamiyaha siyaadada ku waara waa midka ilaashada taariikhdiisa suubban.
I told you these Wahhabi takfiris in Eastleigh are businessmen in sheikh attire.
See the advertisement; see the Wahhabi song.
The AmalVillage is an Ictisaam-led failed project that has been ongoing for yrs. They're seeking investment & trying to lure people with religious attire.
Uneexo retweeted
The National Independent Electoral and Boundaries Commission @NIEBCSomalia has extended the deadline for political associations to submit registration documents to 30 November 2026.
Associations seeking to contest the elections for both Houses of the Federal Parliament should submit and complete their documents within this period.
Garissa Mafia Takfiri Mufti:
"FGSβs and some regional states constitution contain kufr, whereas Puntlandβs constitution is halal and free of kufr."
The Garissa Mafia was humiliated in Lasanod, NE State. Firdhiye did not want to meet him; he then went to Said Deni.
Warbaahinta Kenya NIS ka mushar qaadata ee ay hor boodayaan dad aan xuduudka πΈπ΄ kuba dhalan ha ogaato kulanka Madaxweyne HSM & Yoweri Museveni inuu khuseeyo keliya ciidamada AUSSOM & kala guurka 2027.
Ma aha wax khuseeya Mucaarad iyo Muxaafid. Meesha Farmaajo ma joogo.
#DEGDEG: Ilo diblomaasiyadeed oo xog ogaal u ah kulankii Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa kusoo dhammaaday isfaham.
Madaxweyne Xasan ayaa aqbalay gogol uu garwadeen ka yahay Museveni oo la isugu keeno dhammaan kooxaha mucaaradka ah, wuxuuna ka tanaasulsy dhammaan ajandihiisii keli-doorasho. Madaxweyne Xasan Sheekh waxa uu codsaday in wadahadalka Soomaalidu ka dhaco magaalada Muqdisho.
Yoweri Museveni ayaa sida ay wararku tilmaamayaan aqbalay inuu usoo safro Muqdisho, waxaana la isla meel dhigay in la guda galo farsamada gogoshan.
Sida xoguhu tilmaamayaan Madaxweynaha waqtigiisii dhammaaday ayaa ku deddaalaya in wadaxaajoodka siyaasadeed iyo dib u heshiisnta dhinacyada dagaallamaya aan la isku xidhin.
Garissa Mafia Takfiri Mufti:
"FGSβs and some regional states constitution contain kufr, whereas Puntlandβs constitution is halal and free of kufr."
The Garissa Mafia was humiliated in Lasanod, NE State. Firdhiye did not want to meet him; he then went to Said Deni.
Garissa Mafia iyo kuwii ka soo gudbey xuduuda πͺπΉ iyo π°πͺ waxay u dabaal degayaan Ahmed Macalin Fiqi in laga qaaday xilka.
Waxaan idiin sheegayaa Saadaq John baa idinkaga xumaan doona.
Nin walba oo reer Muqdisho ah wuu ogyahay in aad u shaqaysaan π°πͺ iyo πͺπΉ.
2da nooc e Somalida ah ee nu nool πΈπ΄:
πΉοΈKuwo qaran burburkii ay ka baa'baday Waddaniyadii oo aan aqoon waxa Qaranimo tahay.
πΉοΈKuwo Somali-π°πͺ & Somali-πͺπΉ ah oo 4.5 ku soo galay πΈπ΄ oo aan aqoon qiimaha Xorriyada, laakin u jooga πΈπ΄ manfac keliya.
πΈπ΄ go'aanadeeda waa u Xor.
FGS must act against the Garissa Mafia; Ogaden politicians mainly from Garissa who have enriched themselves through π°πͺβs national security operations in Jubaland.
They are the biggest beneficiaries of πΈπ΄βs state collapse, enemies of Mogadishuβs people. FGS must confront them.
Looks like the illegal and illegitimate usurping of power by Somalia's former President @HassanSMohamud and former PM @HamzaAbdiBarre has escalated to the East African Court of Justice.
FGS must act against the Garissa Mafia; Ogaden politicians mainly from Garissa who have enriched themselves through π°πͺβs national security operations in Jubaland.
They are the biggest beneficiaries of πΈπ΄βs state collapse, enemies of Mogadishuβs people. FGS must confront them.
Looks like the illegal and illegitimate usurping of power by Somalia's former President @HassanSMohamud and former PM @HamzaAbdiBarre has escalated to the East African Court of Justice.
πΉπ·βs Chief of General Staff, General SelΓ§uk BayraktaroΔlu, visited VillaSomalia & met HSM, sending a clear message that attempts to undermine πΈπ΄-πΉπ·'s interests will be confronted. The visit came a day after πΈπ΄ cut ties with the π¦πͺ; also sends a message to π°πͺ, πͺπΉ, & Al-Shabaab.












































