Ibraahim-Mahadale ( ibrahim dheere) retweeted
Waxaan hambalyo u dirayaa Madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane @IsmailOguelleh oo mar kale ku guuleystay doorashadii ka dhacday dalkaas.
Madaxweyne Ismaaciil, shacabka iyo Dowlada reer Jabuutiba waxaan u rajeynayaa guul iyo horumar Waara.
Ibraahim-Mahadale ( ibrahim dheere) retweeted
Waxaan guud ahaan shacabka Somaliland, gaar ahaan dhaqanka & qoyska uu ka baxay, uga tacsiyeynayaa Allah ha u naxariistee geerida naxdinta leh ee ku timid Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Cabdillaahi oo muddo 40 sano gaareyso ahaa Suldaanka guud ee beelaha Somaliland
Ilaahay ha unaxariisto sareeye Gaas maxamed Nuur Galaal waxuu ahaa halyeey Qaran, Dadka Soomaaliyeed & familka uu kabaxay Waxaan leeyahay samir iyo iimaan Ilaahay ha idiinka Siiyo
Amiin yaa rabi
Dhamaan Ciidamada qalabka sida iyo Shacab waynaha Somaaliyeed Waxaa uga tacsiyadeynayaa qaraxii Galabta ka dhacay Magaalada Gaalkacyo inti ku dhimatay Ilaahay ha u naxariisto intii ku dhaawac matay Ilaahay ha u booga dhayo ( Amiin yaa rabi )
1
Ibraahim-Mahadale ( ibrahim dheere) retweeted
Today I had a virtual meeting with @AmbFMadeira, Special Representative of Chairperson of the African Union and Head of @amisomsomalia.
We discussed matters of operations against Alshabaab, election security and the country’s current political challenges.
#Jubaland
Waan soo dhaweynayaa kulanka Wasiirka arimaha dibada ee dalka Ruushka Sergey lavrov & Raiisul Wasaarahii hore ee Somaaliyaa ahna musharax u taagan Xilka madaxweyne mudane hassan Ali khaire.
Waxaan kulan qado Sharaf ah la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Ruushka, Sergey Lavrov oo aan ka wada hadalnay xoojinta xiriirka & iskaashiga labada dal, & xaaladda guud ee Geeska Afrika. Waxaan si qoto dheer isaga wareysannay isbaddallada Dhaqan-dhaqaale & siyaasadeed ee gobolka
1
A year ago today we lost the former mayor of Mogadishu a great man who’s legacy will always live on. Ilaahey ha u naxariisto Eng. Yariisow. #engyarisow
Ibraahim-Mahadale ( ibrahim dheere) retweeted
Xilli adag ayaa lagu jiraa, qof walba oo wasiir ah iyo qof waliba oo mas'uul ah waa xilligii dalkiisa iyo dadkiisu u baahnaayeen. Waa waqtigii qof waliba oo naga mid ah uu bixin lahaa dadaalka ugu badan.
#KaHortagCorona
#XilbaaNaSaaran
Ibraahim-Mahadale ( ibrahim dheere) retweeted
Dhab ahaan masiibada maanta waxaa ka nabad gelaya kuwa qaata waanada iyo talooyinka bahda Caafimaadka.
#KaHortagCorona
#XilbaaNaSaaran
On the 6/4/2020 we have placed a rock on the long road in Daynile district to begin the process of the construction.
playing Districts football game @12:00 midnight in mogadishu shows that how our city plays imporant role for peace and public interaction at the highest order.we Will progress further incha allah.
Gudoomiyaha Cusub ee Dagmada Shangaani Aweys max.ed sh amiin
ayaa Xilka kala Wareegay sii haye hii Dagmada Shangaani Xuseen Ibrahin cismaan .Gudomiyaha Cusub Waxan kula Dardaarrmay in uu guto Wajibaaka loo Xilsaaray
9
Waxaa maanta Xaruunta Dowlada hoose nagu soo booqday ergeyga gaarka ah ee modowga Afrika u qaabilsan soomaaliya Danjire @AmbFhmadeira Waxaan ka Wada hadalnay xoojinta iskaashiga Gobolka Banaadir iyo Midowga Afrika
Waxaan ka Qeyb galay munaasabad lagu wayneynaayay dhalashadii nabi maxamed SCW
oo ku beegneyd 12 bisha mowliid laguna qabtay maxfalka wayn ee Dagmada shibis
Ibraahim-Mahadale ( ibrahim dheere) retweeted
Held fruitful discussions with Assistant Secretary U.S Department, State Bureau for African Affairs, Tibor Nagy @AsstSecStateAF , a key ally in our quest to enhance our broad based national reforms, reaffirmed our commitment to our partnerships.
#NabadIyoNolol
#WBGMeetings
Waxaa ka mid ahaa martisharafta lagu casuumay furitaanka kalfadhiga 6aad ee Baarlamaanka federalka Somaaliyeed
1
3
Gudoomiye G/Banaadir Cumar Filish oo maanta Dhagax dhigay
iskuulka sare ee Dagmada Dayniile
iyada oo dhanka kale si diiran ay ugu soo dhaweeyeen shacabka & maamulka Dagmada Gudoomiyaha Gobolka iyo masuulyintii la socotay








































