
Hope,Had work & happyness/love sport, #Somali Human Rights Activist/ untold news around the world/politics 1on1. #MN_Vikings 🏈#Human-rights #HealthCare4All.
Woodbury, MN
Joined November 2011
- Tweets34K
- Following7.1K
- Followers3.1K
- Likes30.9K
Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Dowlad Deegaanka Soomaalida, Mudane Bashiir Axmed Xaashi ayaa ku hawlan dadaallo joogto ah oo lagu xaqiijinayo ilaalinta amniga iyo badbaadada shacabka Deegaanka Soomaalida meel kasta oo ay joogaan.
Taliyuhu waxa uu mudnaan gaar ah siinayaa xoojinta nabadgelyada, la dagaallanka falalka amni-darrada, adkaynta wada shaqaynta bulshada iyo ciidanka iyo sidii muwaadin kasta uu ugu noolaan lahaa nabad iyo xasillooni.
Hoggaamintiisa iyo dadaalladiisa joogtada ah waxay saldhig u yihiin dhismaha ciidan boolis oo leh karti, hufnaan, masuuliyad iyo u adeegid bulsho.
Aminiga iyo ilaalinta shacabku waa mudnaanta koowaad, nabadgelyaduna waa masuuliyad wada saaran ciidanka iyo bulshada.
88
Baladxaawo.
Update: Ciidamadii Jabuuti ee shalay is-adkaynayay ayaa la sheegay in lagu khasbay inay kala doortaan saddex arrimood: inay gudaha u soo galaan, inay goobta baneeyaan, ama inay si nabad ah ula shaqeeyaan Macawisleyda.
Ciidamadii Jabuuti ayaa markii ay garteen in dagaal aan lagu kala adkaan karin, isla markaana aysan waxba ka qaadi karin dad isku duuban, doortay inay si nabad ah ula shaqeeyaan Macawisleyda, iyagoo ku shaqaynaya amarka Ugaaska.
Ugaaska ayaa amray in gudaha loo soo geliyo ciidamo dhan 200 oo askari oo Macawisley ah, si ay labada ciidan u wada shaqeeyaan oo amniga u sugaan.
Ugaaska ayaa awood iyo hoggaan u muujiyay ciidamadii Jabuuti ee la safnaa Xasan Sheekh.
66
Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sida la sheegay khadka telefoonka kula hadlay xubin ka tirsan Madasha Samatabixinta, isagoo sheegay inuu diyaar u yahay in wadahadal laga yeesho xaaladda cakiran ee dalka iyo sidii heshiis looga gaari lahaa hannaanka doorashada dalka.
Sidoo kale, Xasan Sheekh ayaa muujiyay inuu diyaar u yahay inuu hoggaamiyeyaasha mucaaradka kula kulmo goob kasta oo ay iyagu ku qanacsan yihiin, si wadajir ahna looga gaaro xal waara oo wax looga qabto caqabadaha siyaasadeed ee taagan iyo xaaladda guud ee dalka.
Jubaland Media
90
𝐂𝐒 𝐀𝐃𝐄𝐍 𝐃𝐔𝐀𝐋𝐄 𝐂𝐄𝐋𝐄𝐁𝐑𝐀𝐓𝐄𝐒 𝐆𝐀𝐑𝐈𝐒𝐒𝐀 𝐔𝐍𝐈𝐕𝐄𝐑𝐒𝐈𝐓𝐘’𝐒 𝐋𝐀𝐑𝐆𝐄𝐒𝐓 𝐆𝐑𝐀𝐃𝐔𝐀𝐓𝐈𝐍𝐆 𝐂𝐋𝐀𝐒𝐒, 𝐔𝐑𝐆𝐄𝐒 𝐘𝐎𝐔𝐓𝐇 𝐓𝐎 𝐃𝐑𝐈𝐕𝐄 𝐈𝐍𝐍𝐎𝐕𝐀𝐓𝐈𝐎𝐍 𝐀𝐍𝐃 𝐃𝐄𝐕𝐄𝐋𝐎𝐏𝐌𝐄𝐍𝐓
Cabinet Secretary for Health Aden Duale has celebrated Garissa University’s largest graduating class in its history, with 1,121 students receiving qualifications during the institution’s 7th graduation ceremony held in Garissa County.
