Ministry of Defense of Somalia (@ModFederal) header
Ministry of Defense of Somalia (@ModFederal) profile picture

Bogga rasmiga ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya. Official account of the Ministry of Defense of Somalia.

Mogadishu, Somalia.
Joined December 2019
#Wasaaradda #Gaashaandhigga #Soomaaliya waxay xuska 98aad ee #MaalintaJamhuuriyadda u diraysaa salaan sharaf iyo bogaadin shacabka iyo Dawladda #Turkiga, gaar ahaan #Ciidanka #Qaranka #Turkiga ee saaxiibka nahay. #Türk Silahlı Kuvvetleri (#TSK). #XDS, #SNA, @SNAForce, @tcsavunma.
2
2
42
The #Ministry of #Defense of #Somalia salutes and wishes a very happy 98th #RepublicDay to the people and Government of #Turkey and in particular, to our partner, the #Turkish #Armed #Forces (#TAF). #Türk Silahlı Kuvvetleri (#TSK). #SNA, #XDS. @tcsavunma, @TC_Mogadishu.
6
9
113
#MoD wuu soo dhaweynayaa talooyinka Guddiga Baarista (#BOI) ee Hawlgalka #MidowgaAfrika ee #Soomaaliya (@amisomsomalia) ee baaray dilkii 7da qof rayidka ahaa ee ka dhacay Golweyn, 10/08/21. Waxaa bogaadin leh go’aanka Dowladda #Uganda ku Maxkamadeenayso askartii dilka gaysatay.
1
11
The #MoD welcome the recommendations of the Board of Inquiry (#BOI) of the #AU Mission in #Somalia (@amisomsomalia) that investigated the killing of 7 Somali civilians in Golweyn on 10/08/21, and commend the decision of Gov of #Uganda to Court Martial the soldiers implicated.
6
12
7
56
KULANKA FARSAMO EE #DFS IYO #AU #PSC OO DIB U DHACAY. Kulankii heer farsamo ee u dhaxeeyay #DFS iyo wafdi ka socday #Golaha #Nabadda iyo Amniga ee #Midowga #Afrika (#AU #PSC) ee la filaayey in uu maanta ka furmo magaalada #Muqdisho ayaa dib u dhacay. facebook.com/218125196213299…
4
1
2
16
Official Communique from the @MofaSomalia regarding the #Peace and #Security #Council (#PSC) of the #African #Union (#AU) October 7, 2021 endorsement of hybrid transition plan previously rejected by the Federal #Government of #Somalia (#FGS). @_AfricanUnion.
24
133
33
324
Allaah ha u naxariisto S/Guuto Maxamed Sheekh #Madoobe, Madaxii Howl-Galinta #Ciidanka #XDS.
5
2/2 #Wasiir #Xasan Xuseen #Xaaji ayaa kulammo la qaatay madaxda #dalka #Turkiga, isagoo diiradda saaray xoojinta xiriirka #ciidan ee ka dhexeeyo #Soomaaliya iyo #Turkiga. #XDS - #SNA, #MoD.
1
1
10
1/2 #Wasiirka #Wasaaradda #Gaashaandhigga #Soomaaliya Sen. #Xasan Xuseen #Xaaji, ayaa booqasho shaqo ah u tagay dalka #Turkiga. Waxaa #Ankara ku soo dhaweyay saraakiil ka socoto Wasaaradda Difaaca ee #Turkiga iyo Danjiraha #Soomaaliya, #Danjire Cabdullaahi Jaamac "#Caydiid".
1
1
1
16
2/2 waxay u tacsiyeeynayaan qoyska, qaraabada iyo Qaranka uu ka baxay S/Guuto Maxamed Sheekh #Madoobe, Madaxa Howl-Galinta #Ciidanka #XDS, isagoo ku sugan #Turkiga. Waxayna Allaah uga baryeen in uu Jannada Fardowso ka waraabiyo, samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin. #Soomaaliya.
1
1
7
Sawirrada kulanka maanta ee #AddisAbaba ee Taliyaha #Ciidanka #XDS, S/Guuto #Odawaa Yuusuf Raage iyo Taliyaha Ciidanka #Difaaca #Qaranka #Itoobiya #ENDF, Janeral Berhanu #Jula. #Soomaaliya. #XooggaDalka.
1
16
2/2 An agreement was reached between the #FGS and the #AU following two-day technical discussions on the proposed AU transition mission and on the broader FGS-AU engagement. #Somalia, #AfricanUnion.
2
1
5
1/2 The #FGS and the #AU consultative delegation met this week to discuss the way forward on the FGS-AU engagement on security beyond 2021. #Somalia, #AfricanUnion.
1
2
3
2/2 Heshiis ayaa dhex maray #DFS iyo #AU kaddib wada-xaajood farsamo oo socday laba maalmood oo ku saabsanaa soo jeedinta kala-guurka #AU-da ee la soo jeediyay iyo ka-qaybgalka ballaadhan ee DFS-AU. #Soomaaliya, #Midowga Afrika.
1
2