Mulaaxo (@dunia_work) header
Mulaaxo (@dunia_work) profile picture

. Carab Dalab Leh, Caqli Maran, Calool Baahan Iyo Caamo Dabajoogta, Codka Baxaya Waa Naqaan Cayn Kastuu Yahay !

Manila City
Joined May 2022
Photo by Mulaaxo (@dunia_work)Photo by Mulaaxo (@dunia_work)Photo by Mulaaxo (@dunia_work)Photo by Mulaaxo (@dunia_work)Photo by Mulaaxo (@dunia_work)Photo by Mulaaxo (@dunia_work)Photo by Mulaaxo (@dunia_work)Photo by Mulaaxo (@dunia_work)
Mulaaxo retweeted
Habaryoonis Mathematics 👇🏽
𝐈𝐬𝐭𝐚𝐫𝐚𝐚𝐭𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐬𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞 𝐇𝐚𝐛𝐚𝐫𝐲𝐨𝐨𝐧𝐢𝐬 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐨'𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐇𝐚𝐛𝐚𝐫𝐚𝐰𝐚𝐥. Nidaamka Habaryoonis ee Hargeysa ka taliyo wuxuu ku guuleystay inuu Habarawal geliyo xaalad siyaasadeed oo go'doon ah, waxeyna si tartiib–tartiib ah u wiiqeen awoodihii ay ku tiirsaneyd beeshaas. Istaraatijiyaddaan waxaa loo kala saari karaa saddex qeybood: 𝐐𝐞𝐲𝐛𝐭𝐚 𝐊𝐨𝐨𝐰𝐚𝐚𝐝: 𝐆𝐨'𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐇𝐚𝐛𝐚𝐫𝐚𝐰𝐚𝐥: Habaryoonis waxey ku guuleysatay inay Habarawal ka burburiso xiriiraddii iyo isbaheysiyadii ay ku tiirsaneyd, waxaana ka mid ah: 1. Burburinta isbaheysigii Jeegaanta. 2. Hoos u dhigista xiriirkii Jabuuti. 3. Abuurista colaad siyaasadeed oo laga unkay galbeedka Soomaalilaan si looga hortago in Habarawal halkas ka hesho isbaheysi iyo taageero siyaasadeed. 𝐐𝐞𝐲𝐛𝐭𝐚 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝: 𝐃𝐡𝐢𝐬𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐈𝐬𝐛𝐚𝐡𝐞𝐲𝐬𝐢𝐲𝐨 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐢𝐲𝐨 𝐃𝐡𝐞𝐞𝐥𝐢𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐀𝐰𝐨𝐨𝐝𝐝𝐚. Kooxda Hargeysa xukunto waxey sido kale ku dedaaleen inay dhistaan xiriiro siyaasadeed oo cusub oo ay is leeyihiin waxaad ka heli kartaan sameyn iyo awood. Arrimahaas waxaa ka mid ah: 1. Inaysan shareysan Dhismaha Dawladda Waqooyi Bari, waxeyna u arkaayeen ineey tahay awood cusub oo dheelitir siyaasadeed ee Waqooyiga la imaaneyso. 2. Ineey xiriir wanaagsan la yeesheen Puntland. 3. Ineey xiriir wanaagsan la yeesheen Dawladda Somali State ee Jigjiga. 𝐐𝐞𝐲𝐛𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝: 𝐇𝐚𝐧𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐅𝐞𝐝𝐞𝐫𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚. Habaryoonis waxey dadaal weyn gelisay inay saameyn ku yeeshaan xarumaha ugu muhiimsan ee awoodda Dawladda Federaalka ee Soomaaliya taaso ay u arkaan haddi aysan hannan in lagaga soo duuli karo. Xilligan, waxey gacanta ku hayaan saddex xil oo miisaan siyaasadeed ku leh Dawladda Federaalka waxaana ay si xoogan ula shaqeeyaan Dawladda Xamar inkasto la qariyo. 1. Ra'iisul Wasaare kuxigeenka. 2. Guddoomiyaha Maxkamadda sare. 3. Wasiirka Maaliyadda. Saddexdaan xil waxay ka mid yihiin xafiisyadda ugu muhiimsan hay'addaha Dawladda Federaalka waxeyna kala matalaan, Awoodda Fulinta, Garsoorka iyo maamulka Maaliyadda dalka. Marka la isku daro saddexda Istaraatiijiyad waxaa muuqato ineey kooxda Hargeysa ka taliso sameeyeen go'doomin Habarawal, ineey dhisteen xiriiro cusub iyo ineey hanteen xafiisyadda Federaalka. Kooxda Hargeysa ka taliso waxey ka hortageen oo ay iska qabteen colaad uu Muuse Biixi iyo Abdullahi Darawal ka hurin rabay Somalilaan iyo Dawladda Somali State oo ah in la isku dhufto labada nidaam; sido kale waxey ka meermeereen cadaadiska ah in Colaad ay la galaan Waqooyi Bari.
