Pinned Tweet
Drop a like 👍 if you stand with the Republic of #Puntland and President @HESaidADeni #PuntlandFirst Agenda.
Radio Kulmis retweeted
CONGRATULATIONS, SCOTT COLOM! 🇺🇸🎉
A narrow defeat of incumbent Republican Senator Cindy Hyde-Smith! Mississippi may be witnessing a historic political upset. Every vote counts
Radio Kulmis retweeted
Paraguay’s Banking Crisis And The Fragility Of Somalia’s Mobile-Money Economy – OpEd eurasiareview.com/06112026-p…
Radio Kulmis retweeted
"A prolonged outage or operator crisis could freeze electronic balances that physical cash cannot replace at scale, while limited public information on ownership, reserve auditing, fund segregation and insolvency procedures leaves the system’s true resilience unclear.
Paraguay’s Banking Crisis And The Fragility Of Somalia’s Mobile-Money Economy – OpEd eurasiareview.com/06112026-p…
Radio Kulmis retweeted
💢For over a quarter century, Puntland’s core strategy has been to remain tightly bound to Mogadishu.
That approach has run its course. Remaining tethered to a broken, corrupt Federal Government of Somalia (FGS) means accepting the risk of being dragged down by its failures, mismanagement, and inevitable collapse. Clinging to a sinking ship is not loyalty — it is a strategic liability that endangers Puntland’s security, stability, and long-term survival.
The moment for decisive action is now.
Puntland’s leadership and decision-makers must act quickly and clearly. Continuing to prioritize attachment to Mogadishu over Puntland’s own interests is no longer defensible. The alternative is to accept being pulled under with the rest of a dysfunctional Somalia — a choice that would amount to collective & Intentional self-destruction.
Puntland’s people and institutions have the capacity, the legitimacy, and the responsibility to chart an independent path focused on governance, security, and prosperity within their own borders. Delay only narrows the options.
The time to choose survival over attachment is now.
Radio Kulmis retweeted
Waa dhacdadii ugu danbaysay ee soo afjartay wax alaale iyo wixii Xasan ku gaban karay ama dood ka dhigan karay.
Qofka hadlaya,waa Gudoomiyihii Maxkamada Sare Ninkii uu u aqoonsanaa Xasan.
Waxa uu laalayo,waa Dastuurkii Xasan ku falaaday.
Qofka amnigiisa ubaqaya,waa masuulkii Garsoorka ugu sareeyay oo amnigiisa uu khatarta ku yahay Ninkii sheeganayay Madaxweynaha.
Magaalada uu joogo ee loogu hanjabayo,waa Magaaladii uu dagaalka sokeeye ka dhacay ee lagu kala qaxay oo halka Beel uhartay,taasoo ah Beesha Xasan Shiikh.
Waa Nin ka soo jeeda SL oo uga tagtay Koonfur in aysan cadaalad iyo sinaan xuquuuqeed ka helayn.
Diblomaasiyiinta shidmsheeye,marka laga soo tago loolanka Somalida dhexdeeda yaala,waxay fahmaan,waxaa ugu horeeya hay'adaha Dastuuriga ah,waxa Caawa cabanaya,waa hay'adii Garsoorka oo ah Tiir ka mid ah Tiirarka Dowladnimadu ku taagan tahay oo waliba isu dheelitirka awooda Saldhig u ah.
Xasan,wuusan waxba kala jeclayne Balbalaa dhan walba uga duntay oo wakhtigu ma saacidayo.
Gudoomiyuhu,waa la goosgoostay Xasan xaqiiqiyan oo ugu filan shidayn.
JQ.
Radio Kulmis retweeted
Maraykanka iyo muhiimda ay uleedahay Bosaso?
1. In Badaha Sadexda ah iyo Marinada muhiimka ah amaankooda iyo dhaqdhaqaaqooda uu ka maamulo Xeebaha Puntland, gaar ahaan Saldhiga Bosaso.
