Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst (@SeerahaG) header
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst (@SeerahaG) profile picture

#SeerahaGarashada is an outlet run by a group of Awdalite intellectuals working on amplifying the voices of #ReerAwdal, with #AwdalFirst political beliefs.

Borama - Awdal
Joined November 2021
Seeraha Garashada wuxuu soo saaray baaq muhiim ah oo uu si buuxda ugu taageerayo shirka ballaadhan ee uu Ugaaska guud ee Gadabuursi ku baaqay. Baaqu waxa uu sidoo kale ka soo jeedinayaa talooyin miisaaman oo ku saabsan xaaladda cakiran ee ka jirta deegaanka Harawo.
6
1
10
1,217
Worthy to read 💎
𝐎𝐦𝐚𝐫 𝐂𝐢𝐬𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐑𝐚𝐚𝐛𝐞 🇩🇯 - 𝐗𝐮𝐧𝐤𝐢𝐢 𝐃𝐢𝐥𝐤𝐚 (𝟏𝟗𝟔𝟕) 𝐇𝐚𝐰𝐥𝐠𝐚𝐥𝐤𝐢𝐢 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐚𝐲 (𝐉𝐚𝐧𝐮𝐚𝐫𝐲 𝟐𝟒, 𝟏𝟗𝟕𝟎) , 𝐇𝐚𝐰𝐥𝐠𝐚𝐥𝐤𝐢𝐢 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐲𝐚𝐲 (𝐌𝐚𝐫𝐜𝐡 𝟏𝟗𝟕𝟓) 𝐢𝐲𝐨 𝐬𝐢𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐫𝐠𝐚𝐲𝐬𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐤𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐲𝐬𝐚𝐲 𝐱𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚𝐚. Muqaalkani wuxuu ka hadlayaa wada-hadaladii lagu kala badalanyay Safiirka Faransiiska ee Soomaaliya oo la afduubtay iyo laba halgamaa oo ka tirsan FCL (Front de Libération de la Côte des Somalis), Dr. Omar Osman Rabeh iyo Omar Elmi Khayreh. Waxay ku xusan yihiin halgankii xoreynta ee dalka Jabuuti, iyaga oo qayb ka noqday dhaqdhaqaaqyo waaweyn oo caalami ah iyo dagaallo hubaysan. 𝐃𝐫. 𝐂𝐦𝐚𝐫 𝐂𝐢𝐬𝐦𝐚𝐧 𝐑𝐚𝐛𝐞𝐡: 𝐇𝐚𝐥𝐠𝐚𝐦𝐚𝐚 𝐊𝐮 𝐂𝐚𝐚𝐧 𝐁𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐗𝐨𝐫𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 🇩🇯 Dr. Omar Osman Rabeh wuxuu ahaa halgamaa muhiim ah oo ka mid ah hoggaamiyayaasha FCL. Rabeh wuxuu caan ku ahaa aqoontiisa iyo firfircoonidiisa, isaga oo ka qayb qaatay labadaba dagaalka hubaysan iyo ololaha caalamiga ah ee xoreynta Jabuuti. Waxa uu ahaa mid ka mid ah xubnaha ugu firfircoon ee FCL ee ku biiriyay taageero caalami ah iyo inay si caalami u baahiyaan baahida xorriyadda Jabuuti. 