Goobjooge (@Goobjooge) header
Goobjooge (@Goobjooge) profile picture

Follow Somali News, In-depth Analysis, Special reports and more from https://nitter.cf/t.co/j7TVAZJID5

Somalia
Joined November 2012
عاجل | صحة #لبنان: 182 شهيد و727 جريح الغارات #الإسرائيلية اليوم في مناطق لبنانية..
130
Xildhibaanno lagu heysto inay ku kaceen Khiyaano-Qaran, Dacwad lagu baaqay in lagu soo oogo iyo Qaar ka mida oo bixiyay raali-gelin goobjooge.net/xildhibaanno-t…
1
40
Markab ka socda #Turkiye oo #Somalia ka bilaabaya Qodista Ceelasha la sahmiyay ee Shidaalka iyo soo saaristiisa.. goobjooge.net/markab-turki-a…
1
2
79
Qarax Is-miidaamin ah oo #Alshabab ku qaaday Saldhigga Ciidamada @HSNQ_NISA ee duleedka #Mogadishu iyo Ciidamadii ka hortegay oo ku dhintay (Qasaaraha) goobjooge.net/qarax-is-miida…
143
Madaxweyne @HassanSMohamud: "Itoobiya waxay daba joogtaa Jamhuuriyadda Soomaaliya ee xorta ahayd oo ay rabtaa inay Cad ka goosato.. Itoobiya inay baddeena xoog ku gaarto waa Riyo aan rumoobeynin.." Goobjooge.net
2
55
Madaxweyne @HassanSMohamud: "Magaaladaan '#Mogadishu' Shoobaro lagama shaqeyn karo, dowladuna raali ka noqon meyso.. Ganacsataduna Sharaf-jab ayaa ugu jirta..." Goobjooge.net
1
63
Xildhibaannada saxiixday Mooshinka looga horjeedo Canshuuraha Dowladda @HassanSMohamud kusoo rogtay Shacabka Muqdisho👇 Akhriso: goobjooge.net/xildhibaanno-m…
1
54
Wararkii ugu danbeeyay ee wadahadalka #Somalia iyo #Ethiopia ee #Ankara. (Wasiirka Arrimaha dibadda #Turkiye oo kulamo ka gaara la yeeshay Wasiirada labada dhinac) Akhriso: goobjooge.net/wadahadalka-so…
1
121
#Hisbullah oo Diyaaradaha Drone-ka ku weerarray Waqooyiga #Israel iyo Xaalad cakiran oo ka dhalatay ... goobjooge.net/xisbullaah-oo-…
1
103
Mas'uuliyiin iyo Shaqaalaha Dowladda #Somalia oo ka qeyb galay Banaanbax looga horjeedo Weerarkii #AlShabab ee Xeebta #LiidoBeach goobjooge.net/masuuliyiin-iy…
1
56
Tirada Dhimashada iyo Dhaawaca Weerarkii #Alshabab ee Xeebta #Liido oo gaaray 100 Qof #Mogadishu- #Somalia goobjooge.net/qasaaraha-weer…
291
Madaxweynaha #Turkiye oo Farriin Culus oo dareen leh kasoo saaray Dilka Hoggaamiyaha siyaasadda #Hamas goobjooge.net/madaxweynaha-t…
48
Ra'iisal Wasaare Xamse oo magacaabay Wasiir, Wasiiru Dowleyaal iyo Wasiir xigeen cusub (Akhriso Magacyada) goobjooge.net/raiisal-wasaar…
1
50