ALLAH ayaa mahad oo idil usugnaatay, oo inoo suura galiyey in Team DOOGDOON #Usbuuci45aan ka qeyb qaadano #Ololaha_nadiifinta_xeebta_liido
waxaa aad ugu mahadcelineena dhaman dhalinyaradii mutadawiciinta ah oo marwalba ololaha nadafadda iyo wacyi-gelinta xeebta liido kaalintoda
DOOGDOON retweeted
In 2016 I co-founded a drinkware company.
It seemed insane to others
We would be competing with great brands like Yeti and Hydroflask.
We only had $200,000 while our competitors had hundreds of millions.
Today we sell over $100,000,000 annually.
A secret on how we did it:
DOOGDOON retweeted
You only need to know 3 things to understand finance.
I could have saved myself:
- 2 years for my MBA
- $160,000 to pay for it
- 7 years at Goldman
If I just learned to read these 3 financial statements:
ALLAH ayaa mahad oo idil usugnaatay, oo inoo suura galiyey in #Week23 qeyb qaadano #Ololaha_nadiifinta_xeebta_liido
waxaa aad ugu mahadcelinaa dhaamaan dhalinyaradii mutadawaciinta nitter.cf/DOOGDOON/status/150765…
1
ALLAH ayaa mahad oo idil usugnaatay, oo inoo suura galiyey in Team DOOGDOON #Week22ka qeyb qaadano #Ololaha_nadiifinta_xeebta_liido
waxaa aad ugu mahadcelinaa dhaamaan dhalinyaradii mutadawiciinta ah oo marwalba ololaha nadafadda iyo wacyi-gelinta xeebta liido kaalinta wanaagsan
1
1
Waxaan idin xasuusineynaa inaa wali wadno crowdfunding {qaraanki nalagu caawinaaye inaa qeyb ka qadano badbaadinta environment iyo shaqa abuurka}
#DARYEELO_DEEGANKAADA_OO_DOOGDOON_DARISLA_NOQO
kaal.so/campaign1/doogdoon1/…
1
Maanta Oo Jimco Ah Tarikhduna Ay Ku Beegantahay 25/02/2022, Inaga Oo Ah Bahda Doog Doon Waxaana Kaalinteena Ka Qaadanay Ol Olaha Nadiifinta Xeebta liido ee Magaalada Muqdisho.
Ol Olahan Oo Galay Todobaadkii 18aad Ayaa Bahda Doog Doon
1
Waxaa Ay Qaybtooda Kaga Qaateen Nadiifinta Bada Iyaga Oo Ka Qaadaya Qashinka Iyo Plasticada Aan Ku Haboonayn Bad Qabka Deegaanka Iyo Caafimadka Bulshada.
Inti UuSocday Barnaamijkan Isxilqaanka Ah Waxaa Qayb Ka Qaatay Xubnaha Kala Duwan Ee Companiga Doog Doon Iyo Marti Sharaf Kale
1
DOOGDOON retweeted
Replying to @DOOGDOON
#17week
Maanta Oo Jimco Ah Tarikhduna Ay Ku Beegneed 18/02/2022, Inaga Oo Ah Bahda Doog Doon Waxaana Kaalinteena Ka Qaadanay Ol Olaha Nadiifinta Xeebta liido ee Magaalada Muqdisho.
Ust @abdisatararabow
@AmbAmerico
@bra_right
#Olalaha
#xebta #liido
#Somalia
#SONNA
DOOGDOON retweeted
An-ugly effect of the drought in Somalia is the rising malnutrition cases among children. Nearly 100,000 children under five years old are acutely malnourished in areas that hit the drought. Malnutrition-related deaths have been reported in areas in gedo region.
@SaveChildrenSO – at Somalia
#17week
Maanta Oo Jimco Ah Tarikhduna Ay Ku Beegneed 18/02/2022, Inaga Oo Ah Bahda Doog Doon Waxaana Kaalinteena Ka Qaadanay Ol Olaha Nadiifinta Xeebta liido ee Magaalada Muqdisho.
Ust @abdisatararabow
@AmbAmerico
@bra_right
#Olalaha
#xebta #liido
#Somalia
#SONNA
Be part of this campaign raising for youth team
#crowdfunding
kaal.so/campaign1/doogdoon1/…
@Mohamedqamsa
@AmbAmerico
@MMBariise
@AbdisatarArabow
@sntvnews1a
@hsfsomalia
@UNEP
@GreenEnvironMov
@DECC_Somalia
Doogdoon gave the audience a presentation on the helpful and friendly ways they are contributing to protecting the environment. @DOOGDOON is a local startup that offers contemporary waste management and recycling solutions in Mogadishu.
#NEC2022
#DecentWork
DOOGDOON retweeted
Doogdoon gave the audience a presentation on the helpful and friendly ways they are contributing to protecting the environment. @DOOGDOON is a local startup that offers contemporary waste management and recycling solutions in Mogadishu.
#NEC2022
#DecentWork
Olalaha nadafada xeebta liido jimcadii 16 ayaa sii qurux badan nagu soo dhamaday saakay 😊
Waxaa aad noo farxad galiyay in qashinka uu ahaay sakay mid aad u yar taaso ka dhigan wacyi galinta in ey gartay bulshada qeyba heda kala duwan
Waan sii balaarin doona olalaha nadifinta
1
Waxaa farxad weyn inoo ah inaa kala soo qeyb galnay bandhiga buuga hooyo kaabe oo ee qortay Dr Fatima abdilatif mohamud buuga hooyo kaabe
Oo ah wax loo bahnaa waqtigaan in hooyada oo aad ugu Baahan in laga kaabo Qaabka ukorin la haayen dhalinta bari
1
















