𝟏𝟗𝟔𝟕: 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐧 𝐃𝐢𝐥 𝐀𝐡 𝐨𝐨 𝐋𝐚𝐠𝐮 𝐒𝐨𝐨 𝐑𝐨𝐠𝐚𝐲 𝐅𝐚𝐫𝐚𝐧𝐬𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 🇩🇯 Sanadkii 1967, Dr. Omar Osman Rabeh wuxuu ku lug lahaa weerar lagu bartilmaameedsaday madaxweynihii Jabuuti Ali Aref Bourhan. Weerarkaasi waxaa fuliyey rag ka tirsan FCL. Weerarku waxa uu ahaa isku day dil ah, waxaana Dr. Rabeh lagu xukumay dil, laakiin xukunkiisa ayaa markii dambe lagu badalay xabsi daa’in, ilaa ugu danbayn la soo dayay. 𝟐𝟒𝐤𝐢𝐢 𝐉𝐚𝐧𝐚𝐚𝐲𝐨 𝟏𝟗𝟕𝟎: 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐢𝐢 𝐆𝐚𝐫𝐚𝐧𝐚𝐝𝐞 𝐞𝐞 𝐗𝐚𝐟𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐑𝐞𝐝 𝐂𝐫𝐨𝐬𝐬 🇩🇯 Markii taariikhdu ahayd 24kii Janaayo 1970, Dr. Rabeh iyo Omar Elmi Khayreh waxay isku dayeen inay carqaladeeyaan xaflad ay ka qeyb galeen saraakiil Faransiis ah oo ka socotay Red Cross ee magaalada Djibouti. Iyagoo isticmaalayay bomb gacmeed, laakiin garanaddu uma qarxin waqtigaas. Labadooduba waxay ka carareen goobta, waxayna galeen maqaaxi ku dhow, halkaas oo garanadu ugu dambeyntii ku qarxday , waxaana ku dhaawacmay 16 qof oo reer Yurub ah, oo ay ku jiraan askar. Kadib, Dr. Rabeh iyo Khayreh waxay ku dhaceen gacanta ciidamada Faransiiska ee ku sugan xuduudka Soomaaliya, lawyacdo. 𝟏𝟗𝟕𝟎–𝟏𝟗𝟕𝟓: 𝐗𝐚𝐛𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐗𝐨𝐫𝐫𝐢𝐲𝐨-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐅𝐚𝐫𝐚𝐧𝐬𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 🇩🇯 Markii la so xidhay, Dr. Rabeh iyo Khayreh waxaa lagu xidhay dalka Faransiiska, waxaana lagu hayey xabsiyo ku yaalla Lyon iyo Toulouse. Dowladdii Faransiisku waxay ka shaanbadaysay inay yihiin argagixiso, balse taageerayaasha FCL waxay u arkeen inay yihiin halgamaayaal u taagan xorriyadda Jabuuti. Xilligii xabsiga ay ku jireen, waxay noqdeen astaamo u taagan halganka xoreynta ee dalka Jabuuti, waxayna sii xoogeysay codsiyada caalamiga ah ee loogu dalbanayay sii-deyntooda. 𝟏𝟗𝟕𝟓: 𝐀𝐟𝐝𝐮𝐮𝐛𝐤𝐢𝐢 𝐒𝐚𝐟𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐅𝐚𝐫𝐚𝐧𝐬𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨 🇩🇯 March 1975, ururka FCL wuxuu sameeyey hawlgalkii afduubka ahaa ee Jean Gueury, Safiirka Faransiiska ee Soomaaliya, taas oo dhacday magaalada Muqdisho. Hawlgalkan ma ahayn mid aan qorsheysnayn, balse wuxuu ahaa mid si xeeladaysan loo fuliyay si loogu cadaadiyo dowladda Faransiiska inay sii deyso Dr. Rabeh iyo Khayreh. Hoggaamiyaha hawlgalkan Adan Rooble Cawaale ayaa hogaaminayay kooxda FCL ee fulisay afduubka. Waxay dalbadeen in lagu siiyo $100,000 oo madax furasho ah iyo