2. In Maraakiibtiisa dagaalka ee ku jira hawlgalada ay helaan Deked ay kusoo xirtaan oo ka qaataan sahayda oo Ciidamadana loogu kala badalo.
JQ.
Radio Kulmis retweeted
Askariga ugu danbeeya Ciidamada Midowga Afrika,waxaa laga rabaa in uu ka baxo Ciida Somaliya 31-December Sandkan.
Dhanka kale Dowlada Maraykanku Lacagtii ay ballanqaaday in ay siinayso Ciidamada Midowga Afrika si ay ugu isticmaalaan Saad ahaan Sanadkan inta ka harsan oo dhamayd $126-Milyan,waxay ka bixisay $26-Milyan,iyadoo intii kale laga heli waayay,taasoo muujinaysa in caalamku uusan niyad dambe uhayn maalgelinta xasiloonida iyo Dowld dhiska Koonfurta Somaliya.
Waxaa kaloo istaagay Lacagtii Mashaariicda,waxaana lagu kala tagay Xeradii Xalane.
Ganacsiga Magaalada Muqdisho oo ku tiirsanaa Lacagta caalamka ka timaada ee lagu helo Magaca Somaliyed hoos,ayuu udhacay 65%,waxaana tusaale loosoo qaadan karaa Xayaat Mall oo ah Xarun weyn oo Ganacsi oo dhintay 70% shaqaalihii ka shaqaynayay,waxayna maamulayaasha Xaruntaas leeyihiin sidaan hadii wax kusii socdaan Mall-ku isma bixin karo.
Xamar,waxaa xaalkeeda intaas usii dheer Dadkii wax haystay oo kala baxaya Xaasaskooda.
Janaayo 2027 sida xaalka Muqdisho noqon doono aadbaa looga walwalsan yahay.
JQ.
Radio Kulmis retweeted
Xawaadle baaqii Ugaaskooda,waa kasoo jawaabeen oo waa soo buux dhaafiyeen hougiisa.
JQ.
Radio Kulmis retweeted
Xasan,waxaa ugu filan hantaaturaynta uharsan Gudoomiyaha Maxkamada.
Maalin walba markuu Shir ka hadlo Xasan,isaguna haka hadlo.
Madaxweyne aan sharciyad haysan iyo Gudoomiye aan sharciyad haysan?
Waa isla dumayaan.
JQ.
Radio Kulmis retweeted
Happy Birthday, @AbdulElSayed! 🎂🎉Pure 🇺🇸Michigan
Let’s finish strong! Every vote matters. Get out there, make your voice heard, and VOTE!
For America 🇺🇸 — let’s keep pushing forward! 💪🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸
Radio Kulmis retweeted
Sidee u suurowday in Maleeshida Maamulka Xamar ay todobaadyo ka hor u maraan wadada Baydhabo iyo Xamar, haatana ay ugu suuroobi weyday?
Al Shabaab ma haystaan maleeshiyo fara badan oo meel walba taagan. Waa kooxo guur guura oo meshii ay ka hawlgalayaan lagu soo uruuriyo. Hadaba doorkii hore ee Maleeshiyada Xamar ay wadada martay waxay aheyd lama filaan, madaama wadadaasi u xirneyd Al Shabaab marna maysan fileynin in Maleeshiyada Xamar ay ku fakeri karaan inay maraan. Hadaba markii ay mareen waxaa dhacday inay Al Shabaab bilaabeen diyaargarow weyn oo waxay awood hayeen isugu kenaan wadada Baydhabo iyo Xamar si ay u go'doomiyaan kuwa Baydhaba u gudbay. Maalintii Isniinta Maleeshiyada Xamar waxay afka uga dhacday dabino ay Al Shabaab maleegtay oo isdaba yaal inta u dhaxeysa degaanada Leego iyo Buurhakaba. Al Shabaab guul aysan waligeed gaarin baa u suurto gashay, tasoo ay u sahashay qorshe iyo aqoondarada haysata Maamulka Maleeshiyada Xamar.
