"Don't ever stop dreaming." ✨
🇸🇴🏆From Somalia to the UEFA Super Cup, Omar Artan continues to break new ground.
As the first non-European referee appointed to take charge of the Super Cup, Omar proved that ambition, belief and hard work can take you anywhere.
“I was lucky, but I have worked hard to be here and I’m really proud.”
Full interview: uefa.com/uefasupercup/news/0…
#SuperCup
Our prayers and thoughts to the people caught up in the Godka Jilicow attack as our brave soldiers are battling the terrorists.
44
14 Oct Memorial retweeted
Waddamada horumaray oo isku filaansho dhan walba ah inay gaareen sheegta baa maanta la daalaa dhacaya maaraynta COVID-19. Soomaaliyeey cudurkan ciyaar yaan loo qaadanin, hala dhagaysto talooyinka bahda caafimaadka. Annagoo Allah kaashanayna aan u midowno ka hortagga COVID-19.
14 Oct Memorial retweeted
We always come together! That’s our unique hallmark as people #Somalinimo #GurmadkaQardho
14 Oct Memorial retweeted
Waxaan tacsi u dirayaa dhammaan dadkii ku dhintay fatahaadaha ka dhacay Qardho iyo Bardheere, Alle ayaan uga baryayaa inuu Janada ka waraabiyo, kuwii ku hanti waayayne uu siiyo bedel Kheyr qaba. Waxaan ku baaqayaa in ganacsatada ree KG ay garab istaagaan walaalahood dhibaateysan.
14 Oct Memorial retweeted
One million dollar urgent support for #Qardho. FMS are also this week receiving allocated funds to deal with #COVID19 crisis. #Somalinimo
14 Oct Memorial retweeted
Qardho waxay ku jirtaa xaalad bani aadamnimo oo ka dhalatay daadadkii kusoo rogmaday magaalada. Waxaan faray Xukuumadda in ay dardargeliso hawlaha loogu gurmanayo reer Qardho, iyadoo xoojinaysa dadaallada lagu samatabixinayo shacabka dhibaateysan ee ay haatan waddo DG Puntland.
14 Oct Memorial retweeted
Wasiirka Gargaarka iyo #Maareynta #Musiibooyinka @MoHADM_Minister H.E Xamsa Saciid Xamsa #DFS ayaa caawa booqday Bukaannada qaraxii #Degmada Afgooye kuwaas oo loo qaadayo #Dalka #Turkiga si halkaas loogu soo dabiibo. Wasiirka ayaa la kulmay dhaqaatiirta Turkida.
14 Oct Memorial retweeted
Qaar kamid ah dhaawacyada Qaraxi Afgooye ayaa saakay loo qaaday dalka Turkiga si halkaas loogu soo dabiibo.
Wasiir Wasaaradda #Gargaarka iyo Maareynta #Musiibooyinka DFS Md Xamsa Saciid Xamsa iyo Safiirka Turkiga ee #Somalia ayaa sagootiyay dhaawacyadan loo qaaday Dalka Turkiga.
14 Oct Memorial retweeted
Ra'iisul Wasaare @HassanAKhaire ayaa booqday Isbitaalka #Erdoğan oo lagu daweynayo dhaawacyada weerarkii Argagaxiso ee lala eegtay Injineerrada Turkiga & ciidamada amniga ee ku howlanaa dhismaha waddada Muqdisho & Afgooye. Maamulka Erdoğan ayaa ka war bixiyay xaaladda Dhaawacyada
14 Oct Memorial retweeted
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DFS ayaa caawa soo booqoqday dhaawacyada qaraxi maanta ka dhacay caasimadda.
Md Xamsa Saciid Xamsa ayaa ka dhageyatay dhaqaatirta xaladda caafimaad ee bukaannada isagoo soo jeediyay in si gaar ah loo daryeelo dhaawacyada.
14 Oct Memorial retweeted
About a 5000 households living in #Jowhar and #Mahadaay are due to be assisted with a food aid in two days by the #KingSalmanfoundation. Thanks to the #government and #people of the #kingdom of #SaudiArabia.
@MoHADM_Minister
@ugurmo
@SomaliPM
@OCHASom
*Farxad Kale*
*AXMED DAAHIR* oo asagana lagu sameeyay qaliin Madaxa ah 3 Maalin ka hor , Waxaa Hadda laga soo saaray qaybta ICU-ga.
Waxaa la keenay Q/Bukaan Jiifka.Wuxuu ku jiraa Hospital ka Ankara Şehir. Aad ayuuna u fiicanyahay.
Wuuna sheekeynayaa.
Alxamdulilaah.
#GurmadQaran
#GurmadQaran
Bukaan ka la yiraahdo *Xusen Yacqub Adan*, oo ku jira *Ankara Şehir Hastanesi*, qaliin Madaxana lagu sameeyay, Qeybta Bukaan Jiifkana la keenay Shalay, Xaladiisa Caafimaadna aad ayey u sareysaa, Dhakhaatiirta Waxey dhaheen Dhawaan baa laga saarayaa Hospital ka.
14 Oct Memorial retweeted
Waxa hada si toosa usocota Muujinta Dareenka Shacabka Muqdisho ee Qaraxii Ex-Control Afgooye ka dhacay 28 Dec 2019-kii .Dadku wày Murugaysan yihiin, waxaana afkooda kasoo burqanaya hadalo ayku weerarayaan Kooxda Argagixisada ah ee Al_Shabaab. @imukhtaar @ugurmo @HarunMaruf
14 Oct Memorial retweeted
Waxaa soo gabagaboobay shir ay yeesheen Guddiga Gurmadka Qaran iyo Howl-wadeennada Gurmadka, si ay isu weydaarsadaan Warbixinta wixii la qabtay iyo waxa dhimman, si halkaas looga ambaqaado wajiga labaad ee Gurmadka.
@ugurmo @HarunMaruf @1MohamedOmar @imukhtaar
14 Oct Memorial retweeted
Waxaa soo gabagaboobay shir ay yeesheen Guddiga Gurmadka Qaran iyo Howl-wadeennada Gurmadka, si ay isu weydaarsadaan Warbixinta wixii la qabtay iyo waxa dhimman, si halkaas looga ambaqaado wajiga labaad ee Gurmadka. #GurmadQaran #ExControlAfgooye
Waxaa soo gabagaboobay shir ay yeesheen Guddiga Gurmadka Qaran iyo Howl-wadeennada Gurmadka, si ay isu weydaarsadaan Warbixinta wixii la qabtay iyo waxa dhimman, si halkaas looga ambaqaado wajiga labaad ee Gurmadka. #GurmadQaran #ExControlAfgooye




























