
Your Somali Finance Club for the biggest guests, breaking news and discussions in crypto. Live everyday! Hosted by @somaliwhale @shakurabdala @zakariyasharif9
Joined August 2024
- Tweets1.4K
- Following66
- Followers20.7K
- Likes1.1K
📢 Ogeysiis
Caawa X Space-keeni ma soo furayno, maadaama aanu hawlo kale ku mashquulsan nahay.
Waan ka cudur daaranaynaa, Insha Allah,habeeka sabtida ayaa inoo balan ah.
Mahadsanidiin ❤️
#SFC
4
2,412
🇺🇸 USD – Unemployment Rate
🔹 Actual: 4.1%
🔹 Forecast: 4.2%
🔹 Previous: 4.2%
📊 Heerka shaqo la'aanta ayaa hoos u dhacay, taas oo muujinaysa horumar ku yimid suuqa shaqada.
➡️ USD Positive 🟢
1
2,096
🇺🇸 USD – Non-Farm Employment Change (NFP)
🔹 Actual: 165K
🔹 Forecast: 65K
🔹 Previous: 60K
📊 Shaqooyinka cusub ee Maraykanka ayaa si weyn uga sarre maray saadaashii suuqa, taas oo muujinaysa in suuqa shaqadu aad u xooggan yahay.
➡️ USD Strongly Positive 🟢
3
1,685
🇺🇸 USD – Average Hourly Earnings (m/m)
🔹 Actual: 0.4%
🔹 Forecast: 0.3%
🔹 Previous: 0.3%
📊 Mushaharka shaqaalaha ayaa kordhay wax ka badan saadaashii suuqa, taas oo muujinaysa koror ku yimid dakhliga shaqaalaha.
➡️ USD Positive 🟢
3
1,593
📢 Jadwalka Social Media ee SFC
📅 La soco jadwalkeenna toddobaadlaha ah, kana qayb qaado bulshada SFC.
#SFC
Suuqyadu mar walba ma dhaqaaqaan marka fursaddu muuqato. Mararka qaar, isbeddelka weyn ee qiimuhu wuxuu yimaadaa keliya marka xaqiiqooyinka aasaasiga ahi noqdaan kuwo aan la iska indho tiri karin. 📊📈
markets don’t always move when the opportunity appears.
sometimes, the biggest repricing happens only after the fundamentals become impossible to ignore.
4
2,265



