๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐๐, ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ฒ๐ฌ๐ค๐ (๐๐จ๐๐๐๐
), ๐จ๐จ ๐ค๐๐๐ฌ๐ก๐๐ง๐๐ฒ๐ฌ๐ ๐๐๐ฒ,๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐
, ๐๐ฒ๐๐ ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ Hargeisa ๐ค๐ฎ ๐ช๐๐๐๐ญ๐๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐ฐ๐๐๐ฒ๐ข๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง ๐๐ก ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐๐๐๐ฌ๐๐ง ๐ฑ๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐ ๐๐๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐ , ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐๐๐๐๐ช๐ฌ๐๐ง ๐ฑ๐๐๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฑ๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐๐ฆ๐๐๐ ๐๐ข๐๐จ๐จ๐๐๐ฒ ๐๐ ๐๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐ ๐๐๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐ (๐๐๐).
Kulanka waxa ka soo qayb-galay culimo aw diinta, oday-dhaqameedka iyo cuqaasha, ururadda bulshada maxaliga ah, warbaahinta, iyo masuulin kala duwan oo ka so day dawlada kuwaas oo lagala hadlay muhiimadda ilaalinta xuquuqda carruurta, ka hortagga tacaddiyada loo geysto carruurta, korinta wanaagsan iyo doorka ay bulshada ku leeyihiin ilaalinta iyo daryeelka ubadka.
kulankani wuxuu qayb ka yahay hirgalinta iyo xoojinta qorshayaasha wasaarada ee ku jihaysan daryeelka caruurta, laguna xoojinayo wada shaqaynta culimo aw diinta, oday-dhaqameedka iyo cuqaasha, ururada maxaliga ah, guddida qaran ee bilaalinta ququuda carruurta si loo gaadhsiiyo bulshada farriimo wacyigelinta ah oo kor u qaadaya fahamka xuquuqda carruurta, dhiirrigelinayana hab-dhaqan wanaagsan.
Barnaamijkan wacyiga bulshada kor lugu qaadayo.kulanka waxa si rasmi ah u soo xidhay Agaasimaha Waaxda qoyska, horumarinta haweenka iyo ilaalinta Carruurta ee Wasaaradda Shaqada Arrimaha Bulshada iyo Qoys waxay kula dardarantay kasoo qayb galayaasha in ay ka faaiidaystan xogta Las-waydarsanaayo mudada u socdo kulanku bulshada dhexdeedana wacyigalinta ay gaadhsiyaan.
๐๐ต๐ต๐ช ๐๐ช๐ฑ๐ช๐ญ ๐๐ฎ๐ฑโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆ
Bye Haashi Mahdi Mohamed
_๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐๐๐ก๐ข๐ง๐ญ๐ & ๐๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐ ๐๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ _ ๐๐๐๐๐๐
๐_๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐๐๐
๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐
575
๐ฐ๐๐ฑ๐ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐๐ฌ๐ฆ๐ข ๐๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐๐ฒ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐๐๐ฑ๐๐ ๐๐จ๐ฒ๐ฌ๐ค๐, ๐๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ฐ๐๐๐ง๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฅ๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐, ๐๐๐ซ๐ฐ๐จ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฒ๐๐ข๐ข๐.
182
๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐๐, ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ฒ๐ฌ๐ค๐ (๐๐จ๐๐๐๐
), ๐จ๐จ ๐ค๐๐๐ฌ๐ก๐๐ง๐๐ฒ๐ฌ๐ ๐๐๐ฒ,๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐
, ๐๐ฒ๐๐ ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐๐จ๐จ๐ซ๐๐ฆ๐ ๐ค๐ฎ ๐ช๐๐๐๐ญ๐๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐ฐ๐๐๐ฒ๐ข๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง ๐๐ก ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐๐๐๐ฌ๐๐ง ๐ฑ๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐ ๐๐๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐ , ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐๐๐๐๐ช๐ฌ๐๐ง ๐ฑ๐๐๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฑ๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐๐ฆ๐๐๐ ๐๐ข๐๐จ๐จ๐๐๐ฒ ๐๐ ๐๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐ ๐๐๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐ (๐๐๐).