diyaaradda si ay isaga baxaan. Kadib wadahadallo kulul oo dhexmaray Faransiiska iyo somalida iyo FCL, ugu dambeyn Faransiisku wuxuu ogolaaday shuruudahaas. oo ugu horaysay Sii-deyntii Dr. Rabeh iyo Khayreh Labada Dr. Rabeh iyo Khayreh waxaa la sii daayay kadib markii lacagta madax furashada ah la bixiyay iyo diyaaradduna loo diyaariyay. Tani waxay ahayd tusaale aan caadi ahayn oo muujinaya sida dowlad gacan ku hayso awoodda u ogolaato dalabaadka urur halganka hubaysan. Waxaa loo arkay tani sidii guul siyaasadeed oo weyn oo u soo hoyatay FCL iyo muujinaysa cadaadiska caalamiga ah ee ka yimid dagaalka Jabuuti. Warbaahinta Caalamiga ah ee Xogta Baahiyay. Iswaydarkiga labada kala ah Safiirka iyo labada Halgama ayaa ka dhacay dalkii la odhan jiray Koonfurta yaman, magaalada Cadan. Dhacdooyinka ku saabsan afduubka Safiirka Faransiiska iyo sii-deynta Dr. Rabeh iyo Khayreh waxay soo jiiteen dareenka warbaahinta caalamiga ah. Qaar ka mid ah wargeysyada caalamiga ah ee ka warbixiyay dhacdadan waxaa ka mid ahaa : 𝑇𝑟𝑜𝑢𝑤 (𝑁𝑒𝑡ℎ𝑒𝑟𝑙𝑎𝑛𝑑𝑠) – “𝐹𝑟𝑎𝑛𝑠𝑒 𝑎𝑚𝑏𝑎𝑠𝑠𝑎𝑑𝑒𝑢𝑟 𝑖𝑛 𝑆𝑜𝑚𝑎𝑙𝑖𝑒 𝑔𝑒𝑔𝑖𝑗𝑧𝑒𝑙𝑑” (𝑀𝑎𝑎𝑟𝑠𝑜 1975) 𝐶𝑜𝑟𝑟𝑖𝑒𝑟𝑒 𝑑𝑒𝑙𝑙𝑎 𝑆𝑒𝑟𝑎 (𝐼𝑡𝑎𝑙𝑦) – “𝑃𝑎𝑟𝑖𝑔𝑖 𝑐𝑒𝑑𝑒 𝑎𝑖 𝑟𝑎𝑝𝑖𝑡𝑜𝑟𝑖 𝑑𝑒𝑙𝑙’𝑎𝑚𝑏𝑎𝑠𝑐𝑖𝑎𝑡𝑜𝑟𝑒 𝐺𝑢𝑒𝑢𝑟𝑦” (𝑀𝑎𝑎𝑟𝑠𝑜 1975) 𝐿𝑒 𝑀𝑜𝑛𝑑𝑒 (𝐹𝑟𝑎𝑛𝑐𝑒) – 𝑊𝑎𝑟𝑏𝑖𝑥𝑖𝑛𝑛𝑜 𝑘𝑎𝑙𝑎 𝑑𝑢𝑤𝑎𝑛 𝑜𝑜 𝑘𝑎 ℎ𝑎𝑑𝑙𝑎𝑦 𝑥𝑎𝑎𝑙𝑎𝑑𝑑𝑎 𝐷𝑟. 𝑅𝑎𝑏𝑒ℎ 𝑖𝑦𝑜 𝑤𝑎𝑑𝑎ℎ𝑎𝑑𝑎𝑙𝑎𝑑𝑎 1975 𝐷𝑒 𝑇𝑖𝑗𝑑 (𝑁𝑒𝑡ℎ𝑒𝑟𝑙𝑎𝑛𝑑𝑠) – 𝑊𝑎𝑟𝑏𝑖𝑥𝑖𝑛𝑡𝑎 𝑥𝑎𝑎𝑙𝑎𝑑𝑑𝑎 𝑎𝑓𝑑𝑢𝑢𝑏𝑘𝑎 𝑖𝑦𝑜 𝑠𝑖𝑦𝑎𝑎𝑠𝑎𝑑𝑑𝑎 𝑙𝑎 𝑥𝑖𝑟𝑖𝑖𝑟𝑎 𝑊𝑎𝑟𝑔𝑒𝑦𝑠 𝐴𝑓-𝐹𝑎𝑟𝑎𝑛𝑠𝑖𝑖𝑠 𝑎ℎ (𝑊𝑎𝑞𝑡𝑖 𝑎𝑎𝑛 𝑙𝑎 𝑐𝑎𝑦𝑖𝑚𝑖𝑛) – 𝑊𝑎𝑟𝑏𝑖𝑥𝑖𝑛 𝑓𝑎𝑎ℎ𝑓𝑎𝑎ℎ𝑠𝑎𝑛 𝑜𝑜 𝑘𝑎 ℎ𝑎𝑑𝑙𝑎𝑦𝑠𝑎 𝑤𝑒𝑒𝑟𝑎𝑟𝑘𝑖𝑖 𝑔𝑎𝑟𝑎𝑛𝑎𝑑𝑒 𝑒𝑒 𝐷𝑗𝑖𝑏𝑜𝑢𝑡𝑖 𝑒𝑒 1970
1
6
356
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst retweeted
1
4
1
24
976
Mashruuca garoonka diyaaradaha Borama waa mid dhammaystiran oo ah mid caalami ah oo u dhisan hab standard ah. Waxa kale oo mashruuca ku jira macaamiisha isticmaali doonta iyo sida loo helayo. Madaarka Borama waxa hore loo dhagax dhigay 9 jeer, waxaana uu xidhmay 1994kii.
THE BOTTOM LINE #Awdal needs: Ports 🚢 Airports 🛫 Highways 🛣 Bridges 🌁 Dams Dry ports & Customs 🛃 #Awdalites want: 1️⃣Jobs, 2️⃣Business opportunities & 3️⃣Freedom of movement for people & products. #ZailaPort for #ReerAwdal
3
2
6
857
Baaq ku socda reer Awdal, gaar ahaan dadka ku dhaqan magaalada Borama,maamulka gobol, degmo, iyo shacab ba inay ka qayb qaataan qaybta kaga beegan hawshan, oo ah in la baneeyo dhul baaxad ahaan dhan 2.3 km dheer ah iyo 500 m balac ah.