Radio Kulmis retweeted
Replying to @Abdulkwarsame
@abdulkwarsame @mukhtarainashe @Abukar_Arman
@wardisom4 @Ramadan70530344 @OAbraar @HalimaAIGutale @EIshmael_ @SherifAbdinur @ridgulle @SSTHawdReserve @SuleimanHashi @AbdiAbdinur @BashirHashiysf @AnalystSomalia @HIPSINSTITUTE @Aynte @JibrilQoobey
@ProfHusseinWar
@KalsanTv @SONNALIVE @Somali_Stream @DalsanTv @GaroweOnline @SntvDaljir @daljire74 @radiodaljir @RadioKulmis @ShabelleMedia @GoobjoogMedia @universalTV2 @horncable @dhoorebbc @AbdinasirSola @AbdirisakAtaash @abdirizakatosh @RAbdiAnalyst @AbdiwahabSheik7 @SeraGaid @Abukar_Arman @AbukarOsman1 @alihwarsame @iamfidow @DaMogadiscio @US2SOMALIA
@UKinSomalia
@EU_in_Somalia
@UNSomalia
@francescaDM_EU
@TC_MogadisuBE
By: Amb Awale Ali Kullane @Awalekullane 💯✅🙏🏾
SOMALIA · 2026
When a President’s Credibility Is at Stake
Hassan Sheikh Mohamud — His Words Then. His Record Now.
· 01 | POLITICAL EXCLUSION
· Date: 22 DECEMBER 2020
· THEN: At the Dodsan Forum, he warned that Somalis seek outside support when fellow Somalis drive them away.
· NOW: As president, he faces disputes involving Puntland, Jubaland, South West State and Hirshabelle, with political pressure and armed confrontation in some areas.
· THE QUESTION: Why does his administration continue to face accusations of political exclusion when he himself warned of its consequences?
· 02 | POLITICAL DISSENT AND THE USE OF FORCE
· Date: 26 JANUARY 2022
· THEN: In his Foreign Affairs article, “Somalia’s Dangerous Authoritarian Turn”, he accused the previous president of being prepared to hold the country “at gunpoint” to remain in power.
· NOW: Opposition demonstrations and gatherings in Mogadishu have faced security restrictions and armed confrontation. The government disputes allegations of unlawful repression.
· THE QUESTION: Why was the use of security forces against political opponents unacceptable to him when he was in opposition, but apparently acceptable now that he is president?
· 03 | GOVERNING BY CONSENT
· Date: 29 APRIL 2022
· THEN: “Somalia can only be governed by consent.”
· NOW: Constitutional amendments proceeded despite objections from key Federal Member States and opposition leaders.
· THE QUESTION: Why did he proceed with contested constitutional amendments despite his own declaration that Somalia can only be governed by consent?
· 04 | CONSTITUTIONAL ASSURANCES
· Date: 25 JANUARY 2024
· THEN: At President Said Abdullahi Deni’s inauguration in Garowe, he assured the public that constitutional changes would apply to the next term, not his current one.
· NOW: He signed constitutional amendments in March 2024 and the new Constitution on 8 March 2026. The revised five-year term is now being invoked in relation to his current presidency.
· THE QUESTION: Why did he sign constitutional changes affecting his current presidency after assuring the public that they would apply only to the next term?
· 05 | THE PRESIDENTIAL MANDATE
· Date: 23 SEPTEMBER 2025
· THEN: In an interview with BBC Somali, he stated that his presidential term would end on 15 May 2026 and rejected extending his mandate.
· NOW: On 8 March 2026, he signed the new Constitution introducing a five-year presidential term, subsequently invoked to justify his continuation beyond 15 May 2026.
· THE QUESTION: Why did he sign constitutional changes that reversed his earlier commitment to end his presidency on 15 May 2026?
Concluding Quote:
"If a president no longer stands by what he said yesterday, why should the public trust what he promises today about tomorrow?"