Kulanka waxa ka soo qayb-galay culimo aw diinta, oday-dhaqameedka iyo cuqaasha, kuwaas oo lagala hadlay muhiimadda ilaalinta xuquuqda carruurta, ka hortagga tacaddiyada loo geysto carruurta, korinta wanaagsan iyo doorka ay bulshada ku leeyihiin ilaalinta iyo daryeelka ubadka.
kulankani wuxuu qayb ka yahay hirgalinta iyo xoojinta qorshayaasha wasaarada ee ku jihaysan daryeelka caruurta, laguna xoojinayo wada shaqaynta culimo aw diinta, oday-
dhaqameedka iyo cuqaasha, si loo gaadhsiiyo bulshada farriimo wacyigelinta ah oo kor u qaadaya fahamka xuquuqda carruurta, dhiirrigelinayana hab-dhaqan wanaagsan.
Barnaamijkan wacyiga bulshada kor lugu qaadayo.kulanka waxa si rasmi ah u furay isuduwaha wasaarada ee gobolka awadal , isuduwuhu waxay kula dardarantay kasoo qayb galayaasha in ay ka faaiidaystan xogta la wadaagayo mudada u socdo kulanku
๐๐ต๐ต๐ช ๐๐ช๐ฑ๐ช๐ญ ๐๐ฎ๐ฑโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆ
Bye Haashi Mahdi Mohamed
_๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐๐๐ก๐ข๐ง๐ญ๐ & ๐๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐ ๐๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ _ ๐๐๐๐๐๐
๐_๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐๐๐
๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐
341
๐๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐๐ฅ๐ค๐ข๐ข ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐ก๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐ฒ๐๐ซ ๐ฒ๐๐ซ
๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐๐, ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ฒ๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐ ๐๐ฒ๐๐ ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐, ๐๐/๐๐/๐๐๐๐, ๐ฌ๐จ๐จ ๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ฒ๐ฌ๐๐ฒ ๐ฑ๐ฎ๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ซ๐ฒ๐๐ซ, ๐ค๐๐๐ฌ ๐จ๐จ ๐ฅ๐๐ ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐จ๐จ๐ฌ๐ ๐๐ก๐๐ฑ๐ ๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐ ๐๐ก๐๐๐ซ๐ ๐๐ ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐.
Wacyigelinta xuskan ayaa bilaabantay 17/10/2026, waxaana laga sameeyey dugsiyada hoose dhexe ee magalada hargaysa, dugsiyada hoose dhex ee kala ah Gacma Dheere, Gini, Ayah 4 iyo Gantalaha.
Halkudhigga sannadkan wuxuu ahaa: โKa Hortagga Nooc Kasta oo Tacaddi ah oo ka Dhan ah Hablaha Yaryar, Joojiya Xadgudubka Carruurta, Maalgelinta Xuquuqda Hablaha waa mustqabalka hablaheena.
Ujeeddada xusku waxay ahayd in la xoojiyo wacyiga ardayda ee ku saabsan xuquuqda aasaasiga ah, dhawrista akhlaaqda iyo qiyamka suuban ee carruurta JSL, iyadoo la adkaynayo in gabadh kastaa xaq u leedahay waxbarasho, daryeel iyo nolol ka madhan tacaddi nooc kasta oo uu yahay.
Xuskan waxa si rasmi ah u soo xidhay Agaasimaha Waaxda Qoyska, Horumarinta Haweenka iyo Ilaalinta Carruurta, Marwo Sabaad Maxamed Caydiid.
Agaasimaddu waxay u mahadnaqday dhammaan ka soo qaybgalayaashii, iyadoo si gaar ah ugu mahadnaqday maamulayaasha dugsiyada kala duwan ee lagag sameyay wacayi-galinta,
ardaydii ka qayb qaadatay muddadii uu xusku socday, iyo daneeyayaashii kala duwanaa ee kala shaqeeyey hirgelinta hawlahan.
2
515
๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐, ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ฒ๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐ข ๐๐๐๐ฌ๐ก๐ข, ๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ฒ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ ๐ง๐ข๐๐๐๐ฆ๐ค๐ ๐๐ข๐-๐ฎ-๐ก๐๐๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐ฒ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐. ๐๐ก๐ข๐ซ๐ค๐๐ง ๐จ๐จ ๐๐ฒ ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐๐๐๐ฃ๐ข๐ซ ๐๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ช๐๐๐๐ง๐ช๐๐๐๐ข๐ฒ๐๐๐ง ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐๐ฒโ๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐ก๐ข๐ฅ๐๐ซ๐๐งโ๐ฌ ๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐ ๐๐ฌ
ee Somaliland, Shirkan ujeeddadiisu tahay in dib-u-habayn lagu sameeyo nidaamka daryeelka carruurta aan helin daryeel waalidnimo.
