"MUFTI Sheikh Mohamed Abdi Umal oo si weyn u Amaanay Mamulka waqooyi Bari Somalia,, Las'anod
#Shsre
1
Safiir Ferhat Alkan, ayaa kulan la yeeshay Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi-Bari ee Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye.
Labada dhinac ayaa kulankooda kaga wada hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, waxayna isla eegeen fursadaha lagu xoojin karo xiriirka Türkiye iyo Dowlad Goboleedka Waqooyi-Bari, gaar ahaan dhinacyada iskaashiga dhaqaalaha, maalgashiga iyo mashaariicda.
Safiir Alkan ayaa mar kale xaqiijiyey in Türkiye, oo ah saaxiib soo jireen ah oo Soomaaliya leedahay, ay ka go’an tahay inay gacan ka geysato nabadda, xasilloonida iyo horumarka dhammaan qaybaha dalka.
Ambassador Ferhat Alkan met with the President of Somalia’s Northeastern State, H.E. Abdulkadir Ahmed Aw-Ali Firdhiye.
They exchanged views on the latest developments in Somalia and discussed opportunities to strengthen Türkiye–Northeastern State relations, with a particular focus on economic cooperation, investment opportunities and development projects across various sectors.
Ambassador Alkan reaffirmed that Türkiye, as a longstanding partner of Somalia, remains committed to contributing to peace, stability and development in every part of the country.
5
163
"Warkan waa war weyn anigu waxan qaba Hassan Sheikh safiirada Beesha Caalamka ayaa ku yiri" Dalka doorasho ka qabo, #Share
Ka dib isaguna Emirate carabta ayuu Cadho kula dul-dhacay,,
"
How many did you get right? ⁉️
Save up to 40% on our 2026/27 home and away kits with our latest Black Friday offer! 🤍
🛍️ thfc.pro/4z5Zp3j
112
"Muqaalka Taliska Qeybta 26'aad ee Ciidanka Xooga Dalka soomaaliyeed Xerada Tababarka Kal-dooxan ee Gobolka SANAAG Mamulka waqooyi Bari Somalia,,
#Share -
"Waxa Xariga laga jaray Xarunta Cusub ee wasarada Isgaarsiinta & Technology-da waxa lagu soo kordhisay qeyb cusus oo ah adeega Isgaarsiinta Boostada,
Wasiirku wuxu sheegay In la diyariyay e-government portal system aaga cusub ee Internetka dowlada oo Isku xiri doona
Buhodle ilaa Guumeys ee dowlada waqooyi Bari oo dhawan la rakibi doono,,
"Mufti Sheikh Mohamed Abdi Umal oo soo gaaray Caasimada dowlad goboleedka waqooyi Bari Somalia #Las'anod
Wefti culus
"Taliyaha Qeybta 26'aad ee Ciidanka Xooga Dalka soomaaliyeed Abdirahman Baalcade ayaa kor meer ku tagay Xerada Tababarka Ciidanka,
Kal-dooxan Awr-boogeys SOOL Ee Dowlada waqooyi Bari Somalia, Taliyaha Qeybta ayaa khudbad aad u qiimo badan u jeediyay Ciidanka Xooga Dalka soomaaliyeed,,













