
Minister of Youth, Sports and Tourism - Puntland. @MOYSTPuntland
Garowe
Joined September 2015
- Tweets149
- Following45
- Followers1.5K
- Likes15
facebook.com/share/r/1FwH2di…
This was a great Lesson learned by Trump. Somalis are most difficult people to face with open hostility which is unlikely no one can defeat them
62
facebook.com/share/v/1A2SiPc…
Ishii bugtaay ku bikaacso. Hanbalyo Ilhan Omar guusheedu Waa Guuleed soomaaliyeed Waana jabka cunsuriyiinta.
81
Wasaaradda dhalinyarada Ciyaaraha iyo dalxiiska Dawladda Puntland ayaa saaka shir la qaadatay shirkadaha dalxiiska ee ka diiwaangashan Puntland, si loogu diyaargarobe Todobaadka Dalxiiska Puntland oo ku beegan 18th November 2026
Cida fashilantahay waa dawlad ku sheegtii muda xileedkeedu dhamaaday ee xabaalaha kala soo baxday maytida, ku duushay dawlad goboladeedyada, shabaabna heshiiska kula jirta, madaxda pl waxay ku guulaysteen difaaca dawladnimada pl oo ay ka ilaalisay dilaalayda iyo argagixiso.
facebook.com/share/v/1LWVSRH…. Turkigu koonfurta soomaaliya wuu adoonsada
facebook.com/share/r/1DoRrV9… la kala Dheere orodse maaha waa Han himilo iyo hogaamin suuban
1
243
Our man in Havana has introduced himself as the speaker of the Somali Parliament for the next four years
1
230
facebook.com/share/v/1EKCjmr…. Relationship between Turkey and Somalia Turkey is benefiting, Turkey is looting Somali Resources, now Somalia is a supper market belong to Turkey, Turkey corrupted Somali politics and governance system. No one likes Turkey.
Meel kasta ha ka yimaado meel qofka Soomaaliga ahi soomaalinimadiisa ku joogo fursadna uu abuurankaro waa Puntland.
facebook.com/share/p/18M9s3t… Maroodigu takarta saaran ma arko ee kakale ta saaran buu arkaa, Goorma ayey aragti qaran yeesheen kooxda cali ka tirsanyahay ee xasan dal xaraashe hogaamiyo ummadii soomaaliyeed mid ay xabaalaha kala soo baxaan iyo mid ay ifka ku barakiciyeen bay kadhigeen
2
5
422
facebook.com/share/r/18eu3zT… musuqmaasuqa iyo dawlad xumada waxaa ka dhasha foolxumadaa
146
Replying to @MOYSTPuntland
The Minister of Youth, Sports and Tourism of Puntland, @Mo_Dirir, received a briefing on departments of the ministry.
#Puntland
2
126
facebook.com/share/v/1GhNkW1… the situation in Somalia’s Southwest State has indeed became very tense and concerning. This is a serious escalation between the federal government of Somalia in Mogadishu and Southwest State of Somalia.
174
Waxaan u hanbalyeynayaa Madaxwaynaha Koonfur galbeed Mudane Cabdicasiis Laftagareen go’aanka geesinimada leh ee uu qaatay in uu qabto doorashada Dastuuriga ah ee Koonfur galbeed iyo magacaabida gudigii doorashada qabanlahaa.
Xildhibaanadii Dawladda federaalka ku metelayey Puntland ayaa caawa xasan sheekh ku weeraray Hotel Airport.
facebook.com/share/p/1KrC9Xh…. Hanbalyo Ciidanka difaaca Jubaland ee Sharla u dhigay argagixisadii
facebook.com/share/p/17GuLwq… fiqi Waa alshabaab, khilaafka siyaasaddeed isaga iyo xukuumadiisa ayaa asal u ah hasha geela cunta ee cabaada weeye, Waa ninkii ku shirbayey abey Ahmed waa igaar Abgaal, dhamaan logo dhaqaalaha ee dalka xasan isagaa shisheeye u saxeexay latashila’aan,
facebook.com/share/r/1C4pRrF… xasanow ma awoodaa in aad ciidan kartidaa leh abaabusho oo aad xero ciidan kula hoyato oo ay kula qaataan qorshahaaga kuna dhaqaaqaan. Soomaaliyey dabkii baxayaa dab lagu qabsadaa, Puntland waa badbaadada soomaaliya.