Agaasimaha Guud waxa uu xusay in Wasaaraddu mar walba xil iska saarto sidii loo ilaalin lahaa xuquuqda carruurta aan helin daryeel waalidnimo,
isla markaana si gaar ah loo xaqiijin lahaa inay helaan daryeel, nidaam iyo xeerar ka turjumaya xuquuqda guud ee carruurta iyo kuwa aan helin daryeel waalidnimo.
Agaasimaha Guud waxa uu sidoo kale dul istaagay in muddada labada cisho ah ee halkan la joogo dib-u-eegis
lagu sameeyo nidaamka daryeelka carruurta, isla markaana shirka laga soo saaro talooyin wax-ku-ool ah oo
lagaga qabanayo daryeelka carruurta aan helin daryeelwaalidnimo.
Ugu dambayntii, Agaasimaha Guud ayaa u mahadnaqay ka soo qaybgalayaasha shirka iyo hayโadda SOS Childrenโs Villages.
๐๐ต๐ต๐ช ๐๐ช๐ฑ๐ช๐ญ ๐๐ฎ๐ฑโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆ
Bye Haashi Mahdi Mohamed
_๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐๐๐ก๐ข๐ง๐ญ๐ & ๐๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐ ๐๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ _ ๐๐๐๐๐๐
๐_๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐๐๐
๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐
1
380
๐๐ฎ๐๐๐ข๐๐ ๐๐๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐, ๐๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐, ๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฅ ๐๐ง๐ฌ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐ ๐ ๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐ฐ๐๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐๐๐ ๐ฃ๐ฌ๐ฅ ๐๐ฒ๐๐ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐ข๐ฌ-๐ฑ๐จ๐ -๐ฐ๐๐ซ๐๐ฒ๐ฌ๐ข ๐๐ก ๐ฅ๐ ๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐๐ฒ ๐ฆ๐๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐, ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ฒ๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐, ๐จ๐จ ๐๐ฒ ๐ก๐จ๐ ๐ ๐๐๐ฆ๐ข๐ง๐๐ฒ๐ฌ๐จ ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐, ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ฒ๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐, ๐๐๐ซ๐ฐ๐จ ๐๐ข๐ฅ๐ ๐จ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข. ๐๐๐ฑ๐ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐ ๐ค๐ฎ ๐ฐ๐๐ก๐๐ฅ๐ข๐ง๐๐ฒ๐๐ฒ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐ข ๐๐๐๐ฌ๐ก๐ข, ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐๐๐๐ฑ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ ๐ฌ๐จ๐๐จ๐ญ๐๐ฒ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐.
Kulanka oo ujeeddadiisu ahayd is-xog-waraysi iyo in wax laga waydiiyo masuuliyiinta Wasaaraddu ay qaranka u hayso, intii kulanku socday waxa wax laga waydiiyay masuuliyiinta Wasaaradda arrimaha la xidhiidha xuquuqda shaqaalaha, arrimaha shaqada iyo shuruucda la xidhiidha waajibaadka Wasaaradda.
Ugu dambayntii, kulanka waxa lagu soo gabagabeeyay in la xoojiyo wada-shaqaynta ka dhaxaysa Wasaaradda iyo Guddida. Waxa la isla qaatay in la dardargeliyo shuruucda u baahan in la dardargeliyo ee ay gacanta ku hayaan Guddidu iyo kuwa kale ee u baahan in la dardargeliyo ee Wasaaraddu gacanta ku hayso.