@HassanSMohamud @TheVillaSomalia @SomaliPM @AqalkaSare @Abdirahmanirro @HESaidADeni @PresidentMadobe @Laftagareen @MrQoorqoor @GudlaweHussein @HESharifShAhmed @M_Farmaajo @ShariifHSheikh @AmbMursal @OmarSharmarke @HassanAKhaire @MohamedHRoble @AAbdishakur @AhmedAwadSO @Kofi4Adam
@MAWareSO @DrBaadiyow @MPMursalKhaliif @SheiknorQassim @MPKoshin @afyare_elmi @faisalroble19 @MPDrAbib @MohamoudGaildon @ProfAbdiSamatar @qorane23 @DeeqHaldhaa @HARUNlaashaji1 @HarunMaruf @Mahamed81443729 @AminAmirArts @SeraGaid @GiGi_Faiza @zshirwac1 @KhadraDuale @AweysOMohamoud @Husdarwish @Moadow @abdi_fahad95386 @faaraxsheekh @Banadir2024 @AvvDoctor
Radio Kulmis retweeted
Grand jury refuses to indict former White House aide Cassidy Hutchinson, who testified against President Trump on Jan. 6, AP sources say. apnews.com/article/cassidy-h…
Radio Kulmis retweeted
Ciidamada Difaaca Puntland,waa Ciidanka kaliya ee ka adag argagixisada guud ahaan Somaliya.
Majirto goob ay isku arkeen oo argagixisadu uga adkaatay,waxaana qiray caalamka oo idil.
Laga soo bilaabo 1992-dii ilaa Maanta,waxay la dirirayaan argagixiso hadba Shaati soo gashata.
Buuro qalafsan oo aad udhibadan oo ay adag tahay in lagu dhex dagaalamo,ayay argagixisada ka nadiifiyeen Sanadkan.
Sidoo kale Buuraha kale ee Calmadow ayay ka wadaan hawlgal kale oo sifayn argagixiso ah.
Dhulka,waxay ku jabiyeen Boqolaal argagixiso guuraysa oo soo aaday Dhulka Puntland.
JQ.
Radio Kulmis retweeted
Wiilka Musefeni,ayaa ku goodiyay in ay Ugandha la baxayso Ciidankeeda inkastoo Oday Musefeni aan maqal hadalkaas si waadix ah.
Musefeni ma rabo in uu la baxo Ciidanka,wuxuuse cadaadinayaa caalamka si loosoo dadajiyo Lacagta lagu yaboohay.
Xasan iyo Musefeni,waa is og yihiin,wuxuuna ugu tagay in ay caalamka lawada hadlaan oo si gaar ah Dowlada Somaliya looga maqlo in ay ubaahan tahay Ciidankan oo haday baxaan ay wajahayaan khatar amni.
Warqada casuumada ah ee Xasan udiray Mucaaradka kaliya,waxuu uga dan lahaa Musefeni in uu ku qanciyo,maadaama Shirkii Kambala Warmurtiyeedkii laga soo saaray ay ku jirtay in DF iyo DG+siyaasiyiinta Madaxabanaan ay wada hadlaan.
Isku soo wada duuboo Ciidamada Ugandha uma joogaan Koonfurta Somaliya danta Shacabka Koonfureed ee iyagaa dhaqaale ka sameeya oo xataa waxay heshiis qarsoon kula jiraan AS oo ka iibshaan Hubka iyo Shidaalka.
JQ.
Radio Kulmis retweeted
War Bixin Ku saabsan Masiibadii Ka dhacday Deegaanka Jameeco ee Koonfur Galbeed Weriye @abdirizakatosh.
Radio Kulmis retweeted
Replying to @ridgulle
FACTS ON THE GROUND.
attack in Jameeco, near Buurhakaba, resulted in the deaths of 400 USC clan soldiers and the capture of 50 military vehicles.The ? is why such a large military convoy was moving through territory reportedly controlled by Al-Shabaab without adequate protection


















