Ministry of Defense of Somalia retweeted
#Somalia proudly co-sponsors along side 98 member states the SC adopted resolution today on the protection of education in conflict. We underline the rights and protection of children should be a central aspect in all efforts for peace, including mediation and conflict prevention
#Wasaaradda #Gaashaandhigga #Soomaaliya waxay xuska 98aad ee #MaalintaJamhuuriyadda u diraysaa salaan sharaf iyo bogaadin shacabka iyo Dawladda #Turkiga, gaar ahaan #Ciidanka #Qaranka #Turkiga ee saaxiibka nahay. #Türk Silahlı Kuvvetleri (#TSK). #XDS, #SNA, @SNAForce, @tcsavunma.
The #Ministry of #Defense of #Somalia salutes and wishes a very happy 98th #RepublicDay to the people and Government of #Turkey and in particular, to our partner, the #Turkish #Armed #Forces (#TAF). #Türk Silahlı Kuvvetleri (#TSK).
#SNA, #XDS. @tcsavunma, @TC_Mogadishu.
Ministry of Defense of Somalia retweeted
On behalf of myself, our nation & Somali people, I cordially congratulate you on this 98th anniversary of the declaration of your Republic & join you in prayers and gratitude for your heroes and martyrs led by Mustafa Kemal Atatürk. May we continue to strengthen our strong ties.
Ministry of Defense of Somalia retweeted
#Somalia has on numerous occasions expressed its position on the way forward with regards to #AMISOM. FGS, as the host nation, clearly opposes a hybrid mission as an option post 2021, it’s therefore regrettable the communiqué adopted by PSC of #AU.
🔗➡mfa.gov.so/wp-content/upload…
#MoD wuu soo dhaweynayaa talooyinka Guddiga Baarista (#BOI) ee Hawlgalka #MidowgaAfrika ee #Soomaaliya (@amisomsomalia) ee baaray dilkii 7da qof rayidka ahaa ee ka dhacay Golweyn, 10/08/21. Waxaa bogaadin leh go’aanka Dowladda #Uganda ku Maxkamadeenayso askartii dilka gaysatay.
Official Communique from the @MofaSomalia regarding the #Peace and #Security #Council (#PSC) of the #African #Union (#AU) October 7, 2021 endorsement of hybrid transition plan previously rejected by the Federal #Government of #Somalia (#FGS). @_AfricanUnion.
1/2
#Wasiirka #Wasaaradda #Gaashaandhigga #Soomaaliya Sen. #Xasan Xuseen #Xaaji, ayaa booqasho shaqo ah u tagay dalka #Turkiga. Waxaa #Ankara ku soo dhaweyay saraakiil ka socoto Wasaaradda Difaaca ee #Turkiga iyo Danjiraha #Soomaaliya, #Danjire Cabdullaahi Jaamac "#Caydiid".
2/2
waxay u tacsiyeeynayaan qoyska, qaraabada iyo Qaranka uu ka baxay S/Guuto Maxamed Sheekh #Madoobe, Madaxa Howl-Galinta #Ciidanka #XDS, isagoo ku sugan #Turkiga. Waxayna Allaah uga baryeen in uu Jannada Fardowso ka waraabiyo, samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin. #Soomaaliya.
1/2
انا لله وإنا إليه راجعون.
Wasiirka Wasaaradda #Gaashandhigga #Soomaaliya, Senator Avv. Xasan Xuseen #Xaaji, Wasiiru-dowlaha, Xil. Maxamed Cali #Xagaa, Wasiir-Xigeenka, Xil. Cabdifataax #Qaasim, #AG Xasan M. Saciid Samantar #Gacaliye, Agaasime-Waaxyada iyo dhammaan shaqaalaha
Sawirrada kulanka maanta ee #AddisAbaba ee Taliyaha #Ciidanka #XDS, S/Guuto #Odawaa Yuusuf Raage iyo Taliyaha Ciidanka #Difaaca #Qaranka #Itoobiya #ENDF, Janeral Berhanu #Jula.
#Soomaaliya. #XooggaDalka.
The Commander of the #Somali National #Army, #SNA, Brigadier General #Odawa Yusuf Rage and the Commander of the #Ethiopian National Defense Force, #ENDF, General Berhanu #Jula, meet today in #AddisAbaba to discuss strengthening security and cooperation of the two sides. #Somalia.
Taliyaha Ciidanka #XDS S/Guuto Odawaaa Yuusuf Raage, ayaa magaalada #AddisAbaba ee caasimadda #Itoobiya kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Difaaca Qaranka #ENDF ee dalkaas, Jan. Berhanu Jula. Waxayna ka wada-hadleen iskaashiga iyo xoojinta xiriirka labada dhinac. #Soomaaliya.





