๐๐ต๐ต๐ช ๐๐ช๐ฑ๐ช๐ญ ๐๐ฎ๐ฑโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆ
๐๐ฒ๐ ๐๐๐๐ฌ๐ก๐ข ๐๐๐ก๐๐ข ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐
_๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐๐๐ก๐ข๐ง๐ญ๐ & ๐๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐ ๐๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ _ ๐๐๐๐๐๐
๐_๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐๐๐
๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐
1
265
๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐, ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ฒ๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐, ๐๐ฒ๐๐ ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐ก-๐๐ฎ๐ซ๐ญ๐๐ฒ ๐ฑ๐ฎ๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ช๐๐ฅ๐ค๐จ๐จ๐๐ฎ ๐๐๐๐๐ข๐๐๐ง ๐๐๐ก๐๐ฒ. ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐๐๐ฑ๐๐ ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ช๐๐ฅ๐ค๐จ๐จ๐๐ฎ ๐๐๐๐๐ข๐๐๐ง , ๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ฒ ๐ฑ๐ฎ๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ช๐๐ฅ๐ค๐จ๐จ๐๐ฎ ๐๐๐๐๐ข๐๐๐ง ๐๐๐ก๐๐ฒ, ๐ค๐๐๐ฌ ๐จ๐จ ๐ฅ๐ ๐ฑ๐ฎ๐ฌ๐จ ๐ฌ๐๐ง๐ง๐๐ ๐ค๐๐ฌ๐ญ๐ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐๐ง
Agaasimaha Waaxda Dadka Baahiyaha Gaarka ah Qaba, ayaa u mahad-naqay dhammaan ka soo qayb-galayaasha, waxaanu si gaar ah ugu mahad-naqay Ururka Dadka Maqalkoodu Xaddidan Yahay oo soo agaasimay xuska.
Agaasimuhu wuxuu xusay ahmiyadda ay leedahay in la dhowro xuquuqda dadka baahiyaha gaarka ah qaba, iyo in si dhaw looga war-hayo, isla markaana ay qayb ka noqdaan bulshada, isla markaana la siiyo xuquuqda ay kala siman yihiin dadka kale ee Somaliland.
Agaasimuhu wuxuu xusay in ay Wasaaraddu si dhaw ula shaqayso dhammaan qaybaha kala duwan ee u adeega dadka baahiyaha gaarka ah qaba, isla markaana ay ka jawaabto baahiyahooda inta ay Wasaaraddu awoodo
๐๐ต๐ต๐ช ๐๐ช๐ฑ๐ช๐ญ ๐๐ฎ๐ฑโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆ
๐๐ฒ๐ ๐๐๐๐ฌ๐ก๐ข ๐๐๐ก๐๐ข ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐
_๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐๐๐ก๐ข๐ง๐ญ๐ & ๐๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐ ๐๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ _ ๐๐๐๐๐๐
๐_๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐๐๐
๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐
1
369
๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ฒ๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐ ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐ข ๐๐๐๐ฌ๐ก๐ข ๐จ๐จ ๐๐ฒ ๐ฐ๐๐ก๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ง ๐ช๐๐๐ซ ๐ค๐ ๐ฆ๐ข๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐ฐ๐๐๐ฑ๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐ ๐ฐ๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐ ๐๐ฒ๐๐ ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐ ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฅ๐จ ๐ฆ๐๐๐๐ฑ๐๐ ๐ ๐จ๐๐จ๐ฅ๐ค๐ ๐๐ฐ๐๐๐ฅ ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ซ๐๐ฆ๐ ๐ค๐๐ ๐ ๐ช๐๐ฒ๐ ๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ ๐ฆ๐ฎ๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐๐๐ ๐๐ฒ ๐๐๐ ๐๐ก๐๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐๐ซ๐จ ๐๐ก ๐ค๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐๐ฆ๐๐๐ซ๐๐๐ง ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ฌ๐๐ฆ๐๐๐ ๐ ๐๐๐๐ง๐ญ๐, ๐ข๐ฌ๐ฅ๐ ๐ฆ๐๐ซ๐ค๐๐๐ง๐ ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ช๐ ๐ฌ๐ก๐๐ช๐๐๐.
Waxaana munaasibada dhankooda goob joog ka ahaa agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada, iyo madax ka socotay Haayada save the children, iyo maamulayaasha xarumaha farsamada gacanta , waalidiin iyo shirkadaha gaarka loo leeyahay .
Wasaaradu iyada oo kaashanaysa Haayada save the children waxaa dhalinyarada madashaas lagu gudoon siiyay agabki iyo qalabki ay ku shaqo tagi lahaayeen.
Ugu danbayn Agaasimaha guud ee wasaaradu waxa uu kula dardaarmay dhalinayarada inay ka, faa,idaystaan isla markaan ay horumariyaan xirafadooda si ay isku filnaansho uga gaadhaan suuqa shaqada.
Mudadi ugu danbaysay waxay wasaarada wadaa dadaalo lagu yaraynayo shaqo la,aanta dhalinyarada , isla markaana kor loogu qaadayo horumarinta xirfadaha iyo shaqo abuurka dhalinyarada.
๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐ฌ๐ก๐๐ช๐๐๐, ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ช๐จ๐ฒ๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐ ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐ข ๐๐๐๐ฌ๐ก๐ข ๐๐ฒ๐๐ ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐ ๐ฑ๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐ ๐ค๐ฎ ๐ช๐๐๐๐ข๐ฅ๐๐ฒ ๐ฐ๐๐๐๐ข๐ ๐ ๐ค๐ ๐ฌ๐จ๐๐๐๐ฒ ๐ก๐๐ฒ,๐๐๐๐ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐ ๐๐ ๐ฌ๐๐ฏ๐ ๐ญ๐ก๐ ๐๐ก๐ข๐ฅ๐๐ซ๐๐ง , ๐๐๐๐๐ข๐ ๐๐ง ๐๐ฒ๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐ฅ๐ ๐ฐ๐๐๐๐๐ ๐๐ฒ ๐ฎ๐ฃ๐๐๐๐๐๐ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐, ๐ข๐ฒ๐๐ ๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ ๐ฐ๐๐ซ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐ฆ๐๐๐ฌ๐ก๐๐๐ซ๐ข๐ข๐๐๐ก๐ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐๐ฎ๐ฐ๐๐ง ๐๐ฒ ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ง ,๐ ๐๐๐ซ ๐๐ก๐๐๐ง ๐ค๐ฎ๐ฐ๐ ๐ฅ๐๐ฑ๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ ๐ฐ๐๐๐ฃ๐ข๐๐๐๐ค๐
wasaaradda ee la xidhiidha daryeelka caruurta, daryeelka bulshada nugul, iyo qaybaha shaqo-abuurka.
. Intii kulanku socday waxa lagu lafaguray sidii ay u sii socon lahaayeen mashaariciihaasi. Dhanka kale agaasimaha guud ayaa xusay sida ay uga go'an tahay in wasaaradda fududeyso dhankeeda wax kasta sahlaya in mashaaricidaas laga fuliya dalka.
Ugu danbayntii Agaasimaha guud ayaa u mahad-naqay hay,adda arrimaha caruurta ee save the children iyo wafdigiiba , agaasimaha guud ayaa uga mahad-naqay sidoo kale siday wanagsan ee aya ula shaqeeyaan wasaaradda.
๐๐ต๐ต๐ช ๐๐ช๐ฑ๐ช๐ญ ๐๐ฎ๐ฑโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆ
๐๐ฒ๐ ๐๐๐๐ฌ๐ก๐ข ๐๐๐ก๐๐ข ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐
_๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐๐๐ก๐ข๐ง๐ญ๐ & ๐๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐ ๐๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ _ ๐๐๐๐๐๐
๐_๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐๐๐
๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐
3
745
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐, ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ฒ๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐, ๐๐๐ซ๐ฐ๐จ ๐๐ข๐ฅ๐ ๐จ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข (๐๐๐ง๐๐๐ฅ๐จ๐จ๐ฌ๐ก๐), ๐๐ฒ๐๐ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐ฅ๐ ๐ฒ๐๐๐ฅ๐๐ญ๐๐ฒ ๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ ๐๐ ๐๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ซ๐.
๐๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐ค๐ฎ ๐ฐ๐๐ก๐๐ฅ๐ข๐ง๐๐ฒ๐๐ฒ ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ง๐ง๐๐๐ง๐๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐ซ ๐๐ข๐ฒ๐ข๐ ๐, ๐๐ฎ๐๐๐ง, ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ซ ๐๐ก๐ฎ๐๐๐ฒ๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ , ๐๐๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐๐ค๐๐๐๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ซ๐, ๐๐ฎ๐ช๐ ๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ซ๐, ๐ข๐ฒ๐จ ๐ช๐๐๐ซ ๐ค๐ ๐ฆ๐ข๐ ๐๐ก ๐๐ข๐ฅ๐๐ก๐ข๐๐๐๐ง๐ง๐๐๐ ๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ซ๐.
Ujeeddada kulanka ayaa ahayd sidii xal looga gaadhi lahaa cabashooyinka ay tabanayeen shaqaalaha Muwaadiinita ah DP World Berbera, kuwaas oo la xidhiidhay arrimo shaqo iyo khilaaf soo kala dhex galay shaqaalaha iyo maamulka DP WORLD BEBERA.
