Ismail Azhari πŸ…šπŸ…€πŸ…£πŸ…€πŸ…‘ (@IsmailAzhari) header
Ismail Azhari πŸ…šπŸ…€πŸ…£πŸ…€πŸ…‘ (@IsmailAzhari) profile picture
Kuala Lumpur, Malaysia
Joined May 2011
Photo by Ismail Azhari πŸ…šπŸ…€πŸ…£πŸ…€πŸ…‘ (@IsmailAzhari)Photo by Ismail Azhari πŸ…šπŸ…€πŸ…£πŸ…€πŸ…‘ (@IsmailAzhari)Photo by Ismail Azhari πŸ…šπŸ…€πŸ…£πŸ…€πŸ…‘ (@IsmailAzhari)Photo by Ismail Azhari πŸ…šπŸ…€πŸ…£πŸ…€πŸ…‘ (@IsmailAzhari)Photo by Ismail Azhari πŸ…šπŸ…€πŸ…£πŸ…€πŸ…‘ (@IsmailAzhari)Photo by Ismail Azhari πŸ…šπŸ…€πŸ…£πŸ…€πŸ…‘ (@IsmailAzhari)Photo by Ismail Azhari πŸ…šπŸ…€πŸ…£πŸ…€πŸ…‘ (@IsmailAzhari)Photo by Ismail Azhari πŸ…šπŸ…€πŸ…£πŸ…€πŸ…‘ (@IsmailAzhari)Photo by Ismail Azhari πŸ…šπŸ…€πŸ…£πŸ…€πŸ…‘ (@IsmailAzhari)Photo by Ismail Azhari πŸ…šπŸ…€πŸ…£πŸ…€πŸ…‘ (@IsmailAzhari)
Ψ­Ψ³Ψ¨Ω†Ψ§ Ψ§Ω„Ω„Ω‘Ω‡ سي؀ΨͺΩŠΩ†Ψ§ Ψ§Ω„Ω„Ω‘Ω‡ Ω…Ω† فآله Ψ₯Ω†Ψ§ Ψ₯Ω„Ω‰ Ψ§Ω„Ω„Ω‘Ω‡ Ψ±Ψ§ΨΊΨ¨ΩˆΩ†.
1
1
18
Ismail Azhari πŸ…šπŸ…€πŸ…£πŸ…€πŸ…‘ retweeted
Starlink now available in Somalia! πŸ‡ΈπŸ‡΄
Starlink's high-speed, low-latency internet is now available in Somalia! πŸ›°οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈ β†’ starlink.com/somalia
12,110
4,156
2,011
64,160
23,109,061
Congratulations bro Dr @UwaisQerni
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, @HamzaAbdiBarre , ayaa Dr Aweys Cabdullaahi Cali u magacaabay La-taliyaha sare ee dhaqaalaha, ahna Agaasimaha Waaxda Qorsheynta Dhaqaalaha ee Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha XJFS.
2
235
Ismail Azhari πŸ…šπŸ…€πŸ…£πŸ…€πŸ…‘ retweeted
BIG: Somalia authorises Turkey to defend its sea waters in 'historic' deal β€’ Mogadishu also mandates Ankara to build a navy for the country β€’ A Turkish official declines to reveal the content of the deal, citing ratification process Read below ⬇️ middleeasteye.net/news/somal…
60
311
86
1,194
398,504
Ismail Azhari πŸ…šπŸ…€πŸ…£πŸ…€πŸ…‘ retweeted
Mr. @RedwanHussien Declaring that you will recognize a region within #Somalia (Somaliland) as an independent state constitutes a dismemberment of Somalia; it is a declaration of war and a sign of immense ill will. Announcing intentions to take Somalia's Red Sea territory, land, and port, and to establish a naval base, while Somalia has repeatedly reminded you that this is a flagrant breach of all UN, international, African, and IGAD laws and norms, is also a declaration of war and demonstrates boundless enmity towards Somalia and Somalis everywhere. Apologize, acknowledge our sovereignty, withdraw from the illegal MoU, and refrain from interfering in our internal affairs. Then we may be just, neighbours. With your imperialistic MOU, bullying, arrogance and backstabbing while we where busy with Al Shabaab terrorists, we will never trust you.
5
72
16
256
26,833
Ismail Azhari πŸ…šπŸ…€πŸ…£πŸ…€πŸ…‘ retweeted
β€œIlaa ay ka dhammaaneyso, oo aan ka hilmaameyno hebel baa dhintay kii dileyna waa baxsaday – amnigeenu gacanta nooguma jiro.” Ra’iisul Wasaare @HamzaAbdiBarre
12
36
6
149
14,859
Ismail Azhari πŸ…šπŸ…€πŸ…£πŸ…€πŸ…‘ retweeted
BREAKING: The United Nations Security Council voted to lift arms embargo on Somalia, Friday. Fourteen UNSC members voted in favour, 1 abstained. The embargo was imposed in January 1992 at the height of the civil war. Somali officials earlier described today’s vote as β€œhistoric.”
