Ku daroi waxba kama doonayno
Replying to @siciidSL
wax badan ayaan ka faaiday spaces kan , Somaliland Dadka u dooda space ka kaliyaa xorta ah ee argtida dadwaynaga hagaya weeye , waxyaabo badan oo khalad fahansanaa waa layga saxay , Jasaka Allah baan leeyahay
2
9
489
Mid kamida Qawmiyadaha daga Jubaland somalia marka inan la. Guursanayo Hooyadeed baa meel fagaare ah lagu budheeyaa !! Hooyadaasi jazz bay xanuunka isku dhaafinaysaa
Heshiiska uu Xasan Calasaw maanta lahaa “awowgay baa lahaa ee adduunyadu ha ixtiraamto” waa kan, kuwa Jamhuuridda Somaliland madax kaga duuban ee dhakada adagi intaa ma fahmayaan oo intay ka daba hadlaan dunida ma fahansiinayaan been Calasaw?
Ugu dambayn Reer somalia way igu waafaqqeen in aanay isku wada isir iyo luuqad ahayn !!! Bisinka uqqbta dooddaa ay bilaaba yaan ku dhaha.
Qawmiyadda “Makanne” oo ka mid ah Qawmiyadaha la isku yidhaa “Jareer Wayne” ee somalia. Odaygoo @Warsame2818 ma fahmay luuqaddan?
Qawmiyadda “Makanne” oo ka mid ah Qawmiyadaha la isku yidhaa “Jareer Wayne” ee somalia. Odaygoo @Warsame2818 ma fahmay luuqaddan?
Dambigiisa ilaahay ha dhaafo innagana malah samriba maynee kuwii dhaxalkii uu uga tagay ilaashada ha innaga dhigo
Hibooyin Aan La Heli-karin, Wuu Diriri Yiqiin, Wuu Dood Adkaa, Wuu Diidi Yiqiin, Waanu Dooni Ogaa.
#Somaliland @NorinShire1 @Mohamed94540259 @hargeisa234 @Saeed_beeldeeq @s @siciidSL @Somaalilanders @Cambaaburshizi @Sufiilwaad @Weighty26061960 @truehalyay
Muj, Boobo AHN didn’t fight for his Country and people during his prime time only, he was fighting multi fronts till his last breath.
2badii Xisbi Fulay, Hoggaamisadii Kooxda laascaanood Fahiima quuje ee ay lacagta Xad dhaafka ah kagala soo wareegeen ma waxay ugu badaleen Hoggaamiyihii 2bada Xisbi Fulay Liiban Cadaala?
Retweet kusame Madaxda Maraykanka ku tag garee amma tweet la mid ah qor
President Dwight D. Eisenhower,didn’t hesitate to order Secretary Christian Herter to Congratulate The State of Somaliland upon gaining independence from Great Britain on 26th of June 1960,all it needs is a renewal of that recognition. @realDonaldTrump @BarackObama @SecRubio
Waa Mid ka Mid ah Qawmiyadaha somalia. Abgaal, waxay ka mid yihiin Qawmiyadaha la isku yidhaa “Hawiya” haddii aad luuqadoodaa fahamtay ,bal maxay leeyihii?
@AhmedNa88999 @SOP252 Waar bal heestan fasira mise idinku idinku luuqadan maydin soo gaadhin?
2
286
President Dwight D. Eisenhower,didn’t hesitate to order Secretary Christian Herter to Congratulate The State of Somaliland upon gaining independence from Great Britain on 26th of June 1960,all it needs is a renewal of that recognition. @realDonaldTrump @BarackObama @SecRubio
Alaabtan @Cagmadhige90 iyo @Shakurshire101 baa baryahaaba ku hawlanaa barashadeedee bal innaga turjuma dhaha.