1
127
Bogadin Baki-Borama Dhismaha jidadka iyo kaabayaasha dhaqaalaha waxa loo isticmaalijiray in lagu ololaysto ama xaalado jira lagu qaboojiyo. Waa markii ugu horreysay ee la bilaabo iyada oo aan olole ahayn, sidoo kale aan dhagax-dhig uun ahayn balse bilow mashruuc dhammaystiran
THE BOTTOM LINE #Awdal needs: Ports 🚢 Airports 🛫 Highways 🛣 Bridges 🌁 Dams Dry ports & Customs 🛃 #Awdalites want: 1️⃣Jobs, 2️⃣Business opportunities & 3️⃣Freedom of movement for people & products. #ZailaPort for #ReerAwdal
1
2
1
5
1,005
Hambalyo Mudane @ymahmoudali, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Jabuuti, oo ku guuleystay kursiga Madaxa Gudida fulinta ee Midowga Afrika @_AfricanUnion . Waxa u hambalyaynayna Dowladda Jabuuti, Madaxweyne @IsmailOguelleh, iyo shacabka. Waa guul taariikhi ah.
1
1
1
9
388
Tacsi ﴿وَبَشِّرِ الصّابِرينَ۝الَّذينَ إِذا أَصابَتهُم مُصيبَةٌ قالوا إِنّا لِلَّهِ وَإِنّا إِلَيهِ راجِعونَ﴾ Bahda Seeraha Garashada waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa geerida naxdinta leh ee ku timiday Suldaan Saleeban Cali Ismaaciil oo ku geeriyooday magaalada Boorama.
2
3
1
6
834
Congratulations to the Ciise community and Somali people on UNESCO’s recognition of Xeer Ciise oral customary law! A vital achievement in preserving Somali culture, history, and heritage while sharing it globally. 🌍🎉 #SomaliHeritage #XeerCiise #UNESCO
7
8
1
35
2,353
Hadal jeedinta xurmadle Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi waa hadal xal ah (pragmatic), wakhtigiisiina imid. Waa go'aan ay tahay in lagu garab istaago. W/Q @Khadar_Hiraal
1
4
912
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst retweeted
An unwavering stance against Ethiopia "This is our country," he says. "If someone wants to take it away from us, there will be war." He says this not as a threat, but as a fact, regrettable but inevitable. - Sahal Bashe Haji Munzinger, Paul. "Land in Sight." Süddeutsche Zeitung, 28 January 2024.
Gadabursi people anti Abyssinian position during the colonial era 🧵 These documents from the dispatch archive of the British Foreign Office: Confidential Print Ethiopia (Abyssinia) from 1846-1956, consist of confidential letters exchanged between the Foreign Office, diplomats, representatives, colonial governors, and the Ethiopian state. This reveals significant information about how the British handed over the Haud and reserved areas to Ethiopia, Ethiopia's attempts to secure a route to the sea through Zeila, and the position of the Gadabuursi people, who opposed Ethiopia and resisted those measures. Additionally, the Gadabuursi treaty helped preserve Zeila from being handed over to Ethiopia, along with additional land. from years 1930-1954
1
9
20
1,929
Worthy to read it by @Guntigaab
Gadabursi people anti Abyssinian position during the colonial era 🧵 These documents from the dispatch archive of the British Foreign Office: Confidential Print Ethiopia (Abyssinia) from 1846-1956, consist of confidential letters exchanged between the Foreign Office, diplomats, representatives, colonial governors, and the Ethiopian state. This reveals significant information about how the British handed over the Haud and reserved areas to Ethiopia, Ethiopia's attempts to secure a route to the sea through Zeila, and the position of the Gadabuursi people, who opposed Ethiopia and resisted those measures. Additionally, the Gadabuursi treaty helped preserve Zeila from being handed over to Ethiopia, along with additional land. from years 1930-1954
3
5
462
Sidan ayu mid walba ugu ololaysanaya Xadhiga @MohamedAbibMP. Mid walba dan gaar ah ayuu ka leeyahay, halka ay jirto mid guud oo ay wada dhowrayaan oo aan ahayn xuquuqda iyo xorriyadda Maxamed Abiib, balse ah sumcadda iyo magaca maamulka lagu tartamayo.