Addressing the graduates under the theme “Mapping Tomorrow: Skills, Innovation and Inclusion,” Duale described the ceremony as a homecoming, reflecting on his roots in Garissa, where he grew up, attended school and later served as Member of Parliament.
The graduating class comprises one PhD graduate, 38 master’s graduates, 902 bachelor’s degree graduates and 180 diploma and certificate holders. The latest cohort brings the university’s total number of alumni to 4,658.
Duale urged the graduates to recognise the sacrifices made by their parents, guardians and families, noting that their academic achievements were also a reflection of the determination and support of those who stood behind them.
He also paid tribute to the victims of the April 2, 2015 Garissa University terrorist attack, in which 148 people, including 142 students, were killed.
He said the university’s remarkable recovery demonstrated the triumph of education over terrorism, noting that enrolment had grown from fewer than 400 students in 2016 to more than 7,800 today.
“The pen has defeated the gun. Knowledge has outlived terror. Hope has outlived fear,” Duale declared.
Sharing his personal journey from herding camels in Urgaad village and selling eggs in Garissa town to becoming a Cabinet Secretary, Duale encouraged graduates not to allow their backgrounds to limit their ambitions.
He said his journey demonstrated that humble beginnings should never determine one’s future, urging the graduates to remain committed to learning, hard work and public service.
On skills development, Duale highlighted Garissa University’s expansion into health-related training, including the admission of its first nursing students this year, alongside preparations for programmes in medicine, public health and nutrition.
He said strengthening professional skills was essential to addressing healthcare challenges in the region, particularly maternal deaths linked to shortages of skilled health personnel.
On innovation, he challenged graduates to develop practical solutions to community challenges, including mobile healthcare services for pastoralist communities, digital health systems and entrepreneurship capable of creating employment opportunities.
Addressing inclusion, Duale noted that 461 women, representing approximately 41 per cent of the graduating class, were among those receiving qualifications. He called for greater opportunities for women, persons with disabilities, refugees and students from marginalised communities.
The Health Cabinet Secretary also called on the graduates to support the government’s Social Health Authority (SHA) registration drive.
He revealed that while national SHA registration stood at 70.9 per cent, Garissa County’s registration rate was 32.8 per cent, leaving more than half a million residents uncovered.
He further disclosed that health facilities in Garissa County had received more than KSh481 million in SHA payments between July and October, urging graduates to become ambassadors for health insurance registration by mobilising their families and communities.
Duale commended the university’s leadership for its growth, noting that the number of graduates had increased from 346 in 2019 to 1,121 in 2026.
He called for continued investment in academic staff, modern infrastructure and well-equipped laboratories to support programmes in nursing, agriculture and geospatial science.
@HonAdenDuale
Source: Abdirashid Dhanaane.
68
Dayib retweeted
𝗦𝗵. 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶 𝗨𝗺𝗮𝗹 ayaa si weyn ula dhacay jawiga barwaaqeed, bilicda cagaaran iyo horumarka ka muuqda guud ahaan caasimadda Laascaanood una duceeyey iyo Faras Dirkii Xiin finiin ahaa oo la gudoonsiiyey .
Dayib retweeted
“Xamar la iskuma aamino karo, talana looma tegi karo.”
Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe Hadalkan uu ka jeediyay munaasabadda xarig-jarka Dhismaha Dekada Kismaayo ee Shirkada Abu Dhabi Ports ku samaysay.
Jubaland President Ahmed Mohamed Islam Sends Strong Message to Former Somali President Hassan Sheikh Mohamud
The President of Jubaland State of Somalia, Ahmed Mohamed Islam (Madobe), has delivered a pointed message directed at former Somali President Hassan Sheikh Mohamud, expressing deep concerns over the country's political direction and leadership.