68
335
124
802
229,216
Ismail Azhari πŸ…šπŸ…€πŸ…£πŸ…€πŸ…‘ retweeted
#UPDATE: Somalia military operations A new community-level campaign themed Guul ama geeri (Either victory or death) has been launched in Mogadishu to support military operations against al-Shabaab.
2
32
3
195
25,750
Ismail Azhari πŸ…šπŸ…€πŸ…£πŸ…€πŸ…‘ retweeted
My introductory remarks at the launching event of #Somalia’s food systems and nutrition council in Mogadishu today.
1
17
1
99
8,127
Ismail Azhari πŸ…šπŸ…€πŸ…£πŸ…€πŸ…‘ retweeted
Supporters of former Somalia President @M_Farmaajo ( he is now an MP) are openly calling for the Somali army to engage a mutiny, stage a coup against the democratically elected president of Somalia. @HassanSMohamud. The current president is waging a war against Al Shabaab terrorists and he has been at the frontlines for a month now. Former President Farmaajo, in recent social media posts, said the army is waging a just war against terrorists but he did not mention president @HassanSMohamud’s leadership. It is not clear why supporters of the former president Farmaajo want a democratically elected leader fighting terrorists removed from power violently β€”,for coups and mutiny are inherently violent. Mr. Farmaajo needs to distance himself and condemn those calling for violence against democratically elected president and unlawful change of government.
216
46
51
218
173,302
Ismail Azhari πŸ…šπŸ…€πŸ…£πŸ…€πŸ…‘ retweeted
Justice πŸ‡ΈπŸ‡΄
3
3
1
14
2,570
Ismail Azhari πŸ…šπŸ…€πŸ…£πŸ…€πŸ…‘ retweeted
Here is how @suldaanja was unfairly jailed by the Somali government! 8 June oo ah Khamiistii la so dhaafay abaarihi 5pm waxa agasime Abdullah xaafada u ka degan yahay magalada Mogadishu ugu yimid ciidan police . Waxa si aan qurux badneen u galeen apartment ka ayagoo handaday gabadh reception ka joogtay. Kadib waxaa loo wacay agaasime Abdullah oo ugu yimid reception ka asagoo rabo in uu weydiiyo waxa jira. Isla markiiba waxaa ku booday ciidan kii police ayagoo baarintaan ugu dhaqaqay kadib ne pistol kiisa license πŸͺͺ ka u leh ka qaaday. Waxa eey ku amreen in uu u kexeeyo qolkiisa si eey u so qataan laptop ka shaqada iyo cellphone kiisa. Kadib marki uu weydiiyay in eey tusaan authority ga ama warranty ga lagu xiraayo. Waxa eey ka tuseen whatapp ka warrant . Kadib waxaa eey kexeyeen. 1. Agaasime Abdullah waxaa la xiray galab khamiisa ah maalin jimco soo galeyso si uu maainta jimcaha ah wax adeeg u helin. Waxaa lagu xiray warrant isla maalinta khamiista la so Saaray. 2. 20 daqiiqo kadib waxa SNTV iyo radio Mogadishu lagu qoray in agasime loo xiray corruption and negligence 3. Xeer ilaalinta eey u dideen qareenada mudane Abdullah in eey la wadaagan danbiga lagu eedeeyay Abdullah. Marki qareen nada u dacwodeen gudooonka max kamada oo loo yeeray xeer ilaalinta in eey so gudbiyan danbiga loo heysto mudane Abdullah waxa eey shegeen in eey u baahan yihiin in waqti la siiyo si eey usoo baaran mudane Abdullah. 4. Xeer ilaalinta waxa eey mudoda 8 maalmood ah hor istageen in la dimiinto mudanaha oo buuxiyay sharuudihi dameenta aha. Gunaanud: asxaabta sharaf leh waa sidan iyo wax u dheceen. Cadaalada gurracan ee caynkaan ah waxay ku dhici kartaa cidkasta oo aynu ka hadalno
2
14
1
48
10,186
Ismail Azhari πŸ…šπŸ…€πŸ…£πŸ…€πŸ…‘ retweeted
Unjust detention continues under Hassan Sheikh leadership. DG Abdullahi Suldan, held without trial for 8 days now. The fundamental principles of justice demand that every individual be afforded the right to a fair and timely trial, where their innocence or guilt can be determined based on evidence and due legal process. Unfortunately, the continued detention of DG Abdullahi Suldan without any formal charges or trial not only violates these principles but also undermines the trust and faith of the people in this government and their legal system #JusticeForDGAbdullahiSuldan #HumanRights #FairTrial