4
2
1
14
2,254
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst retweeted
Tonight, with @SeerahaG.
Kulan barta X ah oo kaga arrinsanayno xadhiga sharci darrada ah ee xildhibaan Maxamed Abiib, doorka shacabka reer Awdal ka qaadan karaan u qareemidda xildhibaanka, iyo sifooyinka sharci darrada ah ee tacadiga leh ee uu ku xidhan yahay. Caawa Ka soo qayb-galkaagu waa muhiim.
2
6
707
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst retweeted
Caawa iyo @SeerahaG
Kulan barta X ah oo kaga arrinsanayno xadhiga sharci darrada ah ee xildhibaan Maxamed Abiib, doorka shacabka reer Awdal ka qaadan karaan u qareemidda xildhibaanka, iyo sifooyinka sharci darrada ah ee tacadiga leh ee uu ku xidhan yahay. Caawa Ka soo qayb-galkaagu waa muhiim.
3
6
1,143
Kulan barta X ah oo kaga arrinsanayno xadhiga sharci darrada ah ee xildhibaan Maxamed Abiib, doorka shacabka reer Awdal ka qaadan karaan u qareemidda xildhibaanka, iyo sifooyinka sharci darrada ah ee tacadiga leh ee uu ku xidhan yahay. Caawa Ka soo qayb-galkaagu waa muhiim.
2
10
2
23
4,419
Seeraha Garashada 🌳 #AwdalFirst retweeted
Before going to the question:- 𝐇𝐨𝐰 𝐄𝐭𝐡𝐢𝐨𝐩𝐢𝐚 𝐃𝐞𝐬𝐭𝐚𝐛𝐢𝐥𝐢𝐳𝐞𝐬 𝐭𝐡𝐞 𝐑𝐞𝐠𝐢𝐨𝐧 𝐚𝐧𝐝 𝐈𝐭𝐬 𝐍𝐞𝐢𝐠𝐡𝐛𝐨𝐫𝐬? 𝑫𝒊𝒅 𝑬𝒕𝒉𝒊𝒐𝒑𝒊𝒂 𝒔𝒂𝒄𝒓𝒊𝒇𝒊𝒄𝒆 𝒃𝒍𝒐𝒐𝒅 𝒇𝒐𝒓 𝑺𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊𝒂’𝒔 𝒔𝒆𝒄𝒖𝒓𝒊𝒕𝒚, 𝒐𝒓 𝒅𝒊𝒅 𝒊𝒕 𝒄𝒐𝒏𝒕𝒓𝒊𝒃𝒖𝒕𝒆 𝒕𝒐 𝒔𝒉𝒆𝒅𝒅𝒊𝒏𝒈 𝑺𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊 𝒃𝒍𝒐𝒐𝒅 ? Ethiopia’s actions in the Horn of Africa and surrounding regions have raised significant concerns about its role in destabilizing neighboring countries. Through various geopolitical maneuvers, Ethiopia is perceived as violating international norms, threatening territorial integrity, and exacerbating regional tensions. Here’s an overview of the threats Ethiopia poses to its neighbors: 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚 :🇸🇴 • 𝑽𝒊𝒐𝒍𝒂𝒕𝒊𝒐𝒏 𝒐𝒇 𝑻𝒆𝒓𝒓𝒊𝒕𝒐𝒓𝒊𝒂𝒍 𝑰𝒏𝒕𝒆𝒈𝒓𝒊𝒕𝒚: Ethiopia's engagement with Somaliland, a breakaway region not recognized by international law, undermines Somalia’s sovereignty and territorial integrity. • 𝑷𝒐𝒕𝒆𝒏𝒕𝒊𝒂𝒍 𝑺𝒆𝒊𝒛𝒖𝒓𝒆 𝒐𝒇 𝑺𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊 𝑾𝒂𝒕𝒆𝒓𝒔: Ethiopia’s deals with Somaliland could lead to claims over maritime zones legally belonging to Somalia, risking encroachment on Somali territorial waters and resources. • 𝑺𝒖𝒑𝒑𝒐𝒓𝒕𝒊𝒏𝒈 𝑺𝒆𝒄𝒆𝒔𝒔𝒊𝒐𝒏𝒊𝒔𝒕𝒔: By recognizing and collaborating with breakaway regions, Ethiopia undermines