Jubbaland TV (@JLTVOfficial) header
Jubbaland TV (@JLTVOfficial) profile picture

The Official account of @Jubaland State of Somalia Television.

Kismayo - Jubbaland State - So
Joined September 2015
Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiiradda oo lagaga hadlay Xaalada guud ee Siyaasada dalka.
1
2
723
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dardar galinta howgalada ciribtirka Khawaarijta ayaa gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanada udub dhexaadka u ah halganka dib u xoreynta dalka. jubalandtv.net/wp-admin/post…
1
1
1,138
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuurgalayo hawlaha shaqo ee socda ku tegay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga. jubalandtv.net/2023/09/raiis…
840
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar ugu soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Kulliyadda Tababarka Ciidamada ee TurkSom. jubalandtv.net/2023/08/raysa…
2
712
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey dardar-gelinta amniga caasimadda. jubalandtv.net/2023/08/raysa…
497
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho, Waxaana kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan labada gole ee Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo dadweyne kala duwan.
2
410
Ciidanka Jubbaland iyo Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saaka si buuxda ula wareegay deegaanka Weel-Maaroow oo 45 KM dhinaca Waqooyi Bari ka xiga degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose.
1
434
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta mashruuca weyn ee biyo galinta Magaalada Kismaayo ee deegaanka Yoontoy. jubalandtv.net/2023/07/madax…
2
1
414
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Fedeeraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddi gaar ah oo kasoo talabixinaya heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran oo ay Xukuumadu usoo gudbisay Golaha Shacabka. jubalandtv.net/2023/07/gudoo…
251
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyey dacwad ka dhan ah 18 sarkaal oo loo haysto eedo kala duwan. jubalandtv.net/2023/07/xeer-…
1
223
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa u magacaabay, Sarreeye Guuto Cabaas Ibraahim Cabdi, Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Gobolka Gedo.
1
559
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Shir gudoomiyay Kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan. jubalandtv.net/2023/06/madax…
270
Waxaa goor dhaw magaalada Kismayo ka furmaya Madasha Xiriirka Arrimaha bani’aadannimada Soomaaliya oo ay ka qayb galayaan Wasiiradda Gargaarka Dowlad Goboleedyada Dalka, Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka iyo ku-xigeenka hay'adda iyo Wasiirro ka tirsan XFS.
1
2
397
Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta xarunta UNICEF ee Soomaaliya kulan kula qaatay madaxda hay'adda UNICEF oo uu kala hadlay dardar gelinta howlaha samafalka iyo La-shaqeynta hay'adaha Dowladda Jubbaland.
1
256
Madaxweynaha Jubbaland @PresidentMadobe ayaa qaabilay Gudoomiyaha Hay’ada Maareynta Musiibooyinka Qaranka iyo Wasiirada Gargaarka ee Dowlad Goboleedyada oo ka qeybgalaya shirka madasha arimaha gargaarka oo lagu qabanayo Magaalada Kismaayo. jubalandtv.net/2023/06/madax…
193
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan oo dhawaan dib loo doortay. jubalandtv.net/2023/06/madax…
167
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalaya caleema-saarka Madaxweynaha la doortay ee Turkiga Recep Erdogan. jubalandtv.net/2023/06/madax…
171