Kulanka waxa lagu gaadhay is-afgarad la xidhiidha cabashadii iyo waxaybihii ay ka cabanayeen shaqaalahu , iyo in lagu dhameeyo wadajir ah loona xalliyo ,
Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska JSL iyo Maamulka DP World Berbera iyo madaxldii kale ee ka soo qayb gashay kulan waxay isla qaateen in wixii farsamo ah ay xaliso wasaaradda shaqadda arrimaha bulshada iyo qoysku maadaamo ay masuul ka tahay arrimaha shaqadda iyo shaqaalaha.
Sidoo kale, waxaa la isku raacay in la joojiyo siyaasaddii hoosaadkii shaqaalaha ay cabashada ka muujiyeen, si loo abuuro jawi shaqo oo wanaagsan.
Ugu dambayntii, Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska JSL, Marwo Milgo Maxamed Cilmi (Sanbalooshe), ayaa sheegtay in Wasaaraddu ka shaqayn doonto sidii arrintan looga gaadhi lahaa xal waara, isla markaana loo abuuri lahaa jawi shaqo oo ku dhisan sharci, hufnaan iyo wada-shaqayn.
๐๐ต๐ต๐ช ๐๐ช๐ฑ๐ช๐ญ ๐๐ฎ๐ฑโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆ
๐๐ฒ๐ ๐๐๐๐ฌ๐ก๐ข ๐๐๐ก๐๐ข ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐
_๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐๐๐ก๐ข๐ง๐ญ๐ & ๐๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐ ๐๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ _ ๐๐๐๐๐๐
๐_๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐๐๐
๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐
1
232
๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐, ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ฒ๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐ข ๐๐๐๐ฌ๐ก๐ข, ๐๐ฒ๐๐ ๐ค๐ ๐ช๐๐ฒ๐ ๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ ๐ฑ๐๐๐ฅ๐๐ ๐ฅ๐๐ ๐ฎ ๐ช๐๐๐ญ๐๐ฒ ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ ๐ฌ๐๐ฆ๐๐๐ฒ๐๐ฒ ๐ช๐๐ฅ๐ข๐ง-๐ฃ๐๐๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ ๐ค๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฒ ๐๐๐ซ๐ง๐๐๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐ ๐
๐๐ซ๐ฌ๐๐ฆ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ง๐ญ๐.
Xafladda ayaa lagu maamuusay ardayda dhammaysatay waxbarashada iyo tababarrada farsamada gacanta, kuwaas oo helay aqoon iyo xirfado ay kaga qayb qaadan karaan suuqa shaqada, isla markaana ay ku abuuran karaan fursado shaqo iyo ganacsi.
Agaasimaha Guud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhalinyarada dhamaysatay xirfada, isagoo ku dhiirrigeliyey inay si wanaagsan uga faaโiidaystaan aqoonta iyo xirfadaha ay barteen, ayna kaalin muuqata ka qaataan horumarka bulshada iyo dhaqaalaha dalka.
Waxa uu sidoo kale xusay muhiimadda ay leedahay kobcinta xirfadaha farsamada gacanta ee dhalinyarada , maadaama ay door weyn ka qaadan karaan shaqo-abuurka, yareynta shaqo laโaanta iyo horumarinka dalka.
Ugu dambayn, Agaasimaha Guud wuxuu u mahadceliyey dhammaan hayโadihii, macallimiintii iyo cid kasta oo ka qayb qaadatay hirgelinta barnaamijkan iyo taageerada dhalinyarada isagoo qalin-jabiyayaasha u rajeeyey mustaqbal wanaagsan iyo guul ay ku gaadhaan xirfadahooda.
๐๐ต๐ต๐ช ๐๐ช๐ฑ๐ช๐ญ ๐๐ฎ๐ฑโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆ
Bye Haashi Mahdi Mohamed
_๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐๐๐ก๐ข๐ง๐ญ๐ & ๐๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐ ๐๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ _ ๐๐๐๐๐๐
๐_๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐๐๐
๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐
๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐, ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ฒ๐ฌ๐ค๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐๐จ๐จ๐ซ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐๐ก ๐ค๐ ๐ช๐๐๐๐๐ญ๐๐ ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ-๐ฑ๐ข๐๐ก๐ค๐ ๐ ๐๐ง๐๐๐ฌ๐๐ญ๐๐๐ ๐ฒ๐๐ซ๐ฒ๐๐ซ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐๐ฒโ๐๐๐๐ก๐ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐๐, ๐ฌ๐ข ๐ ๐๐ง๐๐๐ฌ๐๐ญ๐๐๐ ๐ฒ๐๐ซ๐ฒ๐๐ซ ๐๐ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐๐ฒ๐ฌ๐ ๐๐ฒ ๐ฎ ๐ก๐๐ฅ๐๐๐ง ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐๐จ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง, ๐ฎ๐ง๐ ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐ง ๐ ๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐จ๐จ๐๐.
