Arintaan waa cajiib🤔
The leader of GM State, Liibaan Ahmed, has appointed Dr. Mohamed Nur Ga'al as the advisor for legal affairs at the leader’s office. The leader also appointed Safia Said Ahmed as Director of Relations with the House of Representatives and Legal Affairs at the Galmudug Presidency.
1
204
Jiingadihii iyo laamigii aad fiiqateen aa leydinku heysta. Somali ayaad dhacdeen😂
Beesha Habar Gidir waxay dhibane u tahay dacaayado iyo magac dil mudo dheer laga faafinaaye gaar ahaan dagaaladii sokeeye ee dalka kadhacay. Waa beel door weyn kaqaadatay badbaadinta dadka ilaalinta hantidooda iyo magangalyada maatada iyo dadka aan waxba galabsan xiliyadii Soomaaliya burburtay sharcigii iyo kala dambayntiina meesha ka baxeen.
Waxaa nasiib daro ah in maanta beeshii dad badan magangalyada siisay, maatadooda iyo marastoodana badbaadin jirtay la kulanto cay aflagaado iyo taariikhdeeda oo si qaldan loo soo bandhigo. Wanaagii samaysay waxaa lagu badalay magac dil iyo dacaayado siyaasadeed.
Waxaan leeyahay kuwa maanta aflagaadada iyo dacaayadaha ku mashquulsan hadii sharciga iyo kala dambayntu mar kale meesha kabaxaan waxaad ogaan doontaan qiimaha leedahay nabada wadajirka iyo dadka u istaaga badbaadinta bulshada.
Waxaan beesha Habar Gidir kula talinayaa inay caqligeeda adeegsato, taariikhdeeda ilaaliso, kana fogaato dagaallo iyo colaado aan dhammaad lahayn. Waa in cashar laga bartaa wixii hore u dhacay. Mar dambe ma haboona in dhallinyarada beesha loo hurro dagaalo siyaasadeed difaaca ama badbaadinta dowlado aan danaha shacabka u adeegayn.
Madaxweyne @HassanSMohamud iyo siyaasiyiinta kale haqaataan mas’uuliyada hogaaminta dalka. Habar Gidir ma aha inay mar kasta noqoto beesha lagu riixo furimaha dagaalka, dabadeedna lagu abaalmariyo cay iyo magac dil.
Soomaaliya waxay u baahan tahay nabad, cadaalad iyo dowladnimo, balse Habar Gidir mar dambe looma adeegsan karo dagaallo aan danteeda iyo danta shacabka Soomaaliyeed midna ku jirin.
Ballanteennu waa daawasho, is-dabaalin iyo inaan cashar ka baranno taariikhda. Mar dambe dhallinyaradeenna uma hurayno dagaalo siyaasadeed oo aan dha bye-byemaad lahayn.
4
5
519
Taliyaha Xooga Somalia iyo kan Türkiye maxaa u dhaxeeye? Oday 80 jira oo qabiiliste ah oo caqabad ku ah ummada 🤔@Daily_Mogadishu @Ramadan70530344
3
7
1,113
𝗔𝘄~𝗕𝗮𝗿𝗿𝗼𝘄 retweeted
the Six judges of the Supreme Court of Somalia, including Bashe Yusuf Ahmed, have filed a lawsuit against the Federal Government of Somalia with the East African Court of Justice, which has accepted the lawsuit.
Xooggayntii Xawaadle oo farriin toos ah u dirtay Xasan Garguurte. @HassanSMohamud @SharmakeHu11011 @supremeace2000
Dib ii soo dhisa iyo nin ayaan wadanaa. Dagaalki oo kooban oo koonbo ku jira💯👇 @HassanSMohamud @LibanIyow malabaani waxey na leeyihiin dagaalkan dhax dhaxaad ka noqda. SEE KULATAHAY?
1
1
216
Dib ii soo dhisa iyo nin ayaan wadanaa. Dagaalki oo kooban oo koonbo ku jira💯👇 @HassanSMohamud @LibanIyow malabaani waxey na leeyihiin dagaalkan dhax dhaxaad ka noqda. SEE KULA TAHAY?
1
3
266
Hassan waa in wadanka laga badbaadiyaa 💯
The leadership clinging to power unlawfully is now facing the consequences of its deeply flawed decisions, which have inflicted serious damage on the country, both at home and internationally. It is also facing the consequences of the warnings it ignored and the advice it dismissed. We have now reached a point where we must confront the reality before us.
History does not erase the damage caused by a leader, nor does time conceal the mistakes they have made.
Malabani dagaalki waa galeen😂
The moment I challenged him over the UAE’s agenda and his Zionist-aligned stance on Somalia, he blocked me. He talks about friendship but cannot face criticism. Somalia’s sovereignty is not negotiable, and our unity will never be sacrificed for foreign interests. 🇸🇴
3
382

























