
The Official State House Puntland Twitter. All information posted & viewed on this page is subject to State House User Policy. [email protected]
Puntland State (Garoowe )
Joined April 2019
- Tweets4.1K
- Following21
- Followers84.6K
- Likes191
Shirka Golaha Wasiirada caawa oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland @HESaidADeni , oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland @HELugatoor waxaa lagu ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda #Puntland ee sanadka 2027.
1/3 Madaxweynaha Dowladda Puntland @HESaidADeni , oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigenka DPL @HELugatoor , ayaa Shir-gudomiyey Shirweynaha qimeynta masharicda #WorldBank ee ka socda iyado ay Shirka ka qeyb galen dhaman Hay’adaha Dowladeed e ku shaqo leh masharicda World Bank.
2/3 Kulanka ayaa lagu soo bandhigay warbixino ku saabsan dhammaan mashaariicda socda, kuwa dhammaaday, kuwa qorsheysan iyo sidii loo waafijin lahaa Mashaariicda Siyaasadda Dowladda #Puntland uga degan hanaanka maamulida iyo hirgelinta Mashaariicda #WorldBank ,
1/2 Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane @HESaidADeni , ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Waaaradaha Arrimaha Gudaha, Caafimaadka , Qorsheynta , Deegaanka , Waxbarashada iyo Beeraha.
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, @HELugatoor , ayaa Shir-guddoomiyay shir heer wasiirro ah oo ku saabsan diyaar-garowga, ka hortagga khataraha iyo ka jawaabista saamaynta ka dhalan karta roobabka #ElNino ee la saadaalinayo. – at Somalia
1/3 The President of the Puntland State, @HESaidADeni , today received H.E. Steen Sonne Andersen, Ambassador of the Kingdom of #Denmark to #Somalia , and his delegation at the #Puntland State House.
2/3 Members of the Puntland Council of Ministers also attended the meeting, during which discussions covered the broader situation in Somalia, with particular attention to security and political developments.
1/3 Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane @HESaidADeni , oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane @HELugatoor , ayaa maanta Madaxtooyada kulan kula qaatay masuuliyiinta @mofpuntland #Puntland .
Madaxweynaha Dowladda #Puntland @HESaidADeni , ayaa caawa qaabilay Guddoomiyaha Jaaliyadda Somaliyed ee Zambia, Cali Firin & Faarax Ismaaciil oo ka mid ah Jaaliyadda #Zambia .
Kulanka waxaa ka qeybgalay Xil Cabdiqani Dhaashane & Wakiilka Puntland ee #Kenya Maxamed Fagalade.
KHUDBADDA MADAXWEYNAHA OO FURAY KAL-FADHIGA 59-AAD EE GOLAHA WAKIILLADA DOWLADDA #PUNTLAND .
halkaan ka akhriso khubadda oo qoraal ah, ⬇️
facebook.com/share/p/1FBvQWm…
Ku-simaha Madaxweynaha, ahna Madaxweyne ku-xigeenka Puntland @HELugatoor , ayaa xalay ka qeyb-galay Xaflada Qalin-jabinta dufcadii 3-aad ee Jaamcadda Frontier University Frc Garoowe oo ay ka qalin-jabiyeen 300-Arday kuwaasi oo dhamaystay kulliyadaha kala duwan ee Jaamacada.
SHIRKA GOLAHA WASIIRADA EE DOWLADDA #PUNTLAND.
22 October 2026.
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda #Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland @HELugatoor, ayaa caawa xarigga ka jaray xarunta labaad ee Isbitaalka Somali European Hospital oo laga hirgeliyay #Garoowe .
Ku-Simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane @HELugatoor , ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Qunsulka Guud ee Dalka Itoobiya u qaabilsan Dowladda #Puntland, Mudane Sarreeye Guuto Tagesse Lambamo Dimbore, iyo saraakiil kale oo ka tirsan Qunsuliyadda.
SHIRKA GOLAHA WASIIRADA DOWLADDA #PUNTLAND, 08 OCTOBER 2026.
Ku-Simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, @HELugatoor , ayaa maanta shir-guddoomiyay Shirka dardargelinta iyo qiimaynta Maamul Baahinta adeegyada Waxbarashada, Caafimaadka iyo Biyaha, kaas oo ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada #Puntland ee #Garoowe.
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda #Puntland , Mudane @HELugatoor, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda Dowladda Indonesia oo uu hoggaaminayay Safiirka #Indonesia ee Soomaaliya, Mudane Witjaksono Adji.



























































