@Seermohi
iAccount based inAustria
About this account
- Account based in
- Austria
- Connected via
- Austria App Store
Account-level information from X, not a live location or the device used for a specific post.
“You must be the change you wish to see in the world.”
Joined June 2019
- Tweets433
- Following232
- Followers718
- Likes758
Pinned Tweet
Waa isku meel laakiin waa kala muuqaal. Waxaa u dhaxaysa labada sawir mudo shan sano ah, waa horumar iyo wax uu qalbigu ku farxo
Suldaan Seermo retweeted
Qaylo dhaanta colaadda galbeedka iyo Gaabiska xukuumadda.
Waxa sii socda colaadda labada beelood ee walaalo ah ku dhexmaraysa deegaamo ka tirsan gobollada galbeedka Somaliland ee Awdal iyo Selal.
Qaylo dhaanta madax-dhaqameedka iyo haldoorka deegaamadan ayaa maalinkasta warbaahinta la hadlaya iyagoo xukuumadda ku eedaynaya in ay ka gaabisay wax-ka-qabashada colaaddan oo saamayn ku yeelatay bulshada.
Xukuumaddu gaar ahaa wasiirka arrimaha gudaha ayaa dhawr goor sheegay in la soo afjaray colaadda gobollada galbeed arrintaasi oo noqotay mid aan hirgelin.
Suldaan Samater Ibraahim Jaamac Samater oo dhawaan Boorama ka hadlay waxa uu sheegay in haddii aan colaaddan wax laga qaban natiijadeedu fogaan doonto.
Arrinta waxa sii fogeeyay hadal uu dhawaan jeediyay wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cabdale Sandheere kaas oo loo fahmay in uu xayn-daabka Somaliland uu kaga saarayo Ugaas Mustafe Maxamed Ibrahim Ugaas Wacays, hadalkan oo ka cadhaysiiyay qaar ka mid ah bulshada deegaamadan.
Saamaynta colaadda.
Dagaalka ayaa saamayn ku yeeshay isu-socodka deegaamadan iyo arrimaha la xidhiidha ganacsiga maadama oo baabuur la kala qabsaday.
Deegaamada Awdal iyo Selal gaar ahaana kuwa xeebaha ku teedsan oo markii horeba horumarku ku yaraa ayaa haddana colaaddu saamayn taban ku yeelatay sida Waxbarashada, caafimaadka iyo arrimaha kale ee nolosha mihiimka u ah.
Doorka xukuumadda Somaliland oo Gaabis ah.
Xukuumadda Somaliland dhawr jeer ayay sheegtay in la soo afjaray colaadda galbeedka, waxana ay soo saartay go’aamo iyo heshiisyo balse waxa ayu muuqdaan kuwo aan fulin.
By:Gallaydh TV
Suldaan Seermo retweeted
Set a reminder for my upcoming area! nitter.cf/i/spaces/1XxygwEEVjbGM
Wixii kursi kumuwaadina looma baahna wicii dadkooda iyo dalkooda ka naxaya waa inooyo caawa saacada 20:00 geeska africa.
RAAD-RAAC | GORFAYNTA XAALADDA SOMALILAND.
Caawa waxaan si gaar ah u falanqaynaynaa wareysigii iyo khudbaddii Madaxweyne Cirro ee Hudson Institute, iyo su’aalaha ka dhashay hadalladii uu ka jeediyey Washington.
Hudson Institute wuxuu kulanka ku tilmaamay dood ku saabsan doorka istaraatiijiga ah ee Somaliland ee Geeska Afrika.
Hudson Institute
❓ Maxaa dhab ahaan kasoo baxay safarkii iyo hadalladii Madaxweyne Cirro?
❓ Doodda aqoonsiga ma loo bandhigay si ku filan oo la jaanqaadaysa danaha caalamka?
❓ Maxay yihiin meelaha jawaabaha Madaxweynaha su’aalo badan ka dhaliyeen?
❓ Xukuumaddu maxay ka qabanaysaa xaaladda gudaha iyo cabashooyinka bulshada?
❓ Maxaa kasoo kordhay xaaladda cusub ee gobolka Awdal? Wararka ilaa shalay kasoo cusboonaaday waxay sheegayaan in xaaladdu kacsan tahay, inkastoo faahfaahinta dhacdada iyo khasaaraha aan weli si madax-bannaan loo xaqiijin.
Horn of Africa News
Waxaan sidoo kale ka doodi doonaa aqoonsiga Somaliland, siyaasadda arrimaha dibadda, xaaladda gudaha iyo fashilka xukuumadda Madaxweyne Cirro.
🎙️ Martida:
Liibaan Al Cadaala
Garaad Maxamed
Aqoonyahanno & Siyaasiyiin
🎤 Host: Xaaji Qodax
🤝 Co-host: Suldaan Seermo
📅 Sabti, 19 September 2026
⏰ 8:00 PM EAT
RAAD-RAAC " dood furan, su’aalo adag iyo falanqayn ku saabsan xaaladda Somaliland.
