Pinned Tweet
Official X Account of the Ministry of Water Republic of Somaliland.
Official announcements, water sector updates, development projects, policies, and public service information.
Website: mowd.govsomaliland.org Email: [email protected]
#Somaliland #WaterDevelopment
290
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Biyaha JSL Mudane Mukhtaar Xaaji Muxumed Faarax ayaa magacaabay Maareeyaha iyo Maareeye Ku-xigeenka Wakaaladda Biyaha ee Wajaale.
757
Wasaaradda Horumarinta Biyaha JSL waxay Dirqysaa digniin iyo tilmaamo la xidhiidha roobabka El Niño, iyadoo masuuliyiinta Gobollada, Degmooyinka, Wakaaladaha Biyaha iyo Maamulayaasha Ilaha Biyaha ku boorrinaysa inay si wanaagsan ugu diyaar garoobaan roobabka.
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha JSL Mudane Maxamed Cabdimaalik Axmed ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay madaxda Hay’adda FAO SWALIM oo uu hoggaaminayay Mudane Leonardi Ugo.
Kulanka waxaa Wasiirka Ku wehelinayay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Mukhtaar Xaaji
Shaqaalaha Waaxda Dayactirka ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha JSL oo kaashanaya Hay’adda CARE International isla markaana soo marsiisay NGO Daalo Somtrag ayaa dayactir dhammaystiran ku sameeyay Ceelka Farmaraa ee Degmada Caynabo ee Gobolka Saraar.
103
Wasaaradda Horumarinta Biyaha JSL, Wasaaradda Horumarinta Beeraha iyo Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Xogahaya Jaaliyada reer Holand Ugaab Xasan , oo ka socday Jaaliyadda Qurbajoogta Somaliland ee dalka Netherlands,
125
WASAARADDA HORUMARINTA BIYAHA JSL OO DAAHFURTAY MASHRUUCA INLINE CHLORINATION (ILC)
Wasaaradda Horumarinta Biyaha Jamhuuriyadda Somaliland, oo kaashanaysa hay’adda UNICEF, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 01/08/2026 si rasmi ah u daahfurtay Mashruuca Inline Chlorination (ILC).
1
147
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Biyaha JSL oo Ceerigaabo kula Kulmay Madaxda Gobolka iyo Degmada, Dhagax-dhigayna Mashruuca Balaadhinta Biyaha Magaalada ee Magaalada Ceerigabo.
1
106
The Deputy Minister of the Ministry of Water Development of the Republic of Somaliland, Hon. Mukhtaar Haji Mohamed Farah, together with a high-level delegation he is leading, has commenced the second phase of his official working tour in the eastern regions of Somaliland.
"Mashruuca Biyo Macaanaynta Ee Ugu wayn Biyaha Badda Ee ay Dawlada israaiil Bixinayso Berbera ayaa Laga hirgalindoonaa Sida ugu Dhakhsaha Badan"
Wasiirka Wasaaradda Biyaha JSL mudan Maxamed Cabdimaalik Ahmed oo Dhagax dhigayay 3 Ceel oo laga qodayay Magaalada Berbera.
The Seawater Desalination Project for Saylac District was officially inaugurated today with a groundbreaking ceremony led by the Minister of Water Resources Development of the Republic of Somaliland.
The Seawater Desalination Project for Saylac District was officially inaugurated today with a groundbreaking ceremony led by the Minister of Water Resources Development of the Republic of Somaliland.
The Minister and Deputy Minister of the Ministry of Water met with UNICEF officials to discuss strengthening cooperation, accelerating water projects in Oodweyne, drilling new boreholes, and reviewing progress on the Qolqol-Madobe borehole project to ensure access to safe water
The Ministry of Water Development of Somaliland today held its weekly meeting of Department Directors and senior officials, focusing on accelerating priority water projects, strengthening institutional efficiency, and enhancing water service delivery for the public.
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Biyaha JSL, ayaa kulan is-barasho ah la qaatay maamulka Hay’adda Alight.Kulankan ayaa daarnaa xoojinta iskaashiga labada dhinac iyo dardargelinta mashaariicda biyaha ee ay sida wadajirka ah u fulinayaan Wasaaradda iyo Hay’addu.
243
Shirka toddobaadlaha ah ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha JSL ayaa lagu go’aamiyey dardargelinta mashaariicda biyaha, kormeer gobollada dalka, dayactirka ilo-biyoodyada, iyo hirgelinta 12 dhaam oo cusub sannadka 2026.
1
329
Senior officials of the Ministry of Water Development of Somaliland held a meeting with the Ministry’s Regional Coordinators to discuss strengthening the Ministry’s operations and improving water services to ensure communities have access to clean and sufficient water.
H.E. Mohamed Abdimalik Minister of Water Development in Somaliland has issued a directive suspending all groundwater survey and exploration activities conducted without a valid Geophysics Survey Permit.
The Minister, Deputy Minister, and DG of the Ministry of Water met with Department Directors to review progress and strengthen coordination. The meeting emphasized teamwork, accountability, and accelerating the implementation of the Ministry’s plans to improve public services.
























































