
Mayor of #Mogadishu & Governor of #Benadir Region,
Somalia, Mogadishu
Joined August 2019
- Tweets250
- Following3
- Followers46.6K
- Likes16
Waxaan si rasmi ah u daahfurnay qaadista Imtixaanaadka shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Dugsiyada gobolka Banaadir oo ay maanta u fadhiisteen in ka badan 27-kun oo arday. Guul iyo horumar ayaan u rajeynayaa dhamaan ardayda.
Daahfurka mashruuca Dhismaha Wadada Dr. Kadare ee degmada Kaaraan wadadaas oo tagta Marina beach. #Bulsho_Nabad_ah & #beled_nadiif_ah. #Natus_oo_Nataabsii
Anigoo ku hadlaya codka Maamulka gobolka Banaadir iyo kan shacabka Caasimadda Waxaan uga mahadcelinaaya Madaxweynaha JFS mudane @M_Farmaajo saxiixa qaraarkii Golaha Shacabka JFS ay usoo gudbiyeen ee ku aaddanaa Matalaadda uu Gobolka Banaadir ku yeelanayo Golaha Aqalka Sare.
Waxaan hambalyo u dirayaa Cayaartoyda Xulka kubadda Cagta Gobolka Banaadir oo ku guuleestay koobka Maamul goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir.
Honored to launch COVID-19 Response campaign in Mogadishu with a theme of “Be careful, COVID-19 still exists. Grateful 4 the support of JPLG to ensure LGs are capable to mitigate the spread of the pandemic. @somaliLG @AbdikadirDalha
Waxaan Xalay Ka qaybgalay Shir Horudhac u ah shirka Wadatashiga Ee u dhaxeeya DFS iyo Maamul goboleedyada Dalka iyo Gobolka Banadir Shirkaas oo uu shir gudoominayay Madaxweynaha JFS Mudane @M_Farmaajo waxaana rajeynayaa in shirkaas ay kasoo baxaan wax Umada Soomaaliyed Anfaca I.A
Waxaan dhamaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan Bulshada Gobolka Banaadir Ugu Hambalyeeynayaa Munaasabadda Ciidul-Adxa. Sidoo kale waxaan idiin rajeynayaa inaad Nabad iyo Caafimaad ku Ciidaan
Waxaan maanta Xarunta Aqalka D/Hoose ee Xamar kulan muhiim ah ku wada yeelanay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, MD. Max’ed Nur Gacal oo ka wada hadalnay iskaashiga horumarka dalka
Waxan Manta ka qeyb galay Shirka Amniga Qaranka oo uu shir Guddominayay Madaxweynaha JFS, ayna ka qeyb galeen R/Wasaraha, R/W Kuxigenka Madaxweynasha DG wuxuu ahaa kulan muhiim u ah midnimada iyo wadajirka dalka, wada hadalkuna qeyb ka yahay isku soo dhowanshah, iyo Danta guud.
Waxaa ka tacsiyadeynayaa geeridii ku timid Ambassador Ciise Cali Maxamed (Ciise Dheere) oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho, Allaha u naxariisto Ambassador, Qaranka iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Sabar iyo Iimaan Haka siiyo, Naxariistii Janno Ebbe ha siiyo. 1/2
8
19
For the first time in over three - decades the regional authority, THROUGH @dsubenadir is commissioning a community based surveillance programme to support the need for data in municipal planning and service delivery. #DataDrivenSolutions #XogiyoXal
Markii ugu horreysay in ka badan 30 sanno, dowladda hoose waxay fulinaysaa barnaamijka xog-ururinta bulshada si diiradda loo saaro baahida weyn ee dhanka xogta marka la samaynayo qorsheynta dowladda hoose iyo bixinta adeegyada.
#XogiyoXal
Bulshada Muqdisho waa kuwo u taagan midnimada ummadda, soona dhaweynaya hadalkii Madaxweyne @M_Farmaajo ee ahaa in mataaladda siyaasadeed uu Gobolka Banaadir yeesho


