President Madobe stated:
“One cannot rely on Mogadishu for guidance, nor can one place trust in it. Somalia is heading toward collapse; the country is sinking deeper into an abyss.”
The remarks reflect President Madobe’s serious concerns about Somalia’s political situation and the growing challenges facing the country.
Dayib retweeted
PM @MohamedHRoble met his residence
the @EU_in_Somalia Ambassador H.E. László Má togather held constructive discussions at his residence, seeking an inclusive dialogue to reach an electoral agreement.
🇪🇺 EU Ambassador H.E. László Máthé met H.E. @MohamedHRoble, former 20th PM of Somalia. They exchanged views on recent political developments and the importance of inclusive, Somali-led dialogue to address differences and advance national stability. 🇸🇴
Dekada Kismaayo Jubaland State ⚓️🇸🇴
Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa xalay munaasabad kooban oo ka dhacday Dekedda Magaalada Kismaayo xarigga kaga jaray dhismayaal cusub oo qayb ka ah mashaariicda dib-u-dhiska, horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha iyo casriyeynta adeegyada iyo qalabka Dekedda Kismaayo, kuwaas oo lagu hirgeliyay iskaashiga Dowladda Jubaland iyo shirkadda Abu Dhabi Ports Group (AD Ports Group).
Mashaariicdan la xarig-jaray ayaa ka dhigan wajiga koowaad ee qorshaha ballaaran ee dib-u-dhiska iyo horumarinta Dekedda Kismaayo, kaas oo looga gol leeyahay in dekedda laga dhigo xarun ganacsi oo casri ah, korna loo qaado awooddeeda shaqo, tayada adeegyada iyo kaalinta ay ku leedahay kobaca dhaqaalaha Jubaland.
Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa daahfuray dib-u-hawlgelinta xafiisyada iyo waaxyaha kala duwan ee Dekedda Kismaayo, kuwaas oo dib-u-habeyn iyo casriyeyn lagu sameeyay, si loo dardargeliyo howlaha shaqo, kor loogu qaado hufnaanta maamulka iyo tayada adeegyada ay dekeddu u qabato ganacsatada iyo bulshada.
Intii ay munaasabaddu socotay, Madaxweynaha Dowladda Jubaland ayaa warbixin faahfaahsan ka dhageystay maamulka Dekedda Kismaayo iyo mas’uuliyiinta shirkadda gacanta ku haysa dib-u-dhiska iyo horumarinta dekedda, kuwaas oo Madaxweynaha la wadaagay qorshayaasha iyo wajiyada xiga ee mashaariicda horumarineed, iyo tallaabooyinka loo qorsheeyay sii ballaarinta iyo casriyeynta kaabeyaasha dekedda.
Munaasabaddan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa xubno ka tirsan labada Gole ee Dowladda Jubaland, mas’uuliyiinta iyo maamulka Dekedda Kismaayo, wakiillo ka socday shirkadda gacanta ku haysa dib-u-dhiska iyo horumarinta dekedda, iyo howlwadeennada kala duwan ee Dekedda Kismaayo.
Hirgelinta wajigan koowaad ayaa qeyb ka ah dadaallada Dowladda Jubaland ay ku xoojinayso horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha, dhiirrigelinta maalgashiga iyo kobcinta ganacsiga, iyadoo Dekedda Kismaayo ay door muhiim ah ku leedahay isku xirka ganacsiga gudaha iyo kan caalamiga ah.
71
Respect ✊🏾🔥
A resident of Moyale raises the flag of the Somali Regional State in the heart of Moyale city. This is our land, and we have every right to live here in peace. We believe in coexistence with our neighbors, but that does not mean we will surrender our rights or accept intimidation and displacement from our homes.
4
229
President William Ruto’s State of the Nation Address –November 18, 2026
Delivered today in Parliament, Kenya
President William Ruto delivered his fourth State of the Nation Address to a joint sitting of Kenya’s Parliament,highlighting his administration’s four-year record since taking office in 2022.
The central message: Ruto argued that Kenya's economy is recovering, government services are expanding, and hisBottom-Up Economic Transformation Agenda is beginning to deliver results.
