Lataliyaha 1aad ee safaaradda J.F Soomaaliya ee Wadanka Türkiye, ayaa ka qayb galay dood heer sare oo ku saabsanayd 2026 ÇİZ Before COP31 Dialogue Summit, iyadoo looga hadlay Diblomaasiyadda Cimilada, Maalgelinta Cimilada iyo mudnaanta dalalka.
#Somali #Somalia #Türkiye #COP31
Sep 18, 2026 · 5:39 PM UTC