1
4
234
Mulaaxo retweeted
By age 25 you should be old enough to realise this ‼️
12
163
3
1,175
1,039,624
Mulaaxo retweeted
Ha isoo follow garayn pls hadaad ii tahay na iga bax ✅
1
1
11
2,261
Mulaaxo retweeted
Kaaf & kaladheeri sow maaha #Dow #islaamka_garabsii
1
2
13
2,132
Mulaaxo retweeted
Replying to @AbdiGullet16957
@AbdiGullet16957 eedadiis waa taqaan sida isku Xaliso. Marka ay Garoowe Joogto Vs Marka ay Galkacyo Timaado 😂
6
4
1
34
3,083
Kooxdii aqoonsi kaliya kuma aysan ekaanin ee xitaa Diintii Islaamka ayeey ka baxeen. Cajiib.
3
1
8
740
Mulaaxo retweeted
Waakaa iidoorkii diinta yuhuuda galay sidii ay uga cararayeen Awoodaha iyo baqdinta Wb💯😄 2022-dir 2023-urur samaale 2024-oromo lefti negaa 2025-markale dir 2026-yahuud iyo sahyuuniyad👇🏻
7
12
3
62
5,966
Mulaaxo retweeted
DOJ apologizes for misconstruing top House lawyer’s position on Omar search politi.co/4CmWHJG
29
183
20
616
118,097
Mulaaxo retweeted
"First the UK reaffirms it's support for the sovereignty territorial integrity political independent unity of Somalia 🇸🇴" "The UK does not recognize Somaliland independence."
1
5
17
829
Ciro waa murtad waa in la weeraraa jilbaha dhulka lloo dhigaa Gooni gosad rabaa in uu dalka kalaqaybiyo. Aduunyadu dal walbaa eaa dil Xasan iyo xamse talaabo haqadaan #Dowladnimo_taageer #islaamka_garabsi
14
5
2
24
1,461
Mulaaxo retweeted
Dhoobo daareed hadalkaas maalintuu lahaa dad badan baa la yaabanaa hadaba maanta maxaa dhacay🫢 Waa lagu kala guurey meeshiiba😁
3
9
1
34
2,544
CEEBTA ADUNKA When Uganda President’s son is making fun of HSM begging to be "rescued" by Ugandan troops. #DamulJadiid
3
7
3
27
9,822
Mulaaxo retweeted
Kuwa Garissa & DDS naga soo galay ee raba in ay siyaasad ku gaadhaan 🇪🇹 & 🇰🇪. Yuweri Muzaveni wax ha idin siiyo. Waa laga maarmay 🇰🇪 & 🇪🇹 ka 4.5 system ka nagu soo galay. Ninkii 🇸🇴 ku dhashay hadal baa noo furan. Kii kale se, inuu laabto ama edaab nagula noolaado ayaa u furan.
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan aan caadi ahayn ayaa ansixiyey Hindise-Sharciyeedka wax ka beddelka Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda iyo wax ka beddelka Xeerka Doorashooyinka Qaranka ee Lr.28 Nofeembar 2024.
4
5
21
1,888
G O N I G O O S A D K A Ufuulay yuhuuda Ayaa nabaro is xigxigaa ku hoobanayaan ku dhaceen Haa tana gumaystihii dhabarka ka fuuli jiray ee xagee ka dhunkataan 🤣 Un ta iyo caawa #Dowladnimo_taageer #islaamka_garabsii
1
7
18
733
Mulaaxo retweeted
Breaking News UK aya dhirbaaxadii ugu weynayd caawa kudhufatay secessionist mafia! Ingiriis cadoow reerka sida kadaa adigaa adoonsan jiraye
17
47
7
142
12,427
🔵⚪️🟢📖❓ Deni cannot credibly demand constitutional restraint and consultation from the federal government while denying those same principles to people in Puntland. @UnrollHelper
3
3
5
393
Meesha Uu Puntland Gaadhsiiyay Deni
4
3
1
14
892