Here are the main points in plain English.
1. Economy and cost of living
Ruto highlighted the following economic figures:
•The Kenyan shilling has stabilised at approximately KSh129 against the US dollar, compared with KSh162 in 2022.
•Inflation averaged 4.1% in 2025, down from 9.6% in 2022.
•Foreign exchange reserves reached a peak of $15.3 billion.
•Commercial bank lending rates have declined.
•The government says economic stability has improved.
He acknowledged that food and energy pressures remain a concern.
2. Agriculture and food prices
Agriculture was one of the major areas of his speech.
•Fertiliser prices have fallen from KSh7,500 to KSh2,000 under the subsidy programme.
•Maize production increased from 44.3 million bags in 2022 to 71 million bags in 2025.
•Milk production increased from 4.5 billion to 5.52 billion litres.
•Coffee and tea earnings have increased.
•Sugar production has also recovered.
He said these measures are intended to improve farmers' earnings and reduce food prices.
KBC Digital
+1
3. Healthcare – Social Health Authority (SHA)
Ruto reported that:
•33.7 million Kenyans have registered with SHA.
•Cancer patients, dialysis patients and kidney transplant recipients are receiving support through the scheme.
•The government intends to reduce the financial burden of medical treatment on ordinary families.
He acknowledged that the transition from NHIF to SHA experienced initial challenges.
The National Kenya
4. Education
•100,000 teachers recruited over four years.
•Another 20,000 teachers are expected to be recruited.
•23,000 classrooms constructed.
•1,600 laboratories under construction or being equipped.
•Education funding increased from KSh521 billion to KSh784 billion.
•3.6 million learners are sitting national examinations this year.
5. Affordable housing
Ruto reported:
•More than 313,000 housing units at different stages of construction.
•More than 1.37 million people registered on Boma Yangu.
•Over 18,000 homes allocated.
•Social housing payments starting from KSh4,000 monthly.
•More than 1.1 million employment opportunities attributed to the housing programme.
6. Jobs and youth opportunities
He highlighted:
•350,000 Kenyans employed in the digital economy.
•707,000 Kenyans securing jobs abroad through international labour mobility.
•Over 133,000 young entrepreneurs receiving NYOTA training and KSh50,000 start-up grants each.
•Another 200,000 young entrepreneurs targeted for NYOTA support.
•Hustler Fund lending reaching KSh94 billion cumulatively.
7. New tax proposals and financial relief
Important announcements
Three particularly important proposals were announced:
1Workers earning KSh32,333 or less monthly would be exempt from PAYE.
2Stamp duty would be removed on land transactions worth KSh1 million or less.
3The 25% import duty on mobile phones would be eliminated.
He also announced:
•KSh27.8 billion for settlement of 28,726 verified pending bills.
•KSh18 billion owed to public universities.
•KSh16 billion owed to public and private hospitals under the former NHIF.
Important: These tax measures were presented as proposals, not as changes already implemented.
•Improving agricultural production and farmers' incomes.
4
529
Dayib retweeted
Two Somali American senators will hold key leadership posts in the Minnesota Senate when the 2027 session begins in January.
Senate Democrats on Tuesday elected Senator Omar Fateh of Minneapolis as an assistant majority leader, which puts him on the team that runs the caucus. Omar will also chair the Local Government and Housing Committee.
Senator Zaynab Mohamed of Minneapolis will chair the Human Services Committee. It oversees many of the programs that serve Minnesota’s most vulnerable residents.
Why does this matter? Committee chairs decide which bills get a hearing and which never move.
Starting in January, Omar and Zaynab will help shape state policy on housing, city and county government, and the social safety net.
The two will also have more power behind them. Earlier this month, voters grew the Democrats’ Senate majority from 34 seats to at least 39 of 67, and two races are still headed to recounts.
Majority Leader Erin Murphy of St. Paul, who was re-elected to the post last week, said the new leaders spent months listening to Minnesotans and will bring that experience to the session.








































