Somali Police Force (@PoliceSOM) header
Somali Police Force (@PoliceSOM) profile picture

The Official twitter channel of the Somali Police Force.

Somalia
Joined September 2018
Photo by Somali Police Force (@PoliceSOM)Photo by Somali Police Force (@PoliceSOM)
Ciidanka Booliska waxay gacanta kusoo dhigeen 4 askari oo looga shakisanyahay in ay dileen Ardayad Deeqa. Waxaana socda weli baaritaan.
1
“Ciidamada Booliska waa in lala shaqeeyo dhan walba, si loo xaqiijiyo Nabad-galyada muwaadiniinta Soomaaliyeed”. Taliyaha Ciidanka Booliska Gen. Bashiir.
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Bashiir Cabdi Maxamed iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa booqday Xarunta Daryeelka Agoonta CBS halkaas oo ay ugu khuurgaleen noloshooda iyo daryeelka ay helaan. Sidoo kalena loogu diyaarin lahaa mustaqbal wanaagsan.