GEOSOL (@GEOSOL12) header
GEOSOL (@GEOSOL12) profile picture

GEOSOL is a technology service provider based in Hargeisa Somaliland.

Joined March 2022
Maamulka iyo shaqaalaha shirkadda Geosol waxay halkan uga dirayaan hambalyo iyo bogaadin dhammaan umadda Islaamka, gaar ahaan shacabka reer Somaliland, munaasabadda bilashada bisha Muharram iyo sannadka cusub ee Hijriga 1448.
1
108
The Chief Executive Officer (CEO) of Geosol extends warm congratulations to the people of the Republic of Somaliland on the occasion of 18 May. #GeosolTechnologies #Somaliland18May
3
110
The Training and Development Department held a successful training on the Parcel Creation Mentor Program to improve employees’ skills and understanding of parcel creation. Geosol staff gained valuable knowledge to perform their tasks more efficiently and professionally.
1
26
Subax wanaagsan
1
3
MAXAAD KA OGTAHAY MACMIIL FAA’IIDOOYINKA NIDAAMKA GIS-KA.
1
Subax Wanaagsan dhammaan macaamiisha sharafta leh ee shirkadda Geosol, kusoo dhawaada adeeg hufan oo idin raali-galiya.
1
1
"Waxaan jeclaan lahaa in dawladdeenu ay qaadato nidaamka casriyeynta adeegyada dawladda (E-governance)" Maamulaha Hawl-galinta iyo Cududda Shaqaalaha Shirkadda Geosol Samiira Axmed oo sharaxaysa faa'iidada ay bulshada Somaliland u leeyahay isticmaalka E-governance-ku. #Geosol