Ujeeddadu waa in la kobciyo ganacsiyada yaryar, loo abuuro fursado dhaqaale, isla markaana kor loo qaado doorkooda kobaca dhaqaalaha dalka.
Wasaaraddu waxay kula dardaarantay bangiyada iyo hayโadaha maaliyadeed inay fududeeyaan oo ay kordhiyaan maalgelinta ay siiyaan ganacsatada yaryar, gaar ahaan kuwa doonaya inay ballaariyaan oo horumariyaan ganacsiyadooda.
๐๐ต๐ต๐ช ๐๐ช๐ฑ๐ช๐ญ ๐๐ฎ๐ฑโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆ
Bye Haashi Mahdi Mohamed
_๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐๐๐ก๐ข๐ง๐ญ๐ & ๐๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐ ๐๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ _ ๐๐๐๐๐๐
๐_๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐๐๐
๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐
๐ฒ๐ ๐๐๐โ๐๐๐
๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐
๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐, ๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐
๐ ๐๐๐๐๐๐๐
๐๐๐ ๐๐๐๐, ๐๐๐ ๐๐๐
๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐
๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐
๐
Shirwaynihii Labaad ee Ay iska Kaashadeen Wasaaradda Ganacsiga & Dalxiiska JSL iyo Wasaaradda Shaqada ,Arrimaha Bulshada & Qoyska JSL
Muuqaalkii Guud
๐๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ข๐ก๐ข๐ข ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐ฒ ๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐๐ฌ๐ก๐๐๐๐๐ง ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ & ๐๐๐ฅ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ ,๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ & ๐๐จ๐ฒ๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐
๐.๐. ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐ฅ๐ข ๐๐ฐ ๐๐๐๐ข
๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐-๐ค๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐
๐บ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ณ๐๐๐๐๐
๐๐ ๐จ๐ ๐๐๐๐ ๐ฒ๐๐๐๐๐๐
๐๐๐ ๐พ๐๐๐๐๐๐๐
๐
๐ ๐ฎ๐๐๐๐๐๐๐๐ & ๐ซ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฑ๐บ๐ณ ๐๐๐ ๐พ๐๐๐๐๐๐๐
๐
๐ ๐บ๐๐๐๐๐
๐ ,๐จ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฉ๐๐๐๐๐๐
๐ & ๐ธ๐๐๐๐๐ ๐ฑ๐บ๐ณ
( ๐ฒ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ )
๐ฏ๐๐โ๐๐
๐
๐ ๐จ๐ซ๐น๐จ
119
๐๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ข๐ก๐ข๐ข ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐ฒ ๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐๐ฌ๐ก๐๐๐๐๐ง ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ & ๐๐๐ฅ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ ,๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ & ๐๐จ๐ฒ๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐
๐.๐. ๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ก๐ฆ๐๐ง ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง ๐๐ฎ๐ซ
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฅ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐
122
๐๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ข๐ก๐ข๐ข ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐ฒ ๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐๐ฌ๐ก๐๐๐๐๐ง ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ & ๐๐๐ฅ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ ,๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ & ๐๐จ๐ฒ๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐
๐๐๐๐ข๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ซ ๐๐ก๐ฆ๐๐ ๐๐ข๐ซ๐ฌ๐ข
๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐ก๐๐ฑ๐ ๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐
3
188
๐๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ข๐ก๐ข๐ข ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐ฒ ๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐๐ฌ๐ก๐๐๐๐๐ง ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ & ๐๐๐ฅ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ ,๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ & ๐๐จ๐ฒ๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐
๐๐ง๐ . ๐๐๐๐ข๐ซ๐ข๐ฌ๐๐ช ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐
๐๐ซ๐๐ก
๐๐๐๐ฒ๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐
1
158






































