Habaryoonis Mathematics 👇🏽
𝐈𝐬𝐭𝐚𝐫𝐚𝐚𝐭𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐬𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞 𝐇𝐚𝐛𝐚𝐫𝐲𝐨𝐨𝐧𝐢𝐬 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐨'𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐇𝐚𝐛𝐚𝐫𝐚𝐰𝐚𝐥.
Nidaamka Habaryoonis ee Hargeysa ka taliyo wuxuu ku guuleystay inuu Habarawal geliyo xaalad siyaasadeed oo go'doon ah, waxeyna si tartiib–tartiib ah u wiiqeen awoodihii ay ku tiirsaneyd beeshaas.
Istaraatijiyaddaan waxaa loo kala saari karaa saddex qeybood:
𝐐𝐞𝐲𝐛𝐭𝐚 𝐊𝐨𝐨𝐰𝐚𝐚𝐝: 𝐆𝐨'𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐇𝐚𝐛𝐚𝐫𝐚𝐰𝐚𝐥:
Habaryoonis waxey ku guuleysatay inay Habarawal ka burburiso xiriiraddii iyo isbaheysiyadii ay ku tiirsaneyd, waxaana ka mid ah:
1. Burburinta isbaheysigii Jeegaanta.
2. Hoos u dhigista xiriirkii Jabuuti.
3. Abuurista colaad siyaasadeed oo laga unkay galbeedka Soomaalilaan si looga hortago in Habarawal halkas ka hesho isbaheysi iyo taageero siyaasadeed.
𝐐𝐞𝐲𝐛𝐭𝐚 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝: 𝐃𝐡𝐢𝐬𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐈𝐬𝐛𝐚𝐡𝐞𝐲𝐬𝐢𝐲𝐨 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐢𝐲𝐨 𝐃𝐡𝐞𝐞𝐥𝐢𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐀𝐰𝐨𝐨𝐝𝐝𝐚.
Kooxda Hargeysa xukunto waxey sido kale ku dedaaleen inay dhistaan xiriiro siyaasadeed oo cusub oo ay is leeyihiin waxaad ka heli kartaan sameyn iyo awood.
Arrimahaas waxaa ka mid ah:
1. Inaysan shareysan Dhismaha Dawladda Waqooyi Bari, waxeyna u arkaayeen ineey tahay awood cusub oo dheelitir siyaasadeed ee Waqooyiga la imaaneyso.
2. Ineey xiriir wanaagsan la yeesheen Puntland.
3. Ineey xiriir wanaagsan la yeesheen Dawladda Somali State ee Jigjiga.
𝐐𝐞𝐲𝐛𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝: 𝐇𝐚𝐧𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐅𝐞𝐝𝐞𝐫𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚.
Habaryoonis waxey dadaal weyn gelisay inay saameyn ku yeeshaan xarumaha ugu muhiimsan ee awoodda Dawladda Federaalka ee Soomaaliya taaso ay u arkaan haddi aysan hannan in lagaga soo duuli karo.
Xilligan, waxey gacanta ku hayaan saddex xil oo miisaan siyaasadeed ku leh Dawladda Federaalka waxaana ay si xoogan ula shaqeeyaan Dawladda Xamar inkasto la qariyo.
1. Ra'iisul Wasaare kuxigeenka.
2. Guddoomiyaha Maxkamadda sare.
3. Wasiirka Maaliyadda.
Saddexdaan xil waxay ka mid yihiin xafiisyadda ugu muhiimsan hay'addaha Dawladda Federaalka waxeyna kala matalaan, Awoodda Fulinta, Garsoorka iyo maamulka Maaliyadda dalka.
Marka la isku daro saddexda Istaraatiijiyad waxaa muuqato ineey kooxda Hargeysa ka taliso sameeyeen go'doomin Habarawal, ineey dhisteen xiriiro cusub iyo ineey hanteen xafiisyadda Federaalka.
Kooxda Hargeysa ka taliso waxey ka hortageen oo ay iska qabteen colaad uu Muuse Biixi iyo Abdullahi Darawal ka hurin rabay Somalilaan iyo Dawladda Somali State oo ah in la isku dhufto labada nidaam; sido kale waxey ka meermeereen cadaadiska ah in Colaad ay la galaan Waqooyi Bari.
Mulaaxo retweeted
Interview: Somaliland’s Maryan Jama discusses her embrace of Zionism, death threats over her pro-Israel advocacy, and her hopes for deeper bilateral ties.
Written by @DanielleGreyman
jpost.com/diaspora/article-9…
Mulaaxo retweeted
Replying to @AbdiGullet16957
@AbdiGullet16957 eedadiis waa taqaan sida isku Xaliso.
Marka ay Garoowe Joogto Vs Marka ay Galkacyo Timaado 😂
Mulaaxo retweeted
Kooxdii aqoonsi kaliya kuma aysan ekaanin ee xitaa Diintii Islaamka ayeey ka baxeen.
Cajiib.
Mulaaxo retweeted
Waakaa iidoorkii diinta yuhuuda galay sidii ay uga cararayeen Awoodaha iyo baqdinta Wb💯😄
2022-dir
2023-urur samaale
2024-oromo lefti negaa
2025-markale dir
2026-yahuud iyo sahyuuniyad👇🏻
DOJ apologizes for misconstruing top House lawyer’s position on Omar search politi.co/4CmWHJG
Mulaaxo retweeted
Ciro waa murtad waa in la weeraraa jilbaha dhulka lloo dhigaa
Gooni gosad rabaa in uu dalka kalaqaybiyo. Aduunyadu dal walbaa eaa dil
Xasan iyo xamse talaabo haqadaan
#Dowladnimo_taageer #islaamka_garabsi
Mulaaxo retweeted
Dhoobo daareed hadalkaas maalintuu lahaa dad badan baa la yaabanaa hadaba maanta maxaa dhacay🫢
Waa lagu kala guurey meeshiiba😁
Mulaaxo retweeted
CEEBTA ADUNKA
When Uganda President’s son is making fun of HSM begging to be "rescued" by Ugandan troops.
#DamulJadiid




