#Somaliland #RAADRAAC #Awdal #Cirro #HudsonInstitute
Kuwii shalay Adeerka Muuse Biixi Qaawayey ee Buur iyo Banaanba uu Fuulay ee Macal Dagaalkii uu Ku Jiray Kaga Xishoon Wayey ee Ciidanka Ka Basaasay ee Cadow kastaa uusoo Raacay Waadka Baqaysaa Kii Kursigii Aad 7sanno ee ugu Danbeyey aad Fadhiday Ugu Dhisaynaa Waad Eernaysaa Soco Jabhadd Samayso oo baad goro siidii Lagaga guraan Jiray oo jooji daba dhilifnimada iyo edebdarrada aad X ka wado.
Kooxda ina cirro waxay aad ugu takhakhuseen AI iyo jahwareerinta shacabka, waakuwaa iyaga oo macadantii dalku lahaa USA ku xaraashaya hadana indho adeygooda leh ictiraaf ayaan doonay ceebwaynaa😂😂
Awow Somaliland ma isreal ayaa codaysa mise shacabka😂, waa yaab hadaad isku khalado Somaliland oo Demokratie ah oo shacabku awoodda leeyahay iyo dalalka loo yeedhiyo qofka madaxweynaha u noqonaya⁉️
Xisbigan doorasho madaxtooyo waa is daayeen.
Waa Xisbiga kaliyee anti Israel 🇮🇱 ah.
And next Somaliland presidential election Israel 🇮🇱 dedaal badan ayay ku bixin in xisbigani aanu ku guulaysan doorashada.
Well idiotic played @MohamudHAbdi
Suldaan Seermo retweeted
"Washington ugama dhex doodi kartid in Somaliland loo aqoonsado dal dimuqraadi ah, iyada oo Hargeysa lagu cabudhinayo xorriyaddaha asaasiga ah.
Awoodda dibloomaasiyadeed ee Somaliland waxa ay ku xidhantahay Muujinta Nidaam leh ku dhaqan dastuur, xasilooni siyaasadeed, madax banaani garsoor iyo ixtiraamidda xuquuqda iyo xorriyadaha madaniga ah.
Waxaan xukuumadda ugu baaqayaa in Abwaan Jiheeye si degdeg ah oo shuruud la'aan u sii dayso.
waxaan sidoo kale xasuusinayaa in ay ixtiraamto xuquuqda siyaasiga ah ee deegaanada HAWD & MAROODIJEEX. xasiloonida goboladaas laguma ilaalin karo hadalo iyo ficilo siyaasadeed oo muuqaal uun ah."
#XildhibaanCiiseKeyd
Suldaan Seermo retweeted
It is shameful that the President of Somaliland is planning to visit Washington while members of his administration are insulting His Excellency President Donald Trump.
@realDonaldTrump
@DonaldJTrumpJr
Suldaan Seermo retweeted
📢 OGEYSIIS | RAAD-RAAC
Barnaamijkii RAAD-RAAC ee caawa inoo qorshaysnaa wuu baaqday sababo la xidhiidha arrimo farsamo.
Dhamaan bulshada naga raalli ahaada. Insha Allah, waxaan dib idiinka soo sheegi doonaa waqtiga uu barnaamijku diyaar noqon doono.
🙏 Mahadsanidiin dulqaadkiinna iyo fahankiinaba.
Suldaan Seermo retweeted
Hadalkaa Boqor Raabi ha laga Qariyo muwaadiliinta cusub
Shacabkii xariirta ahaa ee Somaliland waxay noqdeen 4 qaybood.
1: in gaajo iyo macaluul hayso
2:in dhakhatar xumo iyo daawo la‘aan u dhamanaysa
3: in dagaalo iyo colaad u dhimanaysa
4: inta soo hadhay waa mid xabsi loo wado, mid loo hanjabay iyo mid waalidkii waraaqo laga qoray.
Ina cirro isaga oo gacan kudhiigle ah oo in kabdan 70 qof ku dilay borama 500 ku dhaawacay sidee ayuu ugu fikirayaa inuu USA booqdo, odaygu maskaxiyan ma caafimaad qabo😂
Suldaan Seermo retweeted
🔥 RAAD-RAAC | GORFAYNTA XAALADDA #SOMALILAND
Xaaladda Somaliland maanta xaggee maraysaa? Maxaa xal u ah caqabadaha siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee dalka horyaalla?
🎙️ Martida:
• Garaad Maxamed — Aqoonyahan & Siyaasi
• Ibraahim Caydiid — Aqoonyahan & Siyaasi
🎤 Host: Xaaji Qodax
🤝 Co-Host: Suldaan Seermo
🔹 Qodobada doodda:
• Xaaladda amni ee Somaliland
• Sicir-bararka & musuqmaasuqa
• Caddaaladda & hay’adaha dawladda
• Doorashooyinka & komishinka
• Aqoonsiga Somaliland & xiriirka Israel
• Saldhigga Qorsoodiga ah ee Berbera
• Imaaraadka & Somaliland
📅 Talaado, 2 September 2026
⏰ 20:00 EAT | 18:00 CET
🎙️ X Space & RAAD-RAAC
*Fikirkaaga nala wadaag" dood furan, su’aalo adag, iyo aragtiyo kala duwan.🔥
Suldaan Seermo retweeted
Waar meeshii X waxa shitay @SuugaanMal iyo @Seermoh mar haday keenen oday Ibrahim Caydiid.🫡
This quoted post is unavailable.