the Somali federal structure and promotes secessionist movements. • 𝑭𝒖𝒆𝒍𝒊𝒏𝒈 𝑻𝒓𝒊𝒃𝒂𝒍 𝑻𝒆𝒏𝒔𝒊𝒐𝒏𝒔: Ethiopia’s involvement in Somali internal politics is seen as exacerbating tribal tensions by supporting factions against the central government, leading to further instability. • 𝑺𝒎𝒖𝒈𝒈𝒍𝒊𝒏𝒈 𝑾𝒆𝒂𝒑𝒐𝒏𝒔: Ethiopia is suspected of smuggling weapons into conflict areas within Somalia, contributing to ongoing violence and insecurity. • 𝗜𝗻𝗲𝗳𝗳𝗲𝗰𝘁𝗶𝘃𝗲 𝗖𝗼𝘂𝗻𝘁𝗲𝗿𝘁𝗲𝗿𝗿𝗼𝗿𝗶𝘀𝗺 𝗘𝗳𝗳𝗼𝗿𝘁𝘀: Ethiopia faces criticism for not effectively combating terrorist groups like Al-Shabaab, with allegations of indirectly aiding armed groups or opposition factions within Somalia. 𝐄𝐠𝐲𝐩𝐭:🇪🇬 • 𝑻𝒉𝒓𝒆𝒂𝒕 𝒕𝒐 𝑾𝒂𝒕𝒆𝒓 𝑺𝒆𝒄𝒖𝒓𝒊𝒕𝒚: Ethiopia’s construction of the Grand Ethiopian Renaissance Dam (GERD) on the Nile River is viewed as a direct threat to Egypt’s water security, endangering its agriculture, drinking water, and overall survival. • 𝑽𝒊𝒐𝒍𝒂𝒕𝒊𝒐𝒏 𝒐𝒇 𝑯𝒊𝒔𝒕𝒐𝒓𝒊𝒄𝒂𝒍 𝑨𝒈𝒓𝒆𝒆𝒎𝒆𝒏𝒕𝒔: Ethiopia’s unilateral actions regarding the GERD are perceived as violations of historical agreements governing Nile water use, posing existential risks to Egypt. • 𝑮𝒆𝒐𝒑𝒐𝒍𝒊𝒕𝒊𝒄𝒂𝒍 𝒂𝒏𝒅 𝒊𝒏𝒕𝒆𝒓𝒆𝒔𝒕 𝑻𝒆𝒏𝒔𝒊𝒐𝒏𝒔 𝒊𝒏 𝒕𝒉𝒆 𝑹𝒆𝒅 𝑺𝒆𝒂: Ethiopia’s aspirations to gain access to the Red Sea threaten Egypt’s strategic interests, particularly regarding control over the Suez Canal’s southern entry point. 𝐒𝐮𝐝𝐚𝐧:🇸🇩 • 𝑰𝒎𝒑𝒂𝒄𝒕 𝒐𝒏 𝑾𝒂𝒕𝒆𝒓 𝑹𝒆𝒔𝒐𝒖𝒓𝒄𝒆𝒔: Ethiopia’s GERD affects Sudan’s water flow regulation, posing risks of flooding or droughts that could harm agriculture and livelihoods along the Nile. • 𝑺𝒖𝒑𝒑𝒐𝒓𝒕 𝒇𝒐𝒓 𝑹𝒆𝒃𝒆𝒍 𝑮𝒓𝒐𝒖𝒑𝒔: Ethiopia is accused of backing rebel factions within Sudan, destabilizing the region and threatening Sudanese national security. • 𝑩𝒐𝒓𝒅𝒆𝒓 𝑫𝒊𝒔𝒑𝒖𝒕𝒆𝒔 : Ethiopia’s military presence, and historical border disputes. @HassanSMohamud @HamzaAbdiBarre @AhmedMoFiq @AadanMadobe @TheVillaSomalia @Golaha_shac_JFS @SomaliPM @MFASomalia @osmando @AlsisiOfficial @MfaEgypt @khaledmahmoued1 @mahmouedgamal44 @EgyArmySpox @EgyIndependent #AwdalFirst #Awdalstate of #Somalia #Egypt #Ethiopia
Press Statement on the Current Situation in the Horn of Africa
1
10
3
34
3,647
Dawlada Somalia waxa ay gashay dadaalo wax ku oola dhanka arimaha dibada iyo diblomaasiyada oo ay iskaga caabinayso damaca Itoobiya ee ku aadan xeebaha somalida. Waxa dhaman ka maqna qorshe gudaha ah iyo in laga qayb galiyo dadka ree Awdal oo ah cida u horaysa ee hor tagan MOU.
1
6
1
11
1,297