Mohamed Ali Biib (@MBiib143) header
Mohamed Ali Biib (@MBiib143) profile picture

🇸🇴 Somali | Public Policy & Political Analyst.⁠ ⁠Advocate for Democracy & Good Governance.⁠ ⁠East Africa Affairs | Arsenal Supporter ⁠Follow for updates!⁠

Behind the Screen
Joined May 2020
Photo by Mohamed Ali Biib (@MBiib143)Photo by Mohamed Ali Biib (@MBiib143)Photo by Mohamed Ali Biib (@MBiib143)Photo by Mohamed Ali Biib (@MBiib143)Photo by Mohamed Ali Biib (@MBiib143)Photo by Mohamed Ali Biib (@MBiib143)Photo by Mohamed Ali Biib (@MBiib143)Photo by Mohamed Ali Biib (@MBiib143)Photo by Mohamed Ali Biib (@MBiib143)Photo by Mohamed Ali Biib (@MBiib143)
Xaq-u-dirirka Macawisleeyda oo loo sameeyay sawir taariikheed gacanta lugu sawiray. Sawirkan waa original waxana laga yaaba inow gaari karo (One century) hal qarn. Taakhir reeb Gonimane diid.
1
2
23
3,692
MW Farmaajo & Xasan Sheekh yaa ku Fiicn maareenta siyaasadda Arimaha Dibadda? "Safarkii ugu horreeyay MW Xasan ee uu ku tago Imaaraadka wuxuu dhaxal siiyay in aan la aqbalin saddexdii safiir ee Soomaaliya u magacowday Sacuudiga" .
68
"Siyaasada hadan school usoo dhigan ama aadan soo practicegeyn waa dhac dhaceeysa aqligaas oo kale ayaad la imaani oo ah dunida oo dhan ayaan hishiis la noqona". MW Mohamed Abdullahi Farmajo
2
5
554
MW Xasan sheekh shalay wuu taageersanaa ciidanka & Saldhigyada Imaarat-ka ay sameeyeen kuwaas oo uu maanta maaro u la'yahay isku wadkooda
1
307
Mw Xasan sheekh " Imaratka waa cadow nagu soo duulay, Ciidamo hubeesan ayuu nagu abuuray, qabiil qabiil iyo maamul maamul ayuu noo kal jabinayaa! dekadii Ber-bera wuu la waregay, Madaxda jabahdaha wadamada kale ayuu dhex marsanayaa wadanka"
1
141
"Geella miranaayo Xasan Sheekh iyo Mahad Salaad ku wareejinaayay oo ay ku qorneed 1991-dii ayuu lamid yahay Geella maanta aan soo gaarsiiney Macawiisleeyda Xawaadle" Xildhibaan Dhagaweyne.
1
1
8
2,530
Hooyga ugaaska xawaadle ugaas yuusuf ugaas Hasan ugaas khaliif 🦁🔜 Hadii leysku hayn waayo shacabka somalia saan ayeey dhali.
1
5
9
917
"Muungaab wuxuu hubeenayaa Dagaal beeleedka Celi & Cabdalle Caroone isaga oo taageero ween u muujinayaa Celi, waxaa hadda qeylo dhaaminaya Cabdalle Caroone oo la ogyahay sida ay dagaalka ku yihiin" Geedfadhi
5
2
4
955
Reer Hiiraan iyo Soomaali oo idilba way fahmi karaan sababta xilligan darajooyinka loo siyaay reerka xawaadle waana i leyska horkeeno laguna Sumcad dilo ugaaskooda. Xasan asiga horay u dhahay anaka ma dhihin.
1
2
2
7
836
Cali jayte o weerar culus ku qaaday Sanbaloolshe kna soo horjiistqy baqii Ugaas Yusuf "Ninkaas waa laba carable naftiisa maahanee naf kale wax uma ogola, ugaas iska soo saar, xilli kala guur ayaa lagu jiraa wuxuu rabaa inuu naga dhigto jaran jaro uu ku gaaro meesha uu rabo"
2
6
664
Dalac siinta Cali jayte waa been, isku dir, waxaa larabaa in Xawaadle la isk horkeeno, Maalintii uu mudnaa waxay ahayd Maalintii uu Macawiisleyda uu hogaaminayay maxaa loo siin waayay? Cali Guudlaae haduu nabad rabo Baladweyne yuusan qof dambe u magacaabin. Geedfadhi
4
8
1
19
2,332
"Xasan sheekh Maxamuud Gogol uusan daacad ka ahayn cid u imaaneyso malaha! Siyaasiyiinta waa ay yaqanaan markuu daacad yahay iyo marka kale, haduu run sheegaayo shalay waa loo imaan lahaa" Geedfadhi
1
3
424
"Taariikhda ugu xun ee qof Madax ah dalkaan ugu tago ayuu ugu tagayaa Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud, 35 sano oo xumaan socotay midii ugu xumeed ayuu marayaa dalka" Siyaasi Cabdirisaaq Hawraarsan.
2
4
502
"Hadii uusan tanaasulin Xasan Sheekh anagana matanaasuli doonno dadkaane qasab & juujub ma ogala , Ugaasyadeen dad meel iska jooga oo markii lagu dheel dheelo Tufta iska qaata maahan waa Hogaamiya-yaal awood leh" Xildhibaan Sanbaloolshe Abdiaziz Barrow
4
15
1,747
"Nin carooday oo Ajanabi masaalix u doontay wax weyn oo dhibaato ah dalka masoo gaarsiin doono, Isra**l iyo Taiwan ayaa qatar ku ah Dowladnimada Soomaaliya" Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud
1
151
"Soomaaliya hada waa Madaxweyne la'aan, Xasan Sheekh waa Madaxweyne hore Dowladd kasta waa ogaaneysaa in aysan Soomaaliya Madaxweyne laheen" Qareen Ahmed Nasri Geedfadhi.
167
Xildhibaan Sanbaloolshe "Baladweyne Dowladnimada Soomlia in laga dumiyo marbno waxaan rabnaa in aan ku nooleyno, Siyaasadda waa raashiin kulul oo kale qof walba ma cuni karo, dadka wali na dhaliilsan wax ha ka dhistaan maamulka aan soo wadno"
2
8
1,007
Imaamka mudulood intee xasan iyo guudlaawe aay wax falkin haayeen kama oowsan hadlin manta oo aay reer Hiiraan Falkin bilaabeen Ayuu gogol ku dhawaaqay. Xildhipaan Abdirisaq Ciid.
1
5
519
Xildhipaan Shirwac "Mw ha nooga darin anakoo leh ayuu nooga daray, tabasho Dambe Oo aan qabno mA jirto xal dambe noola raadin maa Anaka Waxeyna keensan doono".
1
7
1,430
Ugaas Yusuf iyo Shacabkiisa baladweyne🌲🕊️
1
3
1
11
490
Ugaas Yuusuf oo soo gaaray goobta banaanbaxa ee magalada Baldweyen.
1
4
700