9
44
2
117
22,659
Waxaan codkeyga ku biirinayaa inta ka xun heysashada/afduubka walaalkeen Agaasime Abdullahi Mohamed Ali (Sultan). Sida asalka ah, qof kasta waa xor waxa uuna leeyahay xuquuq kala duwan sida ku cad/qoran dastuurkeena qodobkiisa 15aad β€œXorriyadda iyo Nabadgelinta Qofnimada 1. Qof kastaa wuxuu xaq u leeyahay xorriyaddiisa shakhsiga ah iyo nabagelyada qofnimadiisa. 2. Qof kasta wuxuu xaq u leeyahay amaan shaqsiyadeed waxaa ka mid ah: ka-reebanaan xarig aan sharciga waafaqsaneyn, waxaa kaloo xorriyadda qofnimo ka mid ah ka-reebanaan wax kasta oo cunfi ah, oo ay ka mid tahay wax kasta oo cunfi ah oo lagula kaco haweenka. Qofna looma geysan karo jirdil, fal bini’aadantinamada ka baxsan.” Qof waa la tuhmi/eedeyn karaa, Qofka eedeysanaha ah waxa uu sidoo kale leeyahay xuquuq sharcigu siiyey sida ku cad dastuurkeena qodobkiisa 35aad β€œ Xuquuqda Eedaysanaha 1. Eedaysanuhu wuxuu la mid yahay qof barii’ ah oo aan dembi gelin ilaa maxkamadi si kama-dambays ah ugu caddayso dembiga loo haysto. 2. Qof kasta oo xorriyaddiisa shakhsiga ah laga qaado waa in isla markiiba la ogeysiiyaa dembiga lagu tuhunsan yahay, looguna sheegaa af uu garanayo. 3. Qof kasta oo xorriyaddiisa shakhsiga ah laga qaado waa in xaaladdiisa la gaarsiiyo qoyskiisa ama eheladiisa. 4. Qofna laguma qasbi karo dembi-qirasho, xukunkiisana saldhig loogama dhigi karo qiraal lagu qasbay. 5. Qof kasta oo la xiraa wuxuu xaq u leeyahay in 48 saac gudahooda lagu horgeeyo maxkamad awooda u leh. 6. Qof kasta oo la xiraa wuxuu xaq u leeyahay in uu qabsado qareen difaaca, haddii uusan awood u lahaynna ay Xukuumaddu u qabato. 7. Qof kasta oo maxkamad lagu soo taagey tuhun fal dembi-ciqaabeed waxa uu xaq u leeyahay garsoor caaddil ah. 8. Eedaysanuhu wuxuu xaq u leeyahay in uu goobjoog ka ahaado dacwaddiisa. 9. Eedaysanuhu wuxuu xaq u leeyahay in uu iska difaaco caddaymaha la soo hordhigay ee lidka ku ah. 10. Eedaysanuhu wuxuu xaq u leeyahay in loo qabto turjubaan haddii uusan garanayn afka maxkamadda laga isticmaalayo. 11. Eedeysanaha laguma hayn karo goob aan sharcigu bannayn, waana in loo oggolaado booqashada eheladiisa, takhtarkiisa iyo qareenkiisa. 12. Mas’uuliyada ciqaabtu waa shakhsi, qofna looma ciqaabi karo fal-dembiyeed uu galay qof kale. 13. Qofna looma ciqaabi karo fal markii uu ku kacay uusan sharcigu dembi u aqoonsaneyn, haddii uusan ahayn dembi ka soo horjeeda banii’aadaminnimada, laguna caddeeyey qawaaniinta dawliga ah. Gunaanad Xariga walaalkeen waxa uu baalmarsanyahay dhammaan qodobada kore ee ah xuquuqda aasaasiga ah ee uu leeyahay qof kasta oo ibn adam ah oo soomaali ah ha lasoo eedeeyo ama yaan lasoo eedeynin. Haddaba waxaan ka codsaneynaa madaxda dalka ugu sarreysa iyo dhammaan inta ka danqaneysa xadgudubka Agaasime Abdullahi Mohamed Ali (Sultan) loo geystay ee in ka badan 7 cisho u xeranyahay nidaam aan waafaqsaneyn qawaaniinta dalkeena iyo kuwa caalamiga ah in ay arinkaan wax ka qabtaan oo ay ka shaqeeyaan sidii uu caddaalad u heli lahaa walaalkeen. Mahadsanidiin #FreeAbdullahiSultan – at Somalia
2
103
Ismail Azhari πŸ…šπŸ…€πŸ…£πŸ…€πŸ…‘ retweeted
Today I received the @UNIDOSomalia country representative for #Somalia @YgorScarcia at my office. We discussed issues of paramount importance to our cooperation and means to further strengthen it.
9
35
2,753
Ismail Azhari πŸ…šπŸ…€πŸ…£πŸ…€πŸ…‘ retweeted
Today, the Cabinet issued a strong message in the fight against corruption. Directives aim to enhance public financial management, foster meritocracy & ensure accountability. The Govt. is committed to upholding ethical standards at all levels of governance for a better #SomaliaπŸ‘‡πŸΎ
6
13
